warya Sahan, goormaad waxan oo timo ah la baxday?SahanGalbeed wrote:Iska hater baad tahay , dabeecad naageed ka iska lower breed aan kugu sheegayay baa kugu caddanaysa . Push ups haddad samayso na muruqyada shafka way ku soo baxayaan , laakin adigu kolley dhiig addon ah baa meel ku gala oo qurux weliga ku faani kari mayside , cid aad sida midgaanka meel qarsoon kaga soo rido mooye , ragganimo computer bay cay lagaga muujiya wixii ku yidhi baa been ku sheegayay . Chi laxyahey aabaha baan xita somali ahaynAwRastaale wrote:You don't have that warrior hair style. More like little dhoocil.
Khanisnimada iska dhaf and stop watching your bra on the mirror.
Looks like you paying tribute to Prince.
2 malmood markey obssesion ku la daba wareegto bay maalin sadexaad ka ku odhanaysa iga raali ahow walaalo wax i qaatay garan maaye . Dhakada laga fadhiya nacala abaheed ku yaashan, xashiishada ciyaar ha moodin
Walle is bedel weyn ba kugu dhacay mashaAllah.Dhower sano ka hor markaad sawirkaaga na tustay qolfoof isi susuran baad aheyde.Cajiib, walle jidhkaagi waad kashaqaysay oo Cimrigaagi dib ayaad celisay.
laakin mid yar aan ku sheego, dadkan ishoodo yaaney kugu dhicine ee shaadh yaro cajiib ku dhac.
Cimri dheer cibaado suuban walaal.
Ps- waqtigaaga ha ku lumin aflagaado.Sometims the best answer is silence.Hadaad qof kasta xaarkisa la qasatid waxba ma dhaantid faaidana maad so kordhin.



