Colourism in Somali society - let's talk about it
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
Re: Colourism in Somali society - let's talk about it
Ma anaa sawir la soo booday mise adaa I cariyey loool oo yidhi hadaad kalsooni leeday waad soo dhigi lahayd sawirkayga sidaan kayga u soo dhigay. horta waxan filaayaa waxbaa ku yara dhiman oo waxad ku hadashay iyo wixii lagugu jawaabay iyo wixii dooda keentayba sidii habar asaasaqday baad wixiiba is dhex dhigaysaa. Adaana hanjabay oo yidhi "waxaad tahay baan ku tusaya insha Allah" markaan ku jawaabayna waxan ku idhi dee ina balami , imika waad yara baqatay oo waxad tidhi isu iman maynee... aanu sida islaamaha meeshan laba gambadh isu soo dhigano, walee reer Galbeed waa iska masaakiin is biday caqli.
- SahanGalbeed
- SomaliNet Super

- Posts: 19032
- Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
- Location: Arabsiyo ,Somaliland
Re: Colourism in Somali society - let's talk about it
Waxaad tahay baan tusaya ma' waxaad u qaadatay gurigaan kugu imanaya ?X.Playa wrote:Ma anaa sawir la soo booday mise adaa I cariyey loool oo yidhi hadaad kalsooni leeday waad soo dhigi lahayd sawirkayga sidaan kayga u soo dhigay. horta waxan filaayaa waxbaa ku yara dhiman oo waxad ku hadashay iyo wixii lagugu jawaabay iyo wixii dooda keentayba sidii habar asaasaqday baad wixiiba is dhex dhigaysaa. Adaana hanjabay oo yidhi "waxaad tahay baan ku tusaya insha Allah" markaan ku jawaabayna waxan ku idhi dee ina balami , imika waad yara baqatay oo waxad tidhi isu iman maynee... aanu sida islaamaha meeshan laba gambadh isu soo dhigano, walee reer Galbeed waa iska masaakiin is biday caqli.
Meeshan tixda lagu raacayo waxa weeye doqonimada ku asal ah . Doqonimadaas sidey loo fashili kara ? Waa in laga hadlisiiyo . Wax alle iyo waxaad tidha baa iska doqonimo iyo ciyaalnimo ah ,hadda saw maad garan ? Marka bilowgii dadkeenan halkan jooga , horta qof waliba computer bu ka soo gala ., nin waliba na hadal iyo fikradiisa ayuu isticmaalaya . Taasi waa xaqiiqda ayanu ku jirno halkan Somalinet . Adigu "reality" kale ayaad samaysata ! Reality-gaas oo ah inaad iska dhigto nin mutacalim ah , oo wax garad ah oo waayeel ah , adigoo sida duuflaha xaarka iyo kaadida aan iska maydhin .
Labo ayun ba lagu xalin kara arrintan . Inaan waxaad tahay aan ku tuso sida halkan kaaga muuqata iyo inaad waxaad isku sheegayso aad muujiso od sida ragga waaweyn u taalaabsato . Nasab ma sheegan kartid adigoo midgaan ah . mutacalim ma sheegan kartid adigoo duufle ah ma garatay ?
Marka horta , aniga xitaa haddad ila balami lahayd ba , ku maan imadeen e , cidhiidhi baan halkan kugu qabanaya e , maxaad ka yeeli karta ?
Waa umaad dhanoo isga dhaadhicisay , computer laga caytamo bay ragganimo ku kooban tahay . Proud of it weliba, aabaha nedel ka was !
Re: Colourism in Somali society - let's talk about it
Muuse cabdalle waa raggi ku xoreeyay, laakiin wax iska Oromo ah oo bakhti ah baad tahay, hor iyo dababa ma lihid , waad isku dhex yaacaysaa, doodaadu waxay la mid tahay nin naag la dooday, milgo ma laha, ujeedo ma laha, waxba kuma adkaysanysid oo meel istaagi maysid. waar naga tag waxbyahay, orod habartii Daarood ee ku dhashay ku laabo rag iskama celinayside.
- SahanGalbeed
- SomaliNet Super

- Posts: 19032
- Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
- Location: Arabsiyo ,Somaliland
Re: Colourism in Somali society - let's talk about it
Horta marka reerkina la idinku yeedho , maxaad cay iskaga bilawdaan ?X.Playa wrote:Muuse cabdalle waa raggi ku xoreeyay, laakiin wax iska Oromo ah oo bakhti ah baad tahay, hor iyo dababa ma lihid , waad isku dhex yaacaysaa, doodaadu waxay la mid tahay nin naag la dooday, milgo ma laha, ujeedo ma laha, waxba kuma adkaysanysid oo meel istaagi maysid. waar naga tag waxbyahay, orod habartii Daarood ee ku dhashay ku laabo rag iskama celinayside.
Aniga ninkii Jibrill Abokor ow i yidha " Haa way i kan baan leeyahay !!" adigu laakiin sida wax la caayay oo kale baad u damqanaysa .
Noloshaada oo dhan ba sidii wax meel walba laga soo nacay oo kale ayaad u dhaqanta .
Dooddi markii lagu yidhi " waxooga weji yara reebo oo sharaftaada dhowro " ood ku soo jawaabtay " tefefonkeyga ayaan ku soo diraya oo habeen aan camiranahay intaad Canada igu timaado halkaas ayaynu ku faydhtamayna " bay ku dhimatay doodi .
Inaad sida dadka caadiga ah , aanad aqligaaga marna ba u isticmaalin baan ku tusaya , intaanad tefefon iyo address iyo wax kale ba soo gelin sheekada . Hawsheedi horre ayuun baan wata anigu , haddu hadalkeygu ku dhibayo , iska aamus , haddi kale wax macquul ah ku hadal . You can't have it both ways ., mutacalim iyo qaabka duuflaha , sharaf iyo dhaqan xumo , it's juts not possible .
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 22 Replies
- 4568 Views
-
Last post by AbtiiDoon
-
- 0 Replies
- 1735 Views
-
Last post by Eaglehawk
-
- 49 Replies
- 5581 Views
-
Last post by EvolSyawla
-
- 5 Replies
- 925 Views
-
Last post by Mtombaji
-
- 65 Replies
- 5619 Views
-
Last post by Advo
-
- 8 Replies
- 1310 Views
-
Last post by Lexmark
-
- 4 Replies
- 910 Views
-
Last post by Mr. Yungnfresh
-
- 5 Replies
- 992 Views
-
Last post by Somali-Transporter
-
- 13 Replies
- 1335 Views
-
Last post by _BuFF_GYAL_
-
- 8 Replies
- 933 Views
-
Last post by 1_londoner