http://somalilandrise.com/articles/4205 ... SomalilandTaliyihii Booliska Qaybta Gobolka Sanaag Ee Puntland Axmed Gega-Roor Oo Isku Soo Dhiibay Somaliland
Ciidamo ka soo goostay maamul goboleedka Puntland ee Somalia, ayaa isku soo dhiibay Somaliland, kuwaas oo uu hogaaminayo Gaashaanle Sare Axmed Siciid Maxamed (Axmed Gegoroor) oo ahaa Taliyihii Booliska maamulkaasi ugu magacawnaa Gobolka Sanaag.
Ciidanka ka soo goostay maamulka Puntland, ayaa maalintii Khamiistii isku soo dhiibay maamulka Gobolka Sanaag ee Somaliland, kuwaas oo la sheegay in ay ciidan badan yihiin, isla markaana uu wato Axmed Gegoroor, kaas oo ciidanka uu wato kaga yimid deegaanka Xiingalool ee bariga sanaag, isaguna uu soo gaadhay magaaladda ceerigaabo.
Guddoomiyaha Gobolka Sanaag Axmed Cabdi Jaamac Falaay iyo Taliyaha Qaybta Booliska ee Gobolka Sanaag, ayaa Ciidanka oo la sheegay in ay dhinaca Hargeysa u soo wadaan Sarkaalkan hogaaminaya ciidanka isku soo dhiibay Somaliland, kuwaas oo la sheegay in ay xalay soo gaadheen magaaladda burco oo ay u soo dhaafayaan dhinaca magaaladda Hargeysa oo ay ku soo jeedaan.
Gaashaanle sare Axmed Gega roor, ayaa wararka ay shebekedda Somalilandrise.com ka heshay ay sheegayaan in loo magacaabi doono xil sare oo Somaliland, ......![]()
xilkaas oo aan illaa hadda la ogayn waxa uu noqon doono, balse wararka qaar ayaa tibaaxaya in loo wado taliyaha qaybta booliska ee bariga Sanaag.
Puntland's Police Chief Gegoroor and his unit defects to SLND.
Moderator: Moderators
Puntland's Police Chief Gegoroor and his unit defects to SLND.
Re: Puntland's Police Chief Gegoroor and his unit defects to SLND.
Chief gogarad and his rag tags shouldn't be given a penny. Tell them to join kastumo thong state
Re: Puntland's Police Chief Gegoroor and his unit defects to SLND.
who are these guys man harti darood is super flip floppers don't they get tired of ridin different cocks this back and forth shitt has to end.mahoka wrote:Chief gogarad and his rag tags shouldn't be given a penny. Tell them to join kastumo thong state
-
TheGrumpyGeeljire
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 3556
- Joined: Sun Jan 12, 2014 1:25 pm
Re: Puntland's Police Chief Gegoroor and his unit defects to SLND.
They should be disarmed and sent back across the border. No more handouts. They've made their own beds, let them sleep in it.
- AwRastaale
- SomaliNet Super

- Posts: 7611
- Joined: Mon Nov 30, 2015 5:09 am
Re: Puntland's Police Chief Gegoroor and his unit defects to SLND.
Send them back but keep their small arms. They always come to us when their qamadi runs out.
- jalaaludin5
- SomaliNet Super

- Posts: 8832
- Joined: Thu Jan 05, 2012 7:37 am
- Location: “Beauties in vain their pretty eyes may roll; Charms strike the sight, but merit wins the soul.”
Re: Puntland's Police Chief Gegoroor and his unit defects to SLND.
Don't send them back, yet. At least let them enjoy the coming up 'AllawDhawr Somaliland' celebration.
-
-
-
-
-
-
-
theyuusuf143
- SomaliNet Super

- Posts: 17692
- Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
- Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas
Re: Puntland's Police Chief Gegoroor and his unit defects to SLND.
doraadna midbaa madaxtooyada Puntland gaadhi kala Soo cararay oo dib loogu celiyey garowe kuwani yagu waa iska local militias waayey waxay Puntland Ku qabeen, hadii kuwii hore meesha inaga inoo joogay inagu filanyihiin kuwan yaan albaabka laga furin.
-
theyuusuf143
- SomaliNet Super

- Posts: 17692
- Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
- Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas
Re: Puntland's Police Chief Gegoroor and his unit defects to SLND.
Loool this gegiroor person, in 2006 when the Islamic courts took over Mogadishu he claimed sheikh .
i remember when the former warlord mooryaan yuusuf indhacade became Sheekh indhacade during ICU time then promoted himself to the rank of general after Ethiopia defeated the ICU 
Then he claimed colonel recently.Bayaankan ay soo saareen Beelaha wada dega degaanka Degmada Xingalool (Bah-iidoor, Reer Saalax, Aadan Yaaquub iyo ciddii kale ee degaanka la degtaba) ka dib markay qiimeeyeen, kuna sameeyeen falanqayn dheer guud ahaan xaaladda dalka iyo isbedelada is daba jooga ah ee Soomaaliya ka socda hadaba anaga oo ah dadka magacyadoodu hoos ku qoran yihiin markii aan qiimaynay bahida Beelahani u qabaan ku dhaqanka shareecada ale ee ah dastuurka xaqa ah markii an eegnay garsoor la'aanta iyo maamul la'aanta ka jirta dhulka waxaan soo saaray bayaankan.
1- Dhamaan Beelaha degan Degmada Xingalool waxay si buuxda u taageerayaan ku dhaqanka shareecadda islaamka waxayna ugu baaqayaan maamul Goboleedka Puntland in uu si dhamaystiran u qaato ku dhaqanka shareecada islaamka maadaama aan nahay dad muslim ah
2- Waxaan taageersanahay oo soo dhoweynaynaa cid kasta oo ku dhawaaqday inay ku dhaqmayaan shareecada islaamka
3- Waxaan usoo jeedinaynaa guud ahaan shacabka Soomaaliyeed guud ahaan iyo gaar ahaan Beesha degta Gobolka Sanaag (Warsangeli) inay si dhamaystiran u qaataan ku dhaqanka shareecada islaamka kuna xukuntamaan dastuurka ilaahay ee ah kitaabka iyo sunada rasuulka si ay aakhiro iyo aduunba ugu liibaanaan
4- Waxaan usoo jeedinaynaa maamulada kala duwan ee ka jira Soomaaliya inay isugu yeeraan culimaa,udiinka iyo ismada iyo aqoonyahanka si loo hirgeliyo ku dhaqanka shareecada islaamka
5- Waxa kale oo ay Beeluhu soo jeedinaysaa in loo daayo umadda Soomaaliyeed ka tashiga aayaheeda lagana daayo faragelinta shisheeye
1- Nabadoon Axmed Askar Cali Shire
2- Nabadoon Iimaan Warsame Faarax
3- Xaaji Jaamac Ducaale Gurey
4- Duqa Degmada yuusuf faarax siciid
5- Ganacsade jaamac salaad warsame
6- shiikh Xasan Xuseen Axmed
7- sheikh C/raxmaan ciise fidhin
8- sheikh jaamac faarax c/llaahi
-9-shiikh axmed siciid gegiroor

Re: Puntland's Police Chief Gegoroor and his unit defects to SLND.
kuwas oo kale ayan kayaaba,qabyalad aan caadi ahayn aya maskaxda kagashey.....calling their maternal kin ''bah-IDOOR'' ..what kind of caasi al waledeen are they..!!.theyuusuf143 wrote:Loool this gegiroor person, in 2006 when the Islamic courts took over Mogadishu he claimed sheikh .
Bayaankan ay soo saareen Beelaha wada dega degaanka Degmada Xingalool (Bah-iidoor, Reer Saalax, Aadan Yaaquub iyo ciddii kale ee degaanka la degtaba) ka dib markay qiimeeyeen, kuna sameeyeen falanqayn dheer guud ahaan xaaladda dalka iyo isbedelada is daba jooga ah ee Soomaaliya ka socda hadaba anaga oo ah dadka magacyadoodu hoos ku qoran yihiin markii aan qiimaynay bahida Beelahani u qabaan ku dhaqanka shareecada ale ee ah dastuurka xaqa ah markii an eegnay garsoor la'aanta iyo maamul la'aanta ka jirta dhulka waxaan soo saaray bayaankan.
-
theyuusuf143
- SomaliNet Super

- Posts: 17692
- Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
- Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas
Re: Puntland's Police Chief Gegoroor and his unit defects to SLND.
Magacan iidoor Ku waa qadiim wuxu jiray tan iyo waagii dadku kabaha la,aa intaan nimankaa Sacad muuse kabo u keenin. I don't think inay nacayb or qabyalad midna ULA baxeen bah-iidoor. Haday cay u arkaan yagaa iska bedeli lahaa magacooda.
- jalaaludin5
- SomaliNet Super

- Posts: 8832
- Joined: Thu Jan 05, 2012 7:37 am
- Location: “Beauties in vain their pretty eyes may roll; Charms strike the sight, but merit wins the soul.”
Re: Puntland's Police Chief Gegoroor and his unit defects to SLND.
intaan nimankaa Sacad muuse kabo u keenin
Can't wait to tell someone. ..shadhaab kalab yahow adigo kaba'laa baan kabo ku xidhney.

-
-
-
Re: Puntland's Police Chief Gegoroor and his unit defects to SLND.
Somaliland
Puntland
PuntlandRe: Puntland's Police Chief Gegoroor and his unit defects to SLND.
It's like ping pong. 
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 2 Replies
- 1010 Views
-
Last post by gemini07
-
- 36 Replies
- 2964 Views
-
Last post by Diyeeshaha_Tolka
-
- 14 Replies
- 1869 Views
-
Last post by Lord_Pleaser
-
- 3 Replies
- 920 Views
-
Last post by sahal80
-
- 10 Replies
- 1201 Views
-
Last post by FBISOMALIA
-
- 16 Replies
- 1414 Views
-
Last post by X.Playa
-
- 12 Replies
- 1148 Views
-
Last post by X.Playa
-
- 6 Replies
- 775 Views
-
Last post by JSL3000
-
- 23 Replies
- 3997 Views
-
Last post by mahoka