The never ending scandal

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

User avatar
sahal80
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21185
Joined: Sun Jan 08, 2012 1:49 pm

The never ending scandal

Post by sahal80 »

Ninkaan waxaa "chief of protocol" u ah canug reer baadiye ah oo waligiis somalia ka bixin

Walaac jeclaan lahaa inaan idin tuso video mar uu shil wayn ka sameeyay baledweyne

Marka masuul la qaabilayo, ninka protoclka shaqa kuma laha wafdiga qabiil doona

Hadaba mar garguurte cidlo ahaa oo wax dhaqan soo dhawayn ayaa waxaa baledweyne ku sugayey xildhibaan ay saaxiibo yihiin oo asaga iyo ugaaska isku xirayay...waxaa la dhahaa qoono...waaba ninka dabaray siyaaradiisa! Waxaa qaabilayay asaga iyo gudoomiyaha....labada dhinac ayeey ka socdeen si ay ugu gudbiyaan masuuliyiibta safka ku jirta.. Canugaan ayaa soo ordey oo kuleetiga soo qabtey qabtey qoono!!. Meelan ku ogahay videogaan aan la jarin waa balan inaan soo galiyo halkan marwal.

Siyaaro kale ookiyaalaha ayuu cameras horteeda guy saxayaa!!

An mushkila markii jufo qof lagu keeni oonan cilmi iyo waayo aragnimo lagu keeni waxaas ayaa dhici hadhoowna waxay leeyihiin maad aamustaan waa mar ay karaamadii somalia ku tunteen meelwalba!
Image


videogaan waxay aheed inuu intuusan madaxwayne geele u tagin uu masuuliyiinta iyo sufarada soo dhawaynaya madaxa salaamo...waa qaldey hadana gadaal ayuu ka bilaabay asagoo ka korboodey raysulwasaaraha!!
:meles:

https://youtu.be/ah_Ix_mNZZ4

facebook badowgan mansib uusan u qalmin bililiqaystey...ilaahay hana dhaafiyo kuwan!
https://m.facebook.com/abdirahmanadeno
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”