Inaayah wrote:Timiro1999 wrote:Inaayah indr quruxeey haduu nin faano dee waa la kashifaa ilayn isagaa edeb daro la yimide.
Markaad ku tidhaahdo waxan keen oo waxan kale keen isagaa naftiisa u baxsan lahaa.
Daacad wax dhaama ma jirto
You need to train me Inadeer, I have too much naxariis and people take it for doqonimo.

Inaayah walee doqon ma tihide nimanka faanka badan waa laga yaabiyaa.
Markuu faan kuu bilaabo oo guur kaala sheekaysto hotelka magaaalada ugu qaalisan soo ogow hada waa kuwa rich and famous ku tagaan maaha kuwa Somali mijo yar tagaan meher ku samee dheh oo xataa gee qiimaha marka loo sheego suuquu kaaga baxsan waalidiisana maalin dambe maqli maysid
Maahmaah baa tidhaahda "ninkii is waala waa laysla waalaa"