This is what they want to start: Civil war back to square one. It is not in everyone's interest. The best way to solve this is to set up a jabhad, train them and obviously live within the hawd iyo badiyaha galgaduud, that way this barbaricness can be put to halt everytime they try. It will be costly, but worth not reliving the qaracan again and againSiciid85 wrote:Another 1991 style exodus is in order. Waabay kibriin cawaanta qaawaniyeFarhanYare wrote:Exactly, same goes to what happened in Galgaduud. Hgnimo uun bey ku laayeen. Etobiya baa ku tiri waa enemygiin ee soo laya lol.X.Playa wrote:waxa soo hubeeyay may odhan isaaq laaya, waxa soo hubeeyay anaka maxaa naga galay??? anaka waxa ina khuseeya in dadkan ay Ogaadeen dileen oo aan lagu dilin amar ka yimi dawlada Xabshida. waalida jooji iyo fudaydka dawlada xabashidu isaaq ay disho waxba kama helayso, kuwa se dilay dadkan waxay u dileen isaaqnimo..
who give a shit cida hubka siisay..dee hubka waxa siisay dawladay u shaqeeyaan so what?? laakiin dawladu ma waxay tidhi Isaaqa laaya?? u dawladeeya u qabiileeya? may odhan dee.. adaa maskaxada ka awdan adiga iyo neefka madow ee coldoon.
Coldoon Interviews Family Members Of Jaamac Dubad Massacre.
Moderator: Moderators
- FarhanYare
- SomaliNet Super
- Posts: 19038
- Joined: Fri Jun 17, 2011 10:06 pm
- Location: Location:Location
Re: Coldoon Interviews Family Members Of Jaamac Dubad Massacre.
Last edited by FarhanYare on Sat Jun 11, 2016 2:31 pm, edited 1 time in total.
Re: Coldoon Interviews Family Members Of Jaamac Dubad Massacre.
Waxad ilawday in dadkan Hawd daga markeeni inoo hiiliyeen, may odhan " dee Daaroodka iyo Afweyne iska celiya oo jaamacadahooda gala oo afkooda barta" waa kuwii inala dagaal galay , qaxoontigeeniina xoolahooda ku noolaayeen. Markaas waxan aad ku hadalaysid meesha ma qabto.Dee waatahaye sow looma baahna in xal wax ku ool ah la keeno,, anigu shakhsiyan waxan qabaa in arintan aan lagu xalin karin aargoosi, lakin waxa loo baahan yahay in Somaliland ku qanciso Dawlada itoobiya dadkan xuduudka yaala ay siiso "postive descrimination upon the deprived people" oo dadkan isaaqa ah ee xuduudka dagani ay ka mid noqdaan systemkaas halkaa ka jira ! jaamaacadaha galaan , oo ay noqdaan biriij adag oo isku xidha somaliland iyo itoobiya, dee ogaadeena waa reer la simane intay cabaadka joojiyaan ha uga dheereeyaan xabashiga inay kashiisa galaan, ileen aduunko waa iska dano uune, caadifadan yaree aan meela gaadhsiisnayn ee odhanaysa amxaar baynu col nahay yaan dhag jalaq loo siin, waayo haday taas wax ka jiraan dee djiboutiba waa soomaali hadana waataaso waxay ku nooshahay waa ganacsiga itoobiya mana mudna in itoobiya la isku seego reer yar oo ogaden la yidhaa oo iska caydha oo political influence aan ka ahayn inamadaa daroogaysan ee aakaha iyo buudhka sita, waayo itoobiya waa meesha aynu ku taamayno inaynu dakadeena barbara u helo suuq, iyo dee barnaamijkii Barbara Corridor ee malaayiinku ku kacaysay,
Re: Coldoon Interviews Family Members Of Jaamac Dubad Massacre.
Waa run oo dadkaasi aad bay inoo taageereen waxanay ina siiyeen hiil milatari oo la'aantii aanu hirgaleen Halgankii SNM, inana waa markeenii oo waxaynu ugu hiilin karnaa laba siyoodX.Playa wrote:Waxad ilawday in dadkan Hawd daga markeeni inoo hiiliyeen, may odhan " dee Daaroodka iyo Afweyne iska celiya oo jaamacadahooda gala oo afkooda barta" waa kuwii inala dagaal galay , qaxoontigeeniina xoolahooda ku noolaayeen. Markaas waxan aad ku hadalaysid meesha ma qabto.Dee waatahaye sow looma baahna in xal wax ku ool ah la keeno,, anigu shakhsiyan waxan qabaa in arintan aan lagu xalin karin aargoosi, lakin waxa loo baahan yahay in Somaliland ku qanciso Dawlada itoobiya dadkan xuduudka yaala ay siiso "postive descrimination upon the deprived people" oo dadkan isaaqa ah ee xuduudka dagani ay ka mid noqdaan systemkaas halkaa ka jira ! jaamaacadaha galaan , oo ay noqdaan biriij adag oo isku xidha somaliland iyo itoobiya, dee ogaadeena waa reer la simane intay cabaadka joojiyaan ha uga dheereeyaan xabashiga inay kashiisa galaan, ileen aduunko waa iska dano uune, caadifadan yaree aan meela gaadhsiisnayn ee odhanaysa amxaar baynu col nahay yaan dhag jalaq loo siin, waayo haday taas wax ka jiraan dee djiboutiba waa soomaali hadana waataaso waxay ku nooshahay waa ganacsiga itoobiya mana mudna in itoobiya la isku seego reer yar oo ogaden la yidhaa oo iska caydha oo political influence aan ka ahayn inamadaa daroogaysan ee aakaha iyo buudhka sita, waayo itoobiya waa meesha aynu ku taamayno inaynu dakadeena barbara u helo suuq, iyo dee barnaamijkii Barbara Corridor ee malaayiinku ku kacaysay,
1- hiil military : inaynu jabhado u samayno oo ay ka aargoostaan liyuubooliska sidaana isku ilaaliyaan, lakin taas waxa ka dhalan kara in xaaladu sii murugto oo inaga iyo ethiopia yana colowno halkasna maslaxad badan inagaga lunto
2- in aynu siino Hiil dublamaasiyadeed : kaasoo aynu itoobiya ku qancinayno inay cadaadis saaran inamada liyuga ee edabdaro dhulka joogi la' iyagana awareness ku siino inay dhulkaas dhistaan oo khayrkood la tartamaan, shakhsiyana sidana ila macquulsan wbt
Re: Coldoon Interviews Family Members Of Jaamac Dubad Massacre.
kaas dambe ayay u baahanyiin , kaas dambane waxa samayn karta dawlada Somaliland. Imikaan akhriyay (hadhwanaag) war murtiyeedkii kulanka madaxweynaa iyo wafdiga Ethiopia, wuxu madaxweynu oo kaliya codsaday in sharciga la mariyo nimanka falkaas ka dambeeyay. Tafaasiil muu bixin , muu odhan shiicbkan waxa loo sheegtay awooda Dawlada Is maamulka soomaaliyeed ee halka qabiil ah, waxyaabo badan oo fursadan lagaga faaiidaysan lahaa kuma hadal kumana soo dhicin, kuwaasna ayay ku sheegnaa mutacalimiin.
Xaqiiqadu waxa weeye Isaaqa meesha jooga waxa hor taagan dawlad maamuleed Ogaadeen , oo hubaysan , meel ay fedaeralka u maraan ma jirto, jaamacad looma ogala, dhaqaale looma ogala, degmooyinkoodii waxa lagu badalay degmooyin ogaadeen, meel kaste waa laga soo ooday. markaas macquul noqon mayso dadkaas in ay kaligood iska celiyaan quwada intaas leeg. Dadkaasi badankoodna waa reer miyi la soco.
Xaqiiqadu waxa weeye Isaaqa meesha jooga waxa hor taagan dawlad maamuleed Ogaadeen , oo hubaysan , meel ay fedaeralka u maraan ma jirto, jaamacad looma ogala, dhaqaale looma ogala, degmooyinkoodii waxa lagu badalay degmooyin ogaadeen, meel kaste waa laga soo ooday. markaas macquul noqon mayso dadkaas in ay kaligood iska celiyaan quwada intaas leeg. Dadkaasi badankoodna waa reer miyi la soco.
-
- SomaliNet Super
- Posts: 7200
- Joined: Thu May 15, 2014 4:45 pm
- Location: Since light travels faster than sound, people appear bright until you hear them speak
Re: Coldoon Interviews Family Members Of Jaamac Dubad Massacre.
Nacalaa Doofaar Ismaciil
Dumar iyo caruur la laayo ayey aargoosasho moodeen kudaafada kudaafado dhashay.
Dumar iyo caruur la laayo ayey aargoosasho moodeen kudaafada kudaafado dhashay.
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 40 Replies
- 4991 Views
-
Last post by kaliil
-
- 60 Replies
- 3255 Views
-
Last post by Musa26
-
- 0 Replies
- 534 Views
-
Last post by bashe19
-
- 77 Replies
- 5479 Views
-
Last post by Hyperactive
-
- 7 Replies
- 808 Views
-
Last post by TheFuturist
-
- 19 Replies
- 10793 Views
-
Last post by sconosciuto
-
- 15 Replies
- 2551 Views
-
Last post by Sharmarke91
-
- 16 Replies
- 1378 Views
-
Last post by SSSM
-
- 39 Replies
- 2516 Views
-
Last post by garowegal