Liyuu Police banned from operating in Gashaamo district
Moderator: Moderators
Re: Liyuu Police banned from operating in Gashaamo district
wali way idinka lunsantahay. Waxaad isku canaananaysaa la inama dileen hadaan askar ahaan lahayn! Sidii idinkoo qolo idinku soo duushay. War Itoobiya gibirkeedii ay guranaysay bay idinku dishay. Hadii nin Habaryoonis ah joogi lahaana saa unbuu idii gumaadi lahaa. Waadse baran doontaan
- kaliil
- SomaliNet Super
- Posts: 5400
- Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
- Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa
Re: Liyuu Police banned from operating in Gashaamo district
Liyuu police xabashida dhaanta.anigu Gashaamo baan ku dhashay oo ku garaadsaday xagaasaanan ku noolaa intaanan qurbaha iman ka hor.xabashidu tuulooyinka waaweyn bay xerooyin ku lahaan jireen dadkana may soo dhexgeli jirin manay dhibaatayn jirin.ciday dhaceen iyo ciday dileen iyo gabadhay faraxumeeyeen Midna maanu maqli.cidii aan dawlada qori u qaadani xabashida way ja amaan helaysaa.Liyuu police way dhaqan xunyihiin oo dadkay dhacaan .anaga waxba nagamay kufsan laakiin qabiilada kale waxa la sheegayey inay hablaha ja kufsadaan.balwarama wrote:JSL ciidanka Amxaarada armay kuwa Liyuugu dhaamaan! Gaar ahaan xagga dumarka, atleast nimankan waa Soomaali. Tii naag ahaydna, aabaheedna ha dilee askari faraqa way qabsan
- JSLHistorian
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 1351
- Joined: Mon May 23, 2016 10:39 am
Re: Liyuu Police banned from operating in Gashaamo district
Skyflyguy Are you suggesting all 116k souls be airlifted from Ethiopia similar to operation Aliyah? I wouldn't suggest that, I would
suggest however gradual move to border towns such as Duruqsi and Xaaji Saalax , the Haud should be used as a grazing land for
our nomads and camels.
suggest however gradual move to border towns such as Duruqsi and Xaaji Saalax , the Haud should be used as a grazing land for
our nomads and camels.
Based on the 2014 Census conducted by the Central Statistical Agency of Ethiopia (CSA), this woreda has a total population of
116,501, of whom 62,666 are men and 53,835 women. While 6,659 or 7% are urban inhabitants, a further 20,583 or 21.62% are
pastoralists. 98.72% of the population said they were Muslim.[2] This woreda is primarily inhabited by the Habar Yoonis, one of
the Isaaq clans of the Somali people
- kaliil
- SomaliNet Super
- Posts: 5400
- Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
- Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa
Re: Liyuu Police banned from operating in Gashaamo district
Skyflyguy wrote:Niyo runta marka la Isu sheego aniga waxay ila tahay caqli xumo in halkaas dad inaga dagan, hadanan ka xishoonaheyn nimankaas reer ceynaashe waxan ula talin lahaa inay guryahood iyo magalooyinkooda xuduudka xabashida ku jira inay ka soo guuraan oo burco dadkooda ay la dagaan.kaliil wrote:Habar yoonis ina la laayo oo la xanuujiyo way u fiicantahay si u toosaan.iyagoo ethiopia degen bay is moodayaan inay somaliland degenyihiin oo Burco iyo Hargeysa kusoo yaacaan.habar yoonistii ethiopia waakuwa Hargeysa buuxa e shaqo la'aantu ku hayso halkay ahayd inay ethiopia waxbarasho,shaqo iyo mashruucyo deegaanadooda latu horumariyo ka doontaan.siyaasadii gelimaayaan oo militarigii gelimaayaan markaa hadii intaa garanwaayeen dee waa la maamuli oo la garaaci.dagaalkii 2012 markii laga heshiinayay ciidamo liyuu police lagu bedelo soo qorta baa lagu ilaa imikana waxba may qoran
Laakin community dhan lagu ma odhon karo guryahiina Iska ilooba
Sabab maxay maxay dhulkooda ugasoo guurayaan?sxb dhulkan horta ciyaar laguma heline rag baa xinjirtoodii u daadiyey waana dhul qiimo leh oo daaqa iyo walba somalilandta saxarada ah kaga fiican.xoolodhaqatada reer somaliland wakhtiyada abaaraha waxay ku badbaadaan oo u guuraan dhulkaa hawdka.
- kaliil
- SomaliNet Super
- Posts: 5400
- Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
- Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa
Re: Liyuu Police banned from operating in Gashaamo district
Ducaysane 116k ka badan dadka gaashaamo degen.tirakoob la sameeyey maan maqal markaa tiradaa meel laga keenay garanmaayo
- JSLHistorian
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 1351
- Joined: Mon May 23, 2016 10:39 am
Re: Liyuu Police banned from operating in Gashaamo district
Kaliil If more than 116k live in the district that means a lot of our human resources is tied in Ethiopia. Those numbers could
be handy during elections or even setting up a huge city. Reer Haud should think about their future wisely, sometimes in
life you have to take tough decisions.
be handy during elections or even setting up a huge city. Reer Haud should think about their future wisely, sometimes in
life you have to take tough decisions.
-
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 3385
- Joined: Mon Nov 02, 2015 5:39 pm
Re: Liyuu Police banned from operating in Gashaamo district
Liyuu Police iyo Xabashi waa isku mid.
Liyuu Police = Xabashi Shaati Soomali ah soo Xeratay
The people of Gashaamo should make their own police like the people of Ceel Gaab and Shiniile.
Liyuu Police = Xabashi Shaati Soomali ah soo Xeratay
The people of Gashaamo should make their own police like the people of Ceel Gaab and Shiniile.
Re: Liyuu Police banned from operating in Gashaamo district
Operation Aliyah ba somaliland ma kari karto inaadeerJSLHistorian wrote:Skyflyguy Are you suggesting all 116k souls be airlifted from Ethiopia similar to operation Aliyah? I wouldn't suggest that, I would
suggest however gradual move to border towns such as Duruqsi and Xaaji Saalax , the Haud should be used as a grazing land for
our nomads and camels.
Based on the 2014 Census conducted by the Central Statistical Agency of Ethiopia (CSA), this woreda has a total population of
116,501, of whom 62,666 are men and 53,835 women. While 6,659 or 7% are urban inhabitants, a further 20,583 or 21.62% are
pastoralists. 98.72% of the population said they were Muslim.[2] This woreda is primarily inhabited by the Habar Yoonis, one of
the Isaaq clans of the Somali people

Laakin waa talo wanaagsan inay xuduudka wadankooda dib u soo dagan, sidaa aad Tidhi adiguba Ayaar bey duruqsi iyo Xaji salaax u soo dagi karaan gradually over time.
Ta kale ilaahay Baan ku dharshe bal eeg 116,501, qof ba halkaas inaga dagan Waar that's one third of xisbiga wadanis xoog living in a foreign country

- JSLHistorian
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 1351
- Joined: Mon May 23, 2016 10:39 am
Re: Liyuu Police banned from operating in Gashaamo district
Skyflyguy from Riyo Xidho to Labi Sagaale is H-Y border territory which is over 116 km, they are not short of choices.
It goes like this in terms of districts > Riyo Xidho > Duruqsi > Xaaji Saalax > Laan Mulaaxo > Reidab Khatumo > Daba Gorayale > Labi Sagaale
which is the last stop and meeting place with Cidagale.

It goes like this in terms of districts > Riyo Xidho > Duruqsi > Xaaji Saalax > Laan Mulaaxo > Reidab Khatumo > Daba Gorayale > Labi Sagaale
which is the last stop and meeting place with Cidagale.

Re: Liyuu Police banned from operating in Gashaamo district
Waa runta dhulka ciyaar lagu ma helin taarikhdiisa iyo halgankii waagi hore loo so galay waan ogahay.kaliil wrote:Skyflyguy wrote:Niyo runta marka la Isu sheego aniga waxay ila tahay caqli xumo in halkaas dad inaga dagan, hadanan ka xishoonaheyn nimankaas reer ceynaashe waxan ula talin lahaa inay guryahood iyo magalooyinkooda xuduudka xabashida ku jira inay ka soo guuraan oo burco dadkooda ay la dagaan.kaliil wrote:Habar yoonis ina la laayo oo la xanuujiyo way u fiicantahay si u toosaan.iyagoo ethiopia degen bay is moodayaan inay somaliland degenyihiin oo Burco iyo Hargeysa kusoo yaacaan.habar yoonistii ethiopia waakuwa Hargeysa buuxa e shaqo la'aantu ku hayso halkay ahayd inay ethiopia waxbarasho,shaqo iyo mashruucyo deegaanadooda latu horumariyo ka doontaan.siyaasadii gelimaayaan oo militarigii gelimaayaan markaa hadii intaa garanwaayeen dee waa la maamuli oo la garaaci.dagaalkii 2012 markii laga heshiinayay ciidamo liyuu police lagu bedelo soo qorta baa lagu ilaa imikana waxba may qoran
Laakin community dhan lagu ma odhon karo guryahiina Iska ilooba
Sabab maxay maxay dhulkooda ugasoo guurayaan?sxb dhulkan horta ciyaar laguma heline rag baa xinjirtoodii u daadiyey waana dhul qiimo leh oo daaqa iyo walba somalilandta saxarada ah kaga fiican.xoolodhaqatada reer somaliland wakhtiyada abaaraha waxay ku badbaadaan oo u guuraan dhulkaa hawdka.
Sababta reerku uga guurilahayeen waa si ay umadoodii ula dagi lahayeen oo cagdheerta ciilka wali uqabta reerihii ay is dilijireen ka fogaanlahayeen
Anigu nin Isaxaaqa Baan ahay oo hargeysa ku dhashay marka I can't imagine living anywhere apart from daantan Garxajis
Re: Liyuu Police banned from operating in Gashaamo district
Libisagale is Isaxaaq area not Cidagale area.JSLHistorian wrote:Skyflyguy from Riyo Xidho to Labi Sagaale is H-Y border territory which is over 116 km, they are not short of choices.
It goes like this in terms of districts > Riyo Xidho > Duruqsi > Xaaji Saalax > Laan Mulaaxo > Reidab Khatumo > Daba Gorayale > Labi Sagaale
which is the last stop and meeting place with Cidagale.
These kinds of talks can start a fight inaadeer becareful not to say libisagale is the meeting place with Cidagale

- JSLHistorian
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 1351
- Joined: Mon May 23, 2016 10:39 am
Re: Liyuu Police banned from operating in Gashaamo district
Skyflyguy sxb why would it cause fights I thought you lot and CG were lovebirds. 

Re: Liyuu Police banned from operating in Gashaamo district
I could say the same about sacad yoonis and the sii-bakhti nationJSLHistorian wrote:Skyflyguy sxb why would it cause fights I thought you lot and CG were lovebirds.

Libigu is Isaxaaq majority. The CG lot in hargeysa tried to claim it a few years ago, odayaal Isaxaaq ba ku yidhi dee hadaad libiga leedihiin wax ku darsada oo dhismaha ka qeyb qaata
- JSLHistorian
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 1351
- Joined: Mon May 23, 2016 10:39 am
Re: Liyuu Police banned from operating in Gashaamo district
That was the old generation that use to intermarry with them heavily, nowadays most Sacad Yoonis don't have immediate family
ties to HJ, we are just two neighboring communities. You can't compare that to Isaxaaq and Cidagale who mate to this day and live
with each other from Hargeisa to Daroor
. It is fine though you are both the descendants of Ismaaciil Sheikh Isaaq (Garhajis)
and should work together.
ties to HJ, we are just two neighboring communities. You can't compare that to Isaxaaq and Cidagale who mate to this day and live
with each other from Hargeisa to Daroor

and should work together.
- TheGrumpyGeeljire
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 3555
- Joined: Sun Jan 12, 2014 1:25 pm
Re: Liyuu Police banned from operating in Gashaamo district
Are you for the segregation of the all Isaaqs into their respective sub-clans? If yes, may I ask why?JSLHistorian wrote:That was the old generation that use to intermarry with them heavily, nowadays most Sacad Yoonis don't have immediate family
ties to HJ, we are just two neighboring communities. You can't compare that to Isaxaaq and Cidagale who mate to this day and live
with each other from Hargeisa to Daroor. It is fine though you are both the descendants of Ismaaciil Sheikh Isaaq (Garhajis)
and should work together.
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 280 Replies
- 21780 Views
-
Last post by X.Playa
-
- 57 Replies
- 6897 Views
-
Last post by Adali
-
- 18 Replies
- 1545 Views
-
Last post by DisplacedDiraac
-
- 34 Replies
- 5356 Views
-
Last post by GeoSeven
-
- 0 Replies
- 674 Views
-
Last post by grandpakhalif
-
- 45 Replies
- 7613 Views
-
Last post by 24k
-
- 6 Replies
- 1400 Views
-
Last post by xiimaaya
-
- 8 Replies
- 2222 Views
-
Last post by Talo alle udaa
-
- 13 Replies
- 1698 Views
-
Last post by BestPlaya
-
- 16 Replies
- 2190 Views
-
Last post by ReturnOfMariixmaan