Largest magaalo in DDSI/S.Galbeed/Ogaden by population??
Moderators: Moderators, Junior Moderators, Islam mods
-
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 1133
- Joined: Thu Nov 01, 2012 6:25 pm
- Location: Maxaa iga galay nin geel badan.
Re: Largest magaalo in DDSI/S.Galbeed/Ogaden by population??
War qabridaher waa magalo Absame dhexdii waana caan lakin sidaas uma wayna.
90's dhaqaxbuur iyo jigjiga way isla ekaayen ama waxba ma kala waynayn.

- barbarossa
- SomaliNet Super
- Posts: 5560
- Joined: Mon Sep 19, 2011 11:58 am
- Location: Souviens-toi l'essentiel, oublie l'eccessoire.
Re: Largest magaalo in DDSI/S.Galbeed/Ogaden by population??
The largest, most sophisticated metropolis in that region, is the majestic city of Liban.
-
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 1133
- Joined: Thu Nov 01, 2012 6:25 pm
- Location: Maxaa iga galay nin geel badan.
Re: Largest magaalo in DDSI/S.Galbeed/Ogaden by population??
Liiban magaalo ma ahan e waa gobol.
Re: Largest magaalo in DDSI/S.Galbeed/Ogaden by population??
somaliler wrote:What could be bigger than this?GubanOgoHawdJSL wrote:
Definitely not godey,but it's ok most of the horn of africa population estimates are all fake there is million threads on here people arguing about tuulo size that doesn't even reach ten thousand population mark so it's all bogus don't waste your time.
Waja mujeso
Not Godey, thats Caabudwaaq.
Given a chance Godey will grow bigger than Jigjiga

Last edited by EEGA9 on Fri Jun 24, 2016 2:09 pm, edited 1 time in total.
Re: Largest magaalo in DDSI/S.Galbeed/Ogaden by population??
Faan Baad wadaa nin yahow maadama aad Reer Haaruun tahay ee meel naga fadhiisoxaliye123 wrote:War qabridaher waa magalo Absame dhexdii waana caan lakin sidaas uma wayna.
90's dhaqaxbuur iyo jigjiga way isla ekaayen ama waxba ma kala waynayn.
-
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 1133
- Joined: Thu Nov 01, 2012 6:25 pm
- Location: Maxaa iga galay nin geel badan.
Re: Largest magaalo in DDSI/S.Galbeed/Ogaden by population??
Xaqiidi faan igama aha lakin Dhagaxbuur iyo jigjiga wax badan mayna kala waynayn berigii hore, lakin de qasab ma aha inaad i aaminto ani.
Eega, Samane iyo balwaramba waydii way inala jogaane.
Eega, Samane iyo balwaramba waydii way inala jogaane.
Re: Largest magaalo in DDSI/S.Galbeed/Ogaden by population??
nice. What city comes after it though? Qabri Dahar or DhagaxbuurEEGA9 wrote:
Not Godey, thats Caabudwaaq.
Given a chance Godey will grow bigger than Jigjiga
Re: Largest magaalo in DDSI/S.Galbeed/Ogaden by population??
xaliye123 wrote:Xaqiidi faan igama aha lakin Dhagaxbuur iyo jigjiga wax badan mayna kala waynayn berigii hore, lakin de qasab ma aha inaad i aaminto ani.
Eega, Samane iyo balwaramba waydii way inala jogaane.

-
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 1133
- Joined: Thu Nov 01, 2012 6:25 pm
- Location: Maxaa iga galay nin geel badan.
Re: Largest magaalo in DDSI/S.Galbeed/Ogaden by population??
Dhagaxbuur inay Godey ka waynaato baaba laga yabaa hadii aydaan dhisin dadkuna inay maalgashtaan u ogolaan, intaad Gaaris kaliya dhisaysaan waxa fican inaad Godey iyo Qalaafana dhistaan oo aydaan iloobin.
Re: Largest magaalo in DDSI/S.Galbeed/Ogaden by population??
Dhagaxbuur Cabdi Ilay baa ukas u kadaloobay, yacni wixii reer Dhagaxbuur ahaa oo dhan wuu tarxiilay.
Qabridahar iyaduna xaaladeedu ma fiicnayn hada magaalda madax bay usocotaa laakiin mar Airport hadii laga taagay.
LOL@Fiiq bigger than Qabribayax, not yet but Fiiq is blessed with scenery, being so close to the beautiful Baabile And Harar settlements.
The Biggest city is Dire Dawa are we forgetting.

Qabridahar iyaduna xaaladeedu ma fiicnayn hada magaalda madax bay usocotaa laakiin mar Airport hadii laga taagay.

LOL@Fiiq bigger than Qabribayax, not yet but Fiiq is blessed with scenery, being so close to the beautiful Baabile And Harar settlements.
The Biggest city is Dire Dawa are we forgetting.
Re: Largest magaalo in DDSI/S.Galbeed/Ogaden by population??
Hakawalwalin Taas. Godeey Gacalo lama ilaabi Karo.xaliye123 wrote:Dhagaxbuur inay Godey ka waynaato baaba laga yabaa hadii aydaan dhisin dadkuna inay maalgashtaan u ogolaan, intaad Gaaris kaliya dhisaysaan waxa fican inaad Godey iyo Qalaafana dhistaan oo aydaan iloobin.
Re: Largest magaalo in DDSI/S.Galbeed/Ogaden by population??
EEGA what is the top 10 according to you??
Dir Dhaba is obviously the biggest but not exclusively Somali like the rest
Dir Dhaba is obviously the biggest but not exclusively Somali like the rest
Re: Largest magaalo in DDSI/S.Galbeed/Ogaden by population??
Meanwhile the capital of Afdheer

Top 10 not sure anymore man, things have changed.

Top 10 not sure anymore man, things have changed.

Re: Largest magaalo in DDSI/S.Galbeed/Ogaden by population??
Waryada qabridahar is bigger than dhagaxbuur...ilahay ka cabsada.

-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 0 Replies
- 1263 Views
-
Last post by Gubbet
-
- 18 Replies
- 18747 Views
-
Last post by HashIII
-
- 17 Replies
- 12871 Views
-
Last post by Phinks
-
- 3 Replies
- 9892 Views
-
Last post by Siciid85
-
- 6 Replies
- 1597 Views
-
Last post by Mk777
-
- 11 Replies
- 4109 Views
-
Last post by Perfect_Order
-
- 59 Replies
- 29944 Views
-
Last post by Ducaysane_87
-
- 28 Replies
- 14114 Views
-
Last post by Zakkai