Dawlada Silaanyo inay eexasho ku shaqayso miyaad diidan tahay.Xildiiid wrote:Timiro,
Imisa sano ayey faqashtu marba ilma yar ama reer guuraa cidlo ku ugaadhsaneyeen deegaankaan ka soo jeedo. Inta jeer ee la isyidhi ka aargoostana dawladda aad HJ ku sheektay ee "danaha HJ ka shaqeyneysaa" ayaa is hor taagtay. Meeday "dowladda HJ" markuu Cali Khaliif iyo Garaadkoodu u dhaaranayaan caruurta deegaankaan ka soo jeedo ka soo jeeda?
Markaa ha nagu khaldamin.
Dowladda afar tuug oo ummada hantidooda ku heshiyeey ayaa wata o ku daneysta, qabiilna ma matasho umana hadasho. Xisbiyaduna waa salaankey tuugtani ku gaadhi lahaayeen danahooda iyagoo dadka ka jeedinaya duruufaha dhabtaa ee dalka ka jira.
Faqash markii lala dagaalamayey waqti dheer baa ka soo wareegay wixii dhacday.
HJ qofkan waalan ee Skywalker25 ayaa keenay, anguna waa eray iyo abaalkii waxaan ku idhi.

