Timiro, I respectfully disagree with you, waxa laga yaaba inaad carada joogine, anaa ka dhex shaqaynayay, marka laga reebo timacade iyo ina macalin gahayr oo iyagu degaanada miyiga ah cod badan ka helay 4 ta kale ee isaxaaqa ahiba waxay ku soo bexeen codkii habar yoonis, teeda labaad ogoow hy magaalo kale tagtay ma jirin, oo burcaa ugu sokaysoo ceebta ka dhacday waad la socotaa, and by the way, doorashadii isaxaaq ku kaliyaystay hargaysa ee barlamanka 2005 isaxaaq oo dhan waxa u soo baxay cabdiraxmaan xog oon nin labaad lahayn, taasanay ahayd doorashadii hy deegaamadeeda ka codaysay, isaxaaqna muranba ma gelin hiilka la siiyay 2012, ee fikradani adiga uunbay kugu koobantahay .Timiro1999 wrote:OH HA HA HA, xageed ka keentay sheekada yar ee daciifka ah.X.Playa wrote:Awalba Isxaaqan meesha ka soo baxay gidigood waxay ku soo baxeen codka H.Y ta kale, mida kale na Isxaaaq laftiisa ayaan la fahamayn , oo mar waxay ku odhanayaan H.Y ta kale yaanay Hargaysa naglula baratamin ee noo codeeya uun , waana arin doqoniimo ah, maxaa dhibaato ah hadii nin Muuse Care ah ka soo baxo Hargaysa?? ma isxaaq baa dhimanaya... silly qabyaalad waar wuxu caqli xumaa.xagal wrote:
haa ka ninka dilay waa ina cismaan daahir, kan lagu badalayna waa ina afqalooc hargaysadii hore,,,, war nimankan dhamaantood waan wada aqaanaa, waxay ugu darnayd markay soo bexeen iyadoonay ragba is arag ayay bastoolado isu siteen,, anaa maayar noqonaya iyo anaa maayar noqonaya, markii hore waxa lagu tashaday in 7 hy iyo ina qayla wayne oo cidagale ah iyo ka 4 ta arab iyo mid cagayare la yidhaa oo HJ inay saleebaan dogox oo araba doortaan naayar ku xigeena u dortaan qawdhan oo qaasima, arintii sidii ahayd uun bay dawladu soo dhex gashay oo kala laaluushtay, maanta isaxaaqa o ah beesha ugu badan subclan ahaan mayar iyo ku xigeen iyo xata xoghaye dawladeed toona kama hayaan hargaysa
Markii la codaynayey dadkii qof waliba wuxuu tagay magaaladisii si uu uga codeeyo.
Hargeysa waxa joogay intii deganayd oo qudha, HY tii kale waxay u wada codeeyen kii reer Sugule ee soo baxay.
Waxay yidhaahden Isaxaaqow waa isku filan tihiin.
Isaxaaqa laftiisa ayaa reer waliba musharaxyo gooni u watay. Tusaale
Cabdale isaxaaq 3 xildhiban
Qaasin isaxaaq 2 xildhiban
Kaliil 1 xildhiban
Wax vote ah oo HY anu ka helnay ma jiro kuwii Hargeysa deganaa Burco, Berbera iyo Ceerigaabo ayay wada tegeen.
Reer waliba in uu deegaankiisa iska muujiyo ayuu doonayey.
kulmiye has the biggesst support in the country it cannot be defeated by ucid or wadani
Moderator: Moderators
Re: kulmiye has the biggesst support in the country it cannot be defeated by ucid or wadani
Re: kulmiye has the biggesst support in the country it cannot be defeated by ucid or wadani
waliba ku darsoo musharixiinta isaxaaqu intan garanayo waxay kor u dhaafeen 18! lix ba u soo baxday, give some credit to your ilmaadeero hadabaxagal wrote:Timiro, I respectfully disagree with you, waxa laga yaaba inaad carada joogine, anaa ka dhex shaqaynayay, marka laga reebo timacade iyo ina macalin gahayr oo iyagu degaanada miyiga ah cod badan ka helay 4 ta kale ee isaxaaqa ahiba waxay ku soo bexeen codkii habar yoonis, teeda labaad ogoow hy magaalo kale tagtay ma jirin, oo burcaa ugu sokaysoo ceebta ka dhacday waad la socotaa, and by the way, doorashadii isaxaaq ku kaliyaystay hargaysa ee barlamanka 2005 isaxaaq oo dhan waxa u soo baxay cabdiraxmaan xog oon nin labaad lahayn, taasanay ahayd doorashadii hy deegaamadeeda ka codaysay, isaxaaqna muranba ma gelin hiilka la siiyay 2012, ee fikradani adiga uunbay kugu koobantahay .Timiro1999 wrote:OH HA HA HA, xageed ka keentay sheekada yar ee daciifka ah.X.Playa wrote:
Awalba Isxaaqan meesha ka soo baxay gidigood waxay ku soo baxeen codka H.Y ta kale, mida kale na Isxaaaq laftiisa ayaan la fahamayn , oo mar waxay ku odhanayaan H.Y ta kale yaanay Hargaysa naglula baratamin ee noo codeeya uun , waana arin doqoniimo ah, maxaa dhibaato ah hadii nin Muuse Care ah ka soo baxo Hargaysa?? ma isxaaq baa dhimanaya... silly qabyaalad waar wuxu caqli xumaa.
Markii la codaynayey dadkii qof waliba wuxuu tagay magaaladisii si uu uga codeeyo.
Hargeysa waxa joogay intii deganayd oo qudha, HY tii kale waxay u wada codeeyen kii reer Sugule ee soo baxay.
Waxay yidhaahden Isaxaaqow waa isku filan tihiin.
Isaxaaqa laftiisa ayaa reer waliba musharaxyo gooni u watay. Tusaale
Cabdale isaxaaq 3 xildhiban
Qaasin isaxaaq 2 xildhiban
Kaliil 1 xildhiban
Wax vote ah oo HY anu ka helnay ma jiro kuwii Hargeysa deganaa Burco, Berbera iyo Ceerigaabo ayay wada tegeen.
Reer waliba in uu deegaankiisa iska muujiyo ayuu doonayey.
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 25 Replies
- 2269 Views
-
Last post by Siciid85
-
- 19 Replies
- 2806 Views
-
Last post by MujahidAishah
-
- 5 Replies
- 865 Views
-
Last post by thelucky1
-
- 1 Replies
- 879 Views
-
Last post by Xaldoon
-
- 27 Replies
- 2670 Views
-
Last post by HooBariiska
-
- 30 Replies
- 3144 Views
-
Last post by STARKAST
-
- 12 Replies
- 1311 Views
-
Last post by Siciid85
-
- 8 Replies
- 834 Views
-
Last post by original dervish
-
- 3 Replies
- 864 Views
-
Last post by Khalid Ali
-
- 1 Replies
- 675 Views
-
Last post by Notorious13