War naga soo Gaaraya Deegaanka Taaroge ee duleedka Gaalkacyo Ayaa sheegaya in Halkaasi ay ka jirto Xiisad Dagaal.
Xiisada ayaa u Dhaxeysa Galmudug iyo Puntland Taasi oo ka Dhalatay Saldhig Dowlada Galmudug Halkaadi ka dhiseyso sida Dadka Deegaanka Mudug24 u sheegeen.
Ciidan Labada Dhinac ayaa Halkaasi ku sugan Waxana Dhici karta isku dhac inkastoo Hada Xaalada Dagantahay..
Maamulada Galmudug iyo Puntland ayaa Dhoor jeer ku Dagaalamay Arimo la Xiriira Dhulka ay Wadaagaan labada Maamul Goboleed.
Wixii ku Soo kordha Lasoco
Mudug24. Gaalkacyo
Xiisad u Dhaxeysa Galmudug iyo Puntland oo Ka Taagan Deegaanka Taaroge ee Duleedka Gaalkacyo”
Moderator: Moderators
- FarhanYare
- SomaliNet Super

- Posts: 19081
- Joined: Fri Jun 17, 2011 10:06 pm
- Location: Location:Location
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 30 Replies
- 2624 Views
-
Last post by cyanide
-
- 5 Replies
- 861 Views
-
Last post by AhlulbaytSoldier
-
- 0 Replies
- 397 Views
-
Last post by Adan_1
-
- 0 Replies
- 616 Views
-
Last post by xaliye123
-
- 15 Replies
- 1728 Views
-
Last post by Geeljire252
-
- 6 Replies
- 2281 Views
-
Last post by FBISOMALIA
-
- 8 Replies
- 1474 Views
-
Last post by FarhanYare
-
- 14 Replies
- 1802 Views
-
Last post by cyanide
-
- 0 Replies
- 448 Views
-
Last post by FBISOMALIA