Here is a proof that I am Hawiye, and Only Hawiye person would know.
-Abgaal Magiciisa waa Cismaan mudulood
-Reer Nimcaale iyo Reer Hilowle waxay kala yihiin ( Nimcaale- Odow Cawareer, Hilowle wuqujire).
- Magaca HG wuxuu kayimid maamadiis soo korisay ee Gidirey Karanle.
- Curadka Hawiye waa Karanle.
- Cumar Dheer Waxaa dhalay Caroole Axmad ( They can claim Wagardhac waligood).
Duduble magaciisa waa Maxamuud Hiraab. Sheikhaal magiciisa waa martiile Hiraab.
-C/qaasim waa Xassan leey.
-Axmad C/salaam waa geed kaaroon.
Only hawiye will know this suuroow.
" Anigoo hugaan Hiraaba, Heridiid hakaa horeeyo, haa herkii halaysku hoogo" Murusade Vs Abgaal war in 1850


claim your real qabiil. Stop claiming us.