Riyo waalan!

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
theyuusuf143
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17692
Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas

Riyo waalan!

Post by theyuusuf143 »

Horta December 2014 ilaa July 2016 Waxa lahaa Insomnia. Kiniin baan ku seexanayey khamri ama xashiishad Marmarka qaar. Bil iyo wax yar markan dalka joogay weliba anigoo qayilaya magaalada Borama ayuunbaan is arkay anoo lulo la rukuucaya, War malaa dhab maaha I couldn't believe in hurdadii igu soo laabatay. Waxay ahayd farxad iisoo marta tii ugu muhuumsanayd . Ilaa xiliga si wanaagsan baan u seexdaa xiligan doono. Alxamdulilah.

Imika waxa ii caado noqotay markan sii seexanayo had iyo jeeraale intan maro kaneecadayda dhex galo ayaan wuxuun akhristaa, sidan u akhrinayo ayaan dam idhaahdaa. Hadeer anoo wax akhrisanaya oo qadaadka u jiifaan iska game,ay anoo ay maskaxdayda ku program santahay LAYDHKA DEMI ALBAABKANA XIDHO KAHOR INTAANAD SEEXAN.

Waxan arkay riyadan waalan waana markii labaad xaalad isku mida . Waxan dareemay tuug ama col qolkayga ku jira oo doonaya inay I dhacaan ama I dilaan waan u jeedaa, laakiin far ma dhaqaajin Karo , waxan isku dayayaa inaan qayliyo laakiin some how codba iga soo bixi maayo. Waxad moodaa inay marakaneecada igu xidh xidheen sidii xabbad kalluuna. Riyadan waxay kaga duwan tahay kuwa kaloo dhan waxad moodaa inad si dhaba khatar ugu jirto oo aanay riyoba ahayn.

Dadka wejigooda uma jeedo keliya waxan arkaa humaagooda inay ugu yaraan laba qof qolkayga dhex taaganyihiin oo ay wax baadhanayaan. Markan indhaha kala qaaday complete sidii paralysed camal baan ahay no movement.
TheLoFather
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5352
Joined: Wed Apr 14, 2010 11:49 am
Location: No Shelter Is Safer Than Piety

Re: Riyo waalan!

Post by TheLoFather »

theyuusuf143 wrote:Horta December 2014 ilaa July 2016 Waxa lahaa Insomnia. Kiniin baan ku seexanayey khamri ama xashiishad Marmarka qaar. Bil iyo wax yar markan dalka joogay weliba anigoo qayilaya magaalada Borama ayuunbaan is arkay anoo lulo la rukuucaya, War malaa dhab maaha I couldn't believe in hurdadii igu soo laabatay. Waxay ahayd farxad iisoo marta tii ugu muhuumsanayd . Ilaa xiliga si wanaagsan baan u seexdaa xiligan doono. Alxamdulilah.

Huuno maad iska tidhaahdid dubaaab baa i heley? Ta kale Yuusuf ma qaad baa Burco laga waayey?
User avatar
AbkoowDhiblaawe
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14237
Joined: Fri Jan 18, 2013 7:02 pm
Location: chilling in Liido beach

Re: Riyo waalan!

Post by AbkoowDhiblaawe »

Inaar sleeping paralysis ayaa la yiraahda waxa kugu dhacay. Wey dhacdaa. First time it happened to me i thought i was possesed. :lol: iminka waa la qabsaday. Allthough it doesnt happen often.
User avatar
FarhanYare
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19038
Joined: Fri Jun 17, 2011 10:06 pm
Location: Location:Location

Re: Riyo waalan!

Post by FarhanYare »

theyuusuf143 wrote: Waxan arkay riyadan waalan waana markii labaad xaalad isku mida . Waxan dareemay tuug ama col qolkayga ku jira oo doonaya inay I dhacaan ama I dilaan waan u jeedaa, laakiin far ma dhaqaajin Karo , waxan isku dayayaa inaan qayliyo laakiin some how codba iga soo bixi maayo. Waxad moodaa inay marakaneecada igu xidh xidheen sidii xabbad kalluuna. Riyadan waxay kaga duwan tahay kuwa kaloo dhan waxad moodaa inad si dhaba khatar ugu jirto oo aanay riyoba ahayn.

.
This happened to me twice in two consecutive nights. I just attributed it to the coming of malakul mawt, which I was not ready to face :lol: :lol: . I never heard of sleeping paralysis prior to this.
theyuusuf143
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17692
Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas

Re: Riyo waalan!

Post by theyuusuf143 »

Kkkkkkkk waryaa iska dhaaf malaa wuxu waxa uu ahaa dubaabka la sheegee. Horta shalay maan qayilin labadii casho ee ka horaysaan jaad badan baan liqay, weliba maalinta hore bahal fujis la yidhaahdo oo rubuciisa 16 dollar layga siiyaan cunay. Qaadkiiba waan iska danaynaya oo walaahi billaahiya laga bilaabo saacadan aan wax qorayo. Waar xitaa indha waydna wadne xanuun baa igu dhuftay wuxuun baa ka gariirayey muruqa naaskayga mid dushiisa marna hoostiisa oo weliba kilaankisha bidix raacsan. Waxad moodaa inaan telephone vibration ku daaranyahay aan jeebka ku wato. Markan jaadka cunayo sigaar iyo shaah badana way la socdaan waxaas wadnaha I kiciya inta kale ma yaalaa dareemo hadaan dareemanaya waa slight pressure yar.
User avatar
Timiro1999
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2765
Joined: Thu Dec 03, 2015 7:45 am

Re: Riyo waalan!

Post by Timiro1999 »

theyuusuf143 wrote:Kkkkkkkk waryaa iska dhaaf malaa wuxu waxa uu ahaa dubaabka la sheegee. Horta shalay maan qayilin labadii casho ee ka horaysaan jaad badan baan liqay, weliba maalinta hore bahal fujis la yidhaahdo oo rubuciisa 16 dollar layga siiyaan cunay. Qaadkiiba waan iska danaynaya oo walaahi billaahiya laga bilaabo saacadan aan wax qorayo. Waar xitaa indha waydna wadne xanuun baa igu dhuftay wuxuun baa ka gariirayey muruqa naaskayga mid dushiisa marna hoostiisa oo weliba kilaankisha bidix raacsan. Waxad moodaa inaan telephone vibration ku daaranyahay aan jeebka ku wato. Markan jaadka cunayo sigaar iyo shaah badana way la socdaan waxaas wadnaha I kiciya inta kale ma yaalaa dareemo hadaan dareemanaya waa slight pressure yar.

Yuusufow qaadka iska daa intay goori goor tahay, maalin dhawayd waxaan arkay nin qaadka cuni jirey oo stroke ku dhuftay oo naafo iska noqday.
Nin caafimaad qaba oo shaqaystuu aha imikana waa disable aan wax badan qabsan karin.
theyuusuf143
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17692
Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas

Re: Riyo waalan!

Post by theyuusuf143 »

Timiro1999 wrote:

Faaligaasi waa kaan ka baqayaba. Bahalkan waa the most dangerous drug I ever used weligay Wax la nooca maan arag. Wuxu ku fiicanyahayba waan garanwaayey , alcohol Kay kiiba ii dhaamay atleast kaas markan taabto xitaa timiraan iga baxsanayn . bravery, superiority, extra confidence and lack of inhibition baad dareemaysaa markaasaad xeryaha dawlada hoose gelaysaa . Jaadka intad caw xunoo oday bawaasiirqaaba ka kacay aad duhurka fadhiisato ayaad saqda dhexe ka kacaysaa halkad maanta fadhiisatay adigoo jactadsan . Waa bilaa xarako .
User avatar
Djiboutian
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 996
Joined: Sat Jan 21, 2012 10:30 am

Re: Riyo waalan!

Post by Djiboutian »

theyuusuf143 wrote:Horta December 2014 ilaa July 2016 Waxa lahaa Insomnia. Kiniin baan ku seexanayey khamri ama xashiishad Marmarka qaar. Bil iyo wax yar markan dalka joogay weliba anigoo qayilaya magaalada Borama ayuunbaan is arkay anoo lulo la rukuucaya, War malaa dhab maaha I couldn't believe in hurdadii igu soo laabatay. Waxay ahayd farxad iisoo marta tii ugu muhuumsanayd . Ilaa xiliga si wanaagsan baan u seexdaa xiligan doono. Alxamdulilah.

Imika waxa ii caado noqotay markan sii seexanayo had iyo jeeraale intan maro kaneecadayda dhex galo ayaan wuxuun akhristaa, sidan u akhrinayo ayaan dam idhaahdaa. Hadeer anoo wax akhrisanaya oo qadaadka u jiifaan iska game,ay anoo ay maskaxdayda ku program santahay LAYDHKA DEMI ALBAABKANA XIDHO KAHOR INTAANAD SEEXAN.

Waxan arkay riyadan waalan waana markii labaad xaalad isku mida . Waxan dareemay tuug ama col qolkayga ku jira oo doonaya inay I dhacaan ama I dilaan waan u jeedaa, laakiin far ma dhaqaajin Karo , waxan isku dayayaa inaan qayliyo laakiin some how codba iga soo bixi maayo. Waxad moodaa inay marakaneecada igu xidh xidheen sidii xabbad kalluuna. Riyadan waxay kaga duwan tahay kuwa kaloo dhan waxad moodaa inad si dhaba khatar ugu jirto oo aanay riyoba ahayn.

Dadka wejigooda uma jeedo keliya waxan arkaa humaagooda inay ugu yaraan laba qof qolkayga dhex taaganyihiin oo ay wax baadhanayaan. Markan indhaha kala qaaday complete sidii paralysed camal baan ahay no movement.
Marka hore waad ku mahadsantahay sida fiican aad hadalkaga u dhigtay. Dhakhaatirda dhib weyn lamay kulmi lahayn hadi cid kasta cilad haysa sidadu kale u sharaxi lahayiin.

Waxa ku helay Dubaab u afka qalaad lagu yaqaano Hypnagogia misa Sleep Paralysis. Waliba taad la kulantay waxa la yidha Hypnagogic hallucinations madaam aad gataat dhacday deetana kooxdi ku heshay. Waxaad ku jirtay marxalad Afka qalaad lagu yidha Rapid Eyes Movement (REM) Sleep. Maskaxdun ba shaqeenaysa balse xubnaha kale siiba muruqayada shaqeeni mayaan sababtu ah wax amar ah oo ka yimanaya dhanka maskaxda ayaan jirin. Dubaabkii ku helay waxa u wacan:-

1- Isbadal ku yimi nolashadaada.
2- Hurdadaada aan waqti cayiman lahayn.
3- Kiniinada hurdada aad macaamishid.
4- Xashiishada iyo Qaatka.
5- Qadaadkaad u jeeftay.
6- Dharagaad ku seexatay.

Kulay nin balanka ku fiican ayaad u eegtahay. Hore ayaad ku dhaaratay inaad dalki ku soo noqotiid sanadkan gudihi waanad ku soo noqotay, dhaartad martay inaad Qaadka joojisiid waxaan ku rajo weynahay inaad fulisid. Xashiishka iyo Khamrigana maad dhaarta raacisid.

Nabiga - عليه الصلاة والسلام - wuxu yidhi: ( Umaadayda oo dhan waa lu danbi dhaafaya marka laga riibo " Mujaahiriin ". Waana ciyaal suuqnimo inaad fal danbeeyiid gashiid habeenimada, subaxniimadana la shir tagtay xalay baan danbiiga galay ). Hadi aad xashiishad cuntiid iyo hadi aad khamri cabtiid maaha inaad forum-yada kaga sheekaysiid.
User avatar
CigaalSHiiDaaDCFC
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9428
Joined: Tue Apr 24, 2012 1:34 pm

Re: Riyo waalan!

Post by CigaalSHiiDaaDCFC »

lool. yusufow waa sida djib sheegaye, khamrigana ku dar :up:
User avatar
Hyperactive
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 34540
Joined: Fri Feb 09, 2007 7:36 am
Location: "Some people are so poor, all they have is money."

Re: Riyo waalan!

Post by Hyperactive »

yousuf, aniku nin khair o dambeyso bad ila ektahay. Allah haka madoobeyo balwada o idil.
theyuusuf143
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17692
Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas

Re: Riyo waalan!

Post by theyuusuf143 »

Djiboutian wrote:
theyuusuf143 wrote:Horta December 2014 ilaa July 2016 Waxa lahaa Insomnia. Kiniin baan ku seexanayey khamri ama xashiishad Marmarka qaar. Bil iyo wax yar markan dalka joogay weliba anigoo qayilaya magaalada Borama ayuunbaan is arkay anoo lulo la rukuucaya, War malaa dhab maaha I couldn't believe in hurdadii igu soo laabatay. Waxay ahayd farxad iisoo marta tii ugu muhuumsanayd . Ilaa xiliga si wanaagsan baan u seexdaa xiligan doono. Alxamdulilah.

Imika waxa ii caado noqotay markan sii seexanayo had iyo jeeraale intan maro kaneecadayda dhex galo ayaan wuxuun akhristaa, sidan u akhrinayo ayaan dam idhaahdaa. Hadeer anoo wax akhrisanaya oo qadaadka u jiifaan iska game,ay anoo ay maskaxdayda ku program santahay LAYDHKA DEMI ALBAABKANA XIDHO KAHOR INTAANAD SEEXAN.

Waxan arkay riyadan waalan waana markii labaad xaalad isku mida . Waxan dareemay tuug ama col qolkayga ku jira oo doonaya inay I dhacaan ama I dilaan waan u jeedaa, laakiin far ma dhaqaajin Karo , waxan isku dayayaa inaan qayliyo laakiin some how codba iga soo bixi maayo. Waxad moodaa inay marakaneecada igu xidh xidheen sidii xabbad kalluuna. Riyadan waxay kaga duwan tahay kuwa kaloo dhan waxad moodaa inad si dhaba khatar ugu jirto oo aanay riyoba ahayn.

Dadka wejigooda uma jeedo keliya waxan arkaa humaagooda inay ugu yaraan laba qof qolkayga dhex taaganyihiin oo ay wax baadhanayaan. Markan indhaha kala qaaday complete sidii paralysed camal baan ahay no movement.
Marka hore waad ku mahadsantahay sida fiican aad hadalkaga u dhigtay. Dhakhaatirda dhib weyn lamay kulmi lahayn hadi cid kasta cilad haysa sidadu kale u sharaxi lahayiin.

Waxa ku helay Dubaab u afka qalaad lagu yaqaano Hypnagogia misa Sleep Paralysis. Waliba taad la kulantay waxa la yidha Hypnagogic hallucinations madaam aad gataat dhacday deetana kooxdi ku heshay. Waxaad ku jirtay marxalad Afka qalaad lagu yidha Rapid Eyes Movement (REM) Sleep. Maskaxdun ba shaqeenaysa balse xubnaha kale siiba muruqayada shaqeeni mayaan sababtu ah wax amar ah oo ka yimanaya dhanka maskaxda ayaan jirin. Dubaabkii ku helay waxa u wacan:-

1- Isbadal ku yimi nolashadaada.
2- Hurdadaada aan waqti cayiman lahayn.
3- Kiniinada hurdada aad macaamishid.
4- Xashiishada iyo Qaatka.
5- Qadaadkaad u jeeftay.
6- Dharagaad ku seexatay.

Kulay nin balanka ku fiican ayaad u eegtahay. Hore ayaad ku dhaaratay inaad dalki ku soo noqotiid sanadkan gudihi waanad ku soo noqotay, dhaartad martay inaad Qaadka joojisiid waxaan ku rajo weynahay inaad fulisid. Xashiishka iyo Khamrigana maad dhaarta raacisid.

Nabiga - عليه الصلاة والسلام - wuxu yidhi: ( Umaadayda oo dhan waa lu danbi dhaafaya marka laga riibo " Mujaahiriin ". Waana ciyaal suuqnimo inaad fal danbeeyiid gashiid habeenimada, subaxniimadana la shir tagtay xalay baan danbiiga galay ). Hadi aad xashiishad cuntiid iyo hadi aad khamri cabtiid maaha inaad forum-yada kaga sheekaysiid.

Ina adeer waa sidaa aan uga dhaartay no more khat and Smoking. I am thinking about the other :lol: Dubaab kii xalayna wuu igu soo noqday isagoo nooc kale ah , xalay toos buu afka ii qabtay , waxad moodo diib ama bear ayaa igu dhigay, but you can't feels it's hands just the pressure. Xalay sidii hore uma baqin xoogaa waan is yar dejiyey laakiin naqaskaa aad ii qabtay waxan mooday inan dhimanayo.. Taa iigu darnayd markii aan miyirsaday madaxaygu wuxu noqday sidii wax hayo gashay ama dhiig ku furmoo kale oo sanqadh buu bilaabay. Dubaab kan could be deadly bahalku inuu maskaxda I duqeeyaan ka baqayaaba. hada kadib waxan is leeyahay markad seexanaysaba sii waysayso.
TheLoFather
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5352
Joined: Wed Apr 14, 2010 11:49 am
Location: No Shelter Is Safer Than Piety

Re: Riyo waalan!

Post by TheLoFather »

^^ Sex before sleeping na wuxu ka mid yahey hubka nuuca dubaabka la iskaga celiyo ee taa ha la ogaado!!!
User avatar
Djiboutian
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 996
Joined: Sat Jan 21, 2012 10:30 am

Re: Riyo waalan!

Post by Djiboutian »

Waan filayay inu kugu soo noqdo, manaan raben inaan ku sheego sidaydaan u sasin. Waxaad isku dayda inaad Shaaha iska yarised. Xooga yara soco saacad misa labo hurdada ka hor. Hadi dubaab caawa ku helo isha marba dhinac u rog, muruqyada wejiga ka shaqaysee sii qof qoslaya.

Hadi aad hurdo dareemtid maalintii ila socod sii. Caafimaad iyo danbi dhaaf ayaan kugu duceenaya.
AyeeyoH
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2203
Joined: Sun Jan 06, 2008 4:10 pm

Re: Riyo waalan!

Post by AyeeyoH »

Khamri, jaad, xashiishad...wow.Wax kasta Waad ka war keentay,Albaabda oo xidh hadaba oo towbad keen.
Post Reply
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”