Riyo waalan!
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.

-
theyuusuf143
- SomaliNet Super

- Posts: 17692
- Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
- Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas
Riyo waalan!
Horta December 2014 ilaa July 2016 Waxa lahaa Insomnia. Kiniin baan ku seexanayey khamri ama xashiishad Marmarka qaar. Bil iyo wax yar markan dalka joogay weliba anigoo qayilaya magaalada Borama ayuunbaan is arkay anoo lulo la rukuucaya, War malaa dhab maaha I couldn't believe in hurdadii igu soo laabatay. Waxay ahayd farxad iisoo marta tii ugu muhuumsanayd . Ilaa xiliga si wanaagsan baan u seexdaa xiligan doono. Alxamdulilah.
Imika waxa ii caado noqotay markan sii seexanayo had iyo jeeraale intan maro kaneecadayda dhex galo ayaan wuxuun akhristaa, sidan u akhrinayo ayaan dam idhaahdaa. Hadeer anoo wax akhrisanaya oo qadaadka u jiifaan iska game,ay anoo ay maskaxdayda ku program santahay LAYDHKA DEMI ALBAABKANA XIDHO KAHOR INTAANAD SEEXAN.
Waxan arkay riyadan waalan waana markii labaad xaalad isku mida . Waxan dareemay tuug ama col qolkayga ku jira oo doonaya inay I dhacaan ama I dilaan waan u jeedaa, laakiin far ma dhaqaajin Karo , waxan isku dayayaa inaan qayliyo laakiin some how codba iga soo bixi maayo. Waxad moodaa inay marakaneecada igu xidh xidheen sidii xabbad kalluuna. Riyadan waxay kaga duwan tahay kuwa kaloo dhan waxad moodaa inad si dhaba khatar ugu jirto oo aanay riyoba ahayn.
Dadka wejigooda uma jeedo keliya waxan arkaa humaagooda inay ugu yaraan laba qof qolkayga dhex taaganyihiin oo ay wax baadhanayaan. Markan indhaha kala qaaday complete sidii paralysed camal baan ahay no movement.

TheLoFather
- SomaliNet Super

- Posts: 5352
- Joined: Wed Apr 14, 2010 11:49 am
- Location: No Shelter Is Safer Than Piety
Re: Riyo waalan!
Huuno maad iska tidhaahdid dubaaab baa i heley? Ta kale Yuusuf ma qaad baa Burco laga waayey?theyuusuf143 wrote:Horta December 2014 ilaa July 2016 Waxa lahaa Insomnia. Kiniin baan ku seexanayey khamri ama xashiishad Marmarka qaar. Bil iyo wax yar markan dalka joogay weliba anigoo qayilaya magaalada Borama ayuunbaan is arkay anoo lulo la rukuucaya, War malaa dhab maaha I couldn't believe in hurdadii igu soo laabatay. Waxay ahayd farxad iisoo marta tii ugu muhuumsanayd . Ilaa xiliga si wanaagsan baan u seexdaa xiligan doono. Alxamdulilah.
Imika waxa ii caado noqotay markan sii seexanayo had iyo jeeraale intan maro kaneecadayda dhex galo ayaan wuxuun akhristaa, sidan u akhrinayo ayaan dam idhaahdaa. Hadeer anoo wax akhrisanaya oo qadaadka u jiifaan iska game,ay anoo ay maskaxdayda ku program santahay LAYDHKA DEMI ALBAABKANA XIDHO KAHOR INTAANAD SEEXAN.
Waxan arkay riyadan waalan waana markii labaad xaalad isku mida . Waxan dareemay tuug ama col qolkayga ku jira oo doonaya inay I dhacaan ama I dilaan waan u jeedaa, laakiin far ma dhaqaajin Karo , waxan isku dayayaa inaan qayliyo laakiin some how codba iga soo bixi maayo. Waxad moodaa inay marakaneecada igu xidh xidheen sidii xabbad kalluuna. Riyadan waxay kaga duwan tahay kuwa kaloo dhan waxad moodaa inad si dhaba khatar ugu jirto oo aanay riyoba ahayn.
Dadka wejigooda uma jeedo keliya waxan arkaa humaagooda inay ugu yaraan laba qof qolkayga dhex taaganyihiin oo ay wax baadhanayaan. Markan indhaha kala qaaday complete sidii paralysed camal baan ahay no movement.
- AbkoowDhiblaawe
- SomaliNet Super

- Posts: 14237
- Joined: Fri Jan 18, 2013 7:02 pm
- Location: chilling in Liido beach
Re: Riyo waalan!
Inaar sleeping paralysis ayaa la yiraahda waxa kugu dhacay. Wey dhacdaa. First time it happened to me i thought i was possesed.
iminka waa la qabsaday. Allthough it doesnt happen often.
- FarhanYare
- SomaliNet Super

- Posts: 19038
- Joined: Fri Jun 17, 2011 10:06 pm
- Location: Location:Location
Re: Riyo waalan!
This happened to me twice in two consecutive nights. I just attributed it to the coming of malakul mawt, which I was not ready to facetheyuusuf143 wrote: Waxan arkay riyadan waalan waana markii labaad xaalad isku mida . Waxan dareemay tuug ama col qolkayga ku jira oo doonaya inay I dhacaan ama I dilaan waan u jeedaa, laakiin far ma dhaqaajin Karo , waxan isku dayayaa inaan qayliyo laakiin some how codba iga soo bixi maayo. Waxad moodaa inay marakaneecada igu xidh xidheen sidii xabbad kalluuna. Riyadan waxay kaga duwan tahay kuwa kaloo dhan waxad moodaa inad si dhaba khatar ugu jirto oo aanay riyoba ahayn.
.
-
theyuusuf143
- SomaliNet Super

- Posts: 17692
- Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
- Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas
Re: Riyo waalan!
Kkkkkkkk waryaa iska dhaaf malaa wuxu waxa uu ahaa dubaabka la sheegee. Horta shalay maan qayilin labadii casho ee ka horaysaan jaad badan baan liqay, weliba maalinta hore bahal fujis la yidhaahdo oo rubuciisa 16 dollar layga siiyaan cunay. Qaadkiiba waan iska danaynaya oo walaahi billaahiya laga bilaabo saacadan aan wax qorayo. Waar xitaa indha waydna wadne xanuun baa igu dhuftay wuxuun baa ka gariirayey muruqa naaskayga mid dushiisa marna hoostiisa oo weliba kilaankisha bidix raacsan. Waxad moodaa inaan telephone vibration ku daaranyahay aan jeebka ku wato. Markan jaadka cunayo sigaar iyo shaah badana way la socdaan waxaas wadnaha I kiciya inta kale ma yaalaa dareemo hadaan dareemanaya waa slight pressure yar.
- Timiro1999
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 2765
- Joined: Thu Dec 03, 2015 7:45 am
Re: Riyo waalan!
theyuusuf143 wrote:Kkkkkkkk waryaa iska dhaaf malaa wuxu waxa uu ahaa dubaabka la sheegee. Horta shalay maan qayilin labadii casho ee ka horaysaan jaad badan baan liqay, weliba maalinta hore bahal fujis la yidhaahdo oo rubuciisa 16 dollar layga siiyaan cunay. Qaadkiiba waan iska danaynaya oo walaahi billaahiya laga bilaabo saacadan aan wax qorayo. Waar xitaa indha waydna wadne xanuun baa igu dhuftay wuxuun baa ka gariirayey muruqa naaskayga mid dushiisa marna hoostiisa oo weliba kilaankisha bidix raacsan. Waxad moodaa inaan telephone vibration ku daaranyahay aan jeebka ku wato. Markan jaadka cunayo sigaar iyo shaah badana way la socdaan waxaas wadnaha I kiciya inta kale ma yaalaa dareemo hadaan dareemanaya waa slight pressure yar.
Yuusufow qaadka iska daa intay goori goor tahay, maalin dhawayd waxaan arkay nin qaadka cuni jirey oo stroke ku dhuftay oo naafo iska noqday.
Nin caafimaad qaba oo shaqaystuu aha imikana waa disable aan wax badan qabsan karin.
-
theyuusuf143
- SomaliNet Super

- Posts: 17692
- Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
- Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas
Re: Riyo waalan!
Timiro1999 wrote:theyuusuf143 wrote:Kkkkkkkk waryaa iska dhaaf malaa wuxu waxa uu ahaa dubaabka la sheegee. Horta shalay maan qayilin labadii casho ee ka horaysaan jaad badan baan liqay, weliba maalinta hore bahal fujis la yidhaahdo oo rubuciisa 16 dollar layga siiyaan cunay. Qaadkiiba waan iska danaynaya oo walaahi billaahiya laga bilaabo saacadan aan wax qorayo. Waar xitaa indha waydna wadne xanuun baa igu dhuftay wuxuun baa ka gariirayey muruqa naaskayga mid dushiisa marna hoostiisa oo weliba kilaankisha bidix raacsan. Waxad moodaa inaan telephone vibration ku daaranyahay aan jeebka ku wato. Markan jaadka cunayo sigaar iyo shaah badana way la socdaan waxaas wadnaha I kiciya inta kale ma yaalaa dareemo hadaan dareemanaya waa slight pressure yar.
Yuusufow qaadka iska daa intay goori goor tahay, maalin dhawayd waxaan arkay nin qaadka cuni jirey oo stroke ku dhuftay oo naafo iska noqday.
Nin caafimaad qaba oo shaqaystuu aha imikana waa disable aan wax badan qabsan karin.
Faaligaasi waa kaan ka baqayaba. Bahalkan waa the most dangerous drug I ever used weligay Wax la nooca maan arag. Wuxu ku fiicanyahayba waan garanwaayey , alcohol Kay kiiba ii dhaamay atleast kaas markan taabto xitaa timiraan iga baxsanayn . bravery, superiority, extra confidence and lack of inhibition baad dareemaysaa markaasaad xeryaha dawlada hoose gelaysaa . Jaadka intad caw xunoo oday bawaasiirqaaba ka kacay aad duhurka fadhiisato ayaad saqda dhexe ka kacaysaa halkad maanta fadhiisatay adigoo jactadsan . Waa bilaa xarako .
- Djiboutian
- SomaliNetizen

- Posts: 996
- Joined: Sat Jan 21, 2012 10:30 am
Re: Riyo waalan!
Marka hore waad ku mahadsantahay sida fiican aad hadalkaga u dhigtay. Dhakhaatirda dhib weyn lamay kulmi lahayn hadi cid kasta cilad haysa sidadu kale u sharaxi lahayiin.theyuusuf143 wrote:Horta December 2014 ilaa July 2016 Waxa lahaa Insomnia. Kiniin baan ku seexanayey khamri ama xashiishad Marmarka qaar. Bil iyo wax yar markan dalka joogay weliba anigoo qayilaya magaalada Borama ayuunbaan is arkay anoo lulo la rukuucaya, War malaa dhab maaha I couldn't believe in hurdadii igu soo laabatay. Waxay ahayd farxad iisoo marta tii ugu muhuumsanayd . Ilaa xiliga si wanaagsan baan u seexdaa xiligan doono. Alxamdulilah.
Imika waxa ii caado noqotay markan sii seexanayo had iyo jeeraale intan maro kaneecadayda dhex galo ayaan wuxuun akhristaa, sidan u akhrinayo ayaan dam idhaahdaa. Hadeer anoo wax akhrisanaya oo qadaadka u jiifaan iska game,ay anoo ay maskaxdayda ku program santahay LAYDHKA DEMI ALBAABKANA XIDHO KAHOR INTAANAD SEEXAN.
Waxan arkay riyadan waalan waana markii labaad xaalad isku mida . Waxan dareemay tuug ama col qolkayga ku jira oo doonaya inay I dhacaan ama I dilaan waan u jeedaa, laakiin far ma dhaqaajin Karo , waxan isku dayayaa inaan qayliyo laakiin some how codba iga soo bixi maayo. Waxad moodaa inay marakaneecada igu xidh xidheen sidii xabbad kalluuna. Riyadan waxay kaga duwan tahay kuwa kaloo dhan waxad moodaa inad si dhaba khatar ugu jirto oo aanay riyoba ahayn.
Dadka wejigooda uma jeedo keliya waxan arkaa humaagooda inay ugu yaraan laba qof qolkayga dhex taaganyihiin oo ay wax baadhanayaan. Markan indhaha kala qaaday complete sidii paralysed camal baan ahay no movement.
Waxa ku helay Dubaab u afka qalaad lagu yaqaano Hypnagogia misa Sleep Paralysis. Waliba taad la kulantay waxa la yidha Hypnagogic hallucinations madaam aad gataat dhacday deetana kooxdi ku heshay. Waxaad ku jirtay marxalad Afka qalaad lagu yidha Rapid Eyes Movement (REM) Sleep. Maskaxdun ba shaqeenaysa balse xubnaha kale siiba muruqayada shaqeeni mayaan sababtu ah wax amar ah oo ka yimanaya dhanka maskaxda ayaan jirin. Dubaabkii ku helay waxa u wacan:-
1- Isbadal ku yimi nolashadaada.
2- Hurdadaada aan waqti cayiman lahayn.
3- Kiniinada hurdada aad macaamishid.
4- Xashiishada iyo Qaatka.
5- Qadaadkaad u jeeftay.
6- Dharagaad ku seexatay.
Kulay nin balanka ku fiican ayaad u eegtahay. Hore ayaad ku dhaaratay inaad dalki ku soo noqotiid sanadkan gudihi waanad ku soo noqotay, dhaartad martay inaad Qaadka joojisiid waxaan ku rajo weynahay inaad fulisid. Xashiishka iyo Khamrigana maad dhaarta raacisid.
Nabiga - عليه الصلاة والسلام - wuxu yidhi: ( Umaadayda oo dhan waa lu danbi dhaafaya marka laga riibo " Mujaahiriin ". Waana ciyaal suuqnimo inaad fal danbeeyiid gashiid habeenimada, subaxniimadana la shir tagtay xalay baan danbiiga galay ). Hadi aad xashiishad cuntiid iyo hadi aad khamri cabtiid maaha inaad forum-yada kaga sheekaysiid.
- CigaalSHiiDaaDCFC
- SomaliNet Super

- Posts: 9428
- Joined: Tue Apr 24, 2012 1:34 pm
Re: Riyo waalan!
lool. yusufow waa sida djib sheegaye, khamrigana ku dar 
- Hyperactive
- SomaliNet Super

- Posts: 34540
- Joined: Fri Feb 09, 2007 7:36 am
- Location: "Some people are so poor, all they have is money."
Re: Riyo waalan!
yousuf, aniku nin khair o dambeyso bad ila ektahay. Allah haka madoobeyo balwada o idil.
-
theyuusuf143
- SomaliNet Super

- Posts: 17692
- Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
- Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas
Re: Riyo waalan!
Djiboutian wrote:Marka hore waad ku mahadsantahay sida fiican aad hadalkaga u dhigtay. Dhakhaatirda dhib weyn lamay kulmi lahayn hadi cid kasta cilad haysa sidadu kale u sharaxi lahayiin.theyuusuf143 wrote:Horta December 2014 ilaa July 2016 Waxa lahaa Insomnia. Kiniin baan ku seexanayey khamri ama xashiishad Marmarka qaar. Bil iyo wax yar markan dalka joogay weliba anigoo qayilaya magaalada Borama ayuunbaan is arkay anoo lulo la rukuucaya, War malaa dhab maaha I couldn't believe in hurdadii igu soo laabatay. Waxay ahayd farxad iisoo marta tii ugu muhuumsanayd . Ilaa xiliga si wanaagsan baan u seexdaa xiligan doono. Alxamdulilah.
Imika waxa ii caado noqotay markan sii seexanayo had iyo jeeraale intan maro kaneecadayda dhex galo ayaan wuxuun akhristaa, sidan u akhrinayo ayaan dam idhaahdaa. Hadeer anoo wax akhrisanaya oo qadaadka u jiifaan iska game,ay anoo ay maskaxdayda ku program santahay LAYDHKA DEMI ALBAABKANA XIDHO KAHOR INTAANAD SEEXAN.
Waxan arkay riyadan waalan waana markii labaad xaalad isku mida . Waxan dareemay tuug ama col qolkayga ku jira oo doonaya inay I dhacaan ama I dilaan waan u jeedaa, laakiin far ma dhaqaajin Karo , waxan isku dayayaa inaan qayliyo laakiin some how codba iga soo bixi maayo. Waxad moodaa inay marakaneecada igu xidh xidheen sidii xabbad kalluuna. Riyadan waxay kaga duwan tahay kuwa kaloo dhan waxad moodaa inad si dhaba khatar ugu jirto oo aanay riyoba ahayn.
Dadka wejigooda uma jeedo keliya waxan arkaa humaagooda inay ugu yaraan laba qof qolkayga dhex taaganyihiin oo ay wax baadhanayaan. Markan indhaha kala qaaday complete sidii paralysed camal baan ahay no movement.
Waxa ku helay Dubaab u afka qalaad lagu yaqaano Hypnagogia misa Sleep Paralysis. Waliba taad la kulantay waxa la yidha Hypnagogic hallucinations madaam aad gataat dhacday deetana kooxdi ku heshay. Waxaad ku jirtay marxalad Afka qalaad lagu yidha Rapid Eyes Movement (REM) Sleep. Maskaxdun ba shaqeenaysa balse xubnaha kale siiba muruqayada shaqeeni mayaan sababtu ah wax amar ah oo ka yimanaya dhanka maskaxda ayaan jirin. Dubaabkii ku helay waxa u wacan:-
1- Isbadal ku yimi nolashadaada.
2- Hurdadaada aan waqti cayiman lahayn.
3- Kiniinada hurdada aad macaamishid.
4- Xashiishada iyo Qaatka.
5- Qadaadkaad u jeeftay.
6- Dharagaad ku seexatay.
Kulay nin balanka ku fiican ayaad u eegtahay. Hore ayaad ku dhaaratay inaad dalki ku soo noqotiid sanadkan gudihi waanad ku soo noqotay, dhaartad martay inaad Qaadka joojisiid waxaan ku rajo weynahay inaad fulisid. Xashiishka iyo Khamrigana maad dhaarta raacisid.
Nabiga - عليه الصلاة والسلام - wuxu yidhi: ( Umaadayda oo dhan waa lu danbi dhaafaya marka laga riibo " Mujaahiriin ". Waana ciyaal suuqnimo inaad fal danbeeyiid gashiid habeenimada, subaxniimadana la shir tagtay xalay baan danbiiga galay ). Hadi aad xashiishad cuntiid iyo hadi aad khamri cabtiid maaha inaad forum-yada kaga sheekaysiid.
Ina adeer waa sidaa aan uga dhaartay no more khat and Smoking. I am thinking about the other
-
TheLoFather
- SomaliNet Super

- Posts: 5352
- Joined: Wed Apr 14, 2010 11:49 am
- Location: No Shelter Is Safer Than Piety
Re: Riyo waalan!
^^ Sex before sleeping na wuxu ka mid yahey hubka nuuca dubaabka la iskaga celiyo ee taa ha la ogaado!!!
- Djiboutian
- SomaliNetizen

- Posts: 996
- Joined: Sat Jan 21, 2012 10:30 am
Re: Riyo waalan!
Waan filayay inu kugu soo noqdo, manaan raben inaan ku sheego sidaydaan u sasin. Waxaad isku dayda inaad Shaaha iska yarised. Xooga yara soco saacad misa labo hurdada ka hor. Hadi dubaab caawa ku helo isha marba dhinac u rog, muruqyada wejiga ka shaqaysee sii qof qoslaya.
Hadi aad hurdo dareemtid maalintii ila socod sii. Caafimaad iyo danbi dhaaf ayaan kugu duceenaya.
Hadi aad hurdo dareemtid maalintii ila socod sii. Caafimaad iyo danbi dhaaf ayaan kugu duceenaya.
Re: Riyo waalan!
Khamri, jaad, xashiishad...wow.Wax kasta Waad ka war keentay,Albaabda oo xidh hadaba oo towbad keen.
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 5 Replies
- 496 Views
-
Last post by noer
-
- 0 Replies
- 607 Views
-
Last post by MenaceToSociety
-
- 6 Replies
- 376 Views
-
Last post by MJ-Pride
-
- 11 Replies
- 1076 Views
-
Last post by Digdahab
-
- 4 Replies
- 503 Views
-
Last post by theyuusuf143
-
- 3 Replies
- 505 Views
-
Last post by SahanGalbeed
-
- 9 Replies
- 1176 Views
-
Last post by HaragWafi85
-
- 18 Replies
- 1266 Views
-
Last post by Xamari_76