Maxamed Cabdi Xayir Maareeye Wins SL MP election

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

THE_TRUTH1
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1512
Joined: Thu Nov 24, 2005 9:01 pm
Location: canada

Maxamed Cabdi Xayir Maareeye Wins SL MP election

Post by THE_TRUTH1 »

Image




ildhibaanada G/Waqooyi ee soo baxay, Guusha Maareeye iyo Wixii Qabsaday Fanaanka Farxaan XIDIG ?


Dec 10, 2016 - 31 Aragtiyood
Muqdisho (Kalshaale) Waxaa maanta magaalada Muqdisho dib uga bilaabatay doorashada xildhibaanada Waqooyiga Soomaaliya, Waxaana lagu doortay wasiirka warfaafinta xukuumada Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir Maareeye, waxaana uu ka guuleystay Axmed Maxamed Cumar.

Wasiir Maareeye ayaa kamid noqday xildhibaanada kusoo baxay dhamaan codadka ergooyinka wax dooranaya, wuxuuna helay 51 cod, Halka Axmed Maxamed Cumar oo la tartamayay wasiir Maareeye ayaanan helin wax cod ah.

Sidoo kale waxaa kusoo baxay Faysal Cumar Guuleed oo Helay 29-Cod, Waxaana Kursiga Sadexaad ku guulaystay Dr. Cilmi Maxamuud Nuur oo kamid ahaa Xildhibaanada DFS wuxuuna helay 45, Halka Fanaanka Farxaan Xidig oo la tartamay uu helay 6-Cod oo keliya.

HALKAN KA DHEGAYSO XILDHIBAANADA IYO DOORASHADA
Kuraasta Afraad iyo Shanaad Waxaa kusoo Baxay Laba Haween ah oo kala ah Aamina Cumar Jaamac iyo Maryan Maxamuud Ciise, Waxaana intaasi kadib Warbaahinta la hadlay Qaar kamid ah Musharixiintii soo baxday.
User avatar
mahoka
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8700
Joined: Wed May 27, 2015 7:57 pm

Re: Maxamed Cabdi Xayir Maareeye Wins SL MP election

Post by mahoka »

Don't post this in the somaliland section
User avatar
X.Playa
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17317
Joined: Sun Mar 17, 2002 7:00 pm
Location: Canada,Hawd

Re: Maxamed Cabdi Xayir Maareeye Wins SL MP election

Post by X.Playa »

Looool waqooyi somalia. This the epitome of self delusion the Italian colony calling somalilnd its northern regions.
theyuusuf143
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17692
Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas

Re: Maxamed Cabdi Xayir Maareeye Wins SL MP election

Post by theyuusuf143 »

X.Playa wrote:Looool waqooyi somalia. This the epitome of self delusion the Italian colony calling somalilnd its northern regions.
:lol: The way this Hutu brother (thetrukh) is celebrating and sharing the news is he funny. For him it's like that Somalia TFG is conquering Hargeisa.
User avatar
X.Playa
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17317
Joined: Sun Mar 17, 2002 7:00 pm
Location: Canada,Hawd

Re: Maxamed Cabdi Xayir Maareeye Wins SL MP election

Post by X.Playa »

Waa qoloma nefkani?
User avatar
Maroodijex
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1167
Joined: Wed Mar 09, 2005 8:48 pm
Location: BRAVE HEART - Salaxley & Qoolbuulale

Re: Maxamed Cabdi Xayir Maareeye Wins SL MP election

Post by Maroodijex »

He is the former mayor of Berbera. He was part of the Gurmad Party which failed in the local elections of 2012. The Gurmad Party leader and him defected to Mogadishu.

You have to give it to Dr Gaboose. Here is a man who is born and bred in Koonfurta and has long history which runs since 17th Century of being a reer Mudug but has shown that no matter how long you have lived away from the mother land you are still a Somalilander. Kudos to him.
User avatar
Siciid85
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21342
Joined: Mon Feb 02, 2009 9:11 pm
Location: Somaliland

Re: Maxamed Cabdi Xayir Maareeye Wins SL MP election

Post by Siciid85 »

Maroodi,

This Xayir guy didn't defect in 2012. He has been involved in Koonfur politics longer than that. He was member of The parliament during the tenure of Sh. Sharif Ahmed

Btw he hails from Caynabo. CID uu HJ Ka yahay ma aqaan though
theyuusuf143
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17692
Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas

Re: Maxamed Cabdi Xayir Maareeye Wins SL MP election

Post by theyuusuf143 »

Maroodijex wrote:He is the former mayor of Berbera. He was part of the Gurmad Party which failed in the local elections of 2012. The Gurmad Party leader and him defected to Mogadishu.

You have to give it to Dr Gaboose. Here is a man who is born and bred in Koonfurta and has long history which runs since 17th Century of being a reer Mudug but has shown that no matter how long you have lived away from the mother land you are still a Somalilander. Kudos to him.
Where did you get this misleading information.
User avatar
Djiboutian
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 996
Joined: Sat Jan 21, 2012 10:30 am

Re: Maxamed Cabdi Xayir Maareeye Wins SL MP election

Post by Djiboutian »

Siciid85 wrote:Maroodi,

This Xayir guy didn't defect in 2012. He has been involved in Koonfur politics longer than that. He was member of The parliament during the tenure of Sh. Sharif Ahmed

Btw he hails from Caynabo. CID uu HJ Ka yahay ma aqaan though
Are you Ok Siciid85? Ma ninkan ayaad leedahay waa reer Caynaba?

Image

Awoowgina maaha. Kan waaba kuwi rasmiga aha.

Ninka oo yarkan la baxay Maroodijex sheegayo waa Nuur Faarax Xirsi. Wuxu Gudoomiye ka aha Xisbi la magaac baxay Gurmad kana mid aha Ururradii ka hadhay doorashaadi Xisbiyada 2012. Hadana wuxu ka yahay Xamar Wasiirka Dekadaha.

Image
User avatar
Siciid85
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21342
Joined: Mon Feb 02, 2009 9:11 pm
Location: Somaliland

Re: Maxamed Cabdi Xayir Maareeye Wins SL MP election

Post by Siciid85 »

Maareeye waa HJ. Beel ahaan wuxuu kasoo jeedaa Caynabo.

Hadii aad leedahay uma eeka Rer Waqooyi, ma waadan arag Cooldoon oo kasoo jeeda OoG ama Sacad Yonis lol

Beelaha Bariga waxaa ku jira dad badan oo u eeg Maareeye iyo Cooldoon aka Jamac Bluug
User avatar
Djiboutian
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 996
Joined: Sat Jan 21, 2012 10:30 am

Re: Maxamed Cabdi Xayir Maareeye Wins SL MP election

Post by Djiboutian »

Siciid85 wrote:Maareeye waa HJ. Beel ahaan wuxuu kasoo jeedaa Caynabo.

Hadii aad leedahay uma eeka Rer Waqooyi, ma waadan arag Cooldoon oo kasoo jeeda OoG ama Sacad Yonis lol

Beelaha Bariga waxaa ku jira dad badan oo u eeg Maareeye iyo Cooldoon aka Jamac Bluug
Madaxweynaha Somaliland, Gudoomiye Guurtida iyo Wasiirka Madaxtooyada aya dhamaantood reer Caynaba ah. Dhanka cid Maareeye oo eeg kuma ooge.

For your information, there are many politicians in Mogdishu who represent clans which they are not from.
User avatar
barbarossa
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5566
Joined: Mon Sep 19, 2011 11:58 am
Location: Souviens-toi l'essentiel, oublie l'eccessoire.

Re: Maxamed Cabdi Xayir Maareeye Wins SL MP election

Post by barbarossa »

You guys have it all wrong! Maareeye wuxuu ka soo jeedaa deeganka Sud-Kivu.
User avatar
Siciid85
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21342
Joined: Mon Feb 02, 2009 9:11 pm
Location: Somaliland

Re: Maxamed Cabdi Xayir Maareeye Wins SL MP election

Post by Siciid85 »

Djiboutian wrote:
Siciid85 wrote:Maareeye waa HJ. Beel ahaan wuxuu kasoo jeedaa Caynabo.

Hadii aad leedahay uma eeka Rer Waqooyi, ma waadan arag Cooldoon oo kasoo jeeda OoG ama Sacad Yonis lol

Beelaha Bariga waxaa ku jira dad badan oo u eeg Maareeye iyo Cooldoon aka Jamac Bluug
Madaxweynaha Somaliland, Gudoomiye Guurtida iyo Wasiirka Madaxtooyada aya dhamaantood reer Caynaba ah. Dhanka cid Maareeye oo eeg kuma ooge.

For your information, there are many politicians in Mogdishu who represent clans which they are not from.
I don't know what you are talking about honestly. Mareeye waa HJ. Taas laba cali isma waydiinayso
User avatar
KyrieJama
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3930
Joined: Tue Aug 24, 2010 8:21 pm
Location: Somalia

Re: Maxamed Cabdi Xayir Maareeye Wins SL MP election

Post by KyrieJama »

:leon:

Looks like a typical Musa Abokar or Cumar to me....

Image
Post Reply
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”