Bahrarsame & Qayaad oo runta loo sheegay

Moderator: Moderators

User avatar
KyrieJama
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3930
Joined: Tue Aug 24, 2010 8:21 pm
Location: Somalia

Re: Bahrarsame & Qayaad oo runta loo sheegay

Post by KyrieJama »

PrinceNugaalHawd wrote:True inaader, long live the Sayid & Dervish movement.

And our own family issues will be solved behind doors, reer Garaad shirshoore will get there house in order. You & Garad should be part of the solution.
Waxaa la yiri waxaad ceeb u taqaan rag bay caadadi tahay.

Indr aniga oo aflagadeeyay jufo dhulbahante ah meelna kuma hayside.

Wiilkan qayad ee taraaraya waxaan u badinaya inaanu qaraabo iyo xidhidh nahay, si inaga yeel Chief :meles:
PrinceNugaalHawd
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3237
Joined: Sun Apr 07, 2013 5:26 pm
Location: Khaatumo / Jubbaland

Re: Bahrarsame & Qayaad oo runta loo sheegay

Post by PrinceNugaalHawd »

Garaad, Bahararsame & Qayaad wa Labadaayda Garbood. Sharmaarke Xidid, ilamaader & deris ba waatihin. Gurmaad iyo Hiil baa laa idika suugayaa. Magaceena ilaaliya inaader. Ha ina kala qad qaadina.
User avatar
Ismail87
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3417
Joined: Mon May 06, 2013 7:53 pm
Location: Carpe diem, quam minimum credula postero.

Re: Bahrarsame & Qayaad oo runta loo sheegay

Post by Ismail87 »

Garaad Prince si fiican baad meesha uga odayeysay walee :clap:
PrinceNugaalHawd
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3237
Joined: Sun Apr 07, 2013 5:26 pm
Location: Khaatumo / Jubbaland

Re: Bahrarsame & Qayaad oo runta loo sheegay

Post by PrinceNugaalHawd »

Ismail87 wrote:Garaad Prince si fiican baad meesha uga odayeysay walee :clap:
Inaader I expect 100 Camels, 10 Horses & to be Crowned Cheif Caaqilka Guud ee beesha. :lol:
User avatar
Ismail87
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3417
Joined: Mon May 06, 2013 7:53 pm
Location: Carpe diem, quam minimum credula postero.

Re: Bahrarsame & Qayaad oo runta loo sheegay

Post by Ismail87 »

PrinceNugaalHawd wrote:
Ismail87 wrote:Garaad Prince si fiican baad meesha uga odayeysay walee :clap:
Inaader I expect 100 Camels, 10 Horses & to be Crowned Cheif Caaqilka Guud ee beesha. :lol:
Garaadnimo baan kula rabay laakin mar hadaad caaqilnimo dooratay waa dookhaaga :lol:
PrinceNugaalHawd
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3237
Joined: Sun Apr 07, 2013 5:26 pm
Location: Khaatumo / Jubbaland

Re: Bahrarsame & Qayaad oo runta loo sheegay

Post by PrinceNugaalHawd »

Ismail87 wrote:
PrinceNugaalHawd wrote:
Ismail87 wrote:Garaad Prince si fiican baad meesha uga odayeysay walee :clap:
Inaader I expect 100 Camels, 10 Horses & to be Crowned Cheif Caaqilka Guud ee beesha. :lol:
Garaadnimo baan kula rabay laakin mar hadaad caaqilnimo dooratay waa dookhaaga :lol:
Waxaan islahaa amaay Garaad Faarax kugu Qabsadan.
:lol:
User avatar
Sharmarke91
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1511
Joined: Wed Jun 17, 2015 8:20 am

Re: Bahrarsame & Qayaad oo runta loo sheegay

Post by Sharmarke91 »

KyrieJama wrote:Sharmarkow,

Dacartuba marbay malab dhashaa ood muudsataa dhabaqe.

Dad oo dhan inaga iskaga dhow, xumaanta aan isu geysanay wanaaga aan is galnay baa 1000 jeer ka badan.

Amuuraha inoo deji indr; gabadh godob reeb ah ku ciil-tirtana inaga gudoon :troll:
kkkk waan idinka gudomay! waa dhab awow ma jidho cid iska xigta BH & QY....alle ha inaga qabto dhiigya cabada hurinaya colaada ee abuublaya geeljirayasha caawaanka ah!
User avatar
Sharmarke91
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1511
Joined: Wed Jun 17, 2015 8:20 am

Re: Bahrarsame & Qayaad oo runta loo sheegay

Post by Sharmarke91 »

PrinceNugaalHawd wrote:Garaad, Bahararsame & Qayaad wa Labadaayda Garbood. Sharmaarke Xidid, ilamaader & deris ba waatihin. Gurmaad iyo Hiil baa laa idika suugayaa. Magaceena ilaaliya inaader. Ha ina kala qad qaadina.

:clap: :up:
Post Reply
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Khaatumo”