BVSNet wrote:
Tol needs to kill these mofos

http://www.caabudwaaqnews.com/?p=5193Kufsi Ka Dhacay Galdogob Iyo Nimankii Fuliyey Magacyadooda
Kooxda Kufsiga Fuliyey ayaa la shaaciyey inaysan ciidamada Amaanka Puntland talaabo ka qaadin iyadoo wararku sheegayaan inay si nabad galyo ah u marayaan degaanada Puntland mana jiraan cid isku hawshay inay talaabo ka qaadaan kooxdaas burcadda ah.
Akhriso Magacyadda Dambiilayaasha Fuliyey Kufsigaasi:
Yaasir Maahir Xaashi
Cabdirisaaq Xoosh jibriil
Ayaanle maxamuud cali (Ayaanle Wale)
Yaxye Awkax
Shirwac Jaamac Juunle