AlShabaab- Farmajo is an American puppet
Moderator: Moderators
- TheblueNwhite
- SomaliNet Super

- Posts: 11301
- Joined: Mon Feb 14, 2011 2:34 pm
- Contact:
AlShabaab- Farmajo is an American puppet
Sheekh Xasan Yacquub Cali oo ka mid ah Mas’uuliyiinta Xarakadda Alshabaab ayaa sheegay inuu Madaxweyne Farmaajo la mid yahay Hoggaamiyayaashii horey u soo maray DFS.
Farriin Cod ah oo lagu baahiyey Warbaahinta Xarakadda Alshabaab waxa uu Sheekh Yacquub ku xusay inuu Madaxweyne Farmaajo ka daran yahay Madaxweynayaashii hore, isla markaana uu yahay Muwaadin Maraykan ah oo ay Reer Galbeedka u soo tababareen si uu caddowga gacanta ugu geliyo dhulka Soomaaliyeed, waa sida uu hadalka u dhigay.
“Annagu Haddaan muslimiin nahay waxaan leenahay Miizaan ama halbeeg aan wax ku cabirno, qof kasta oo khilaafa halbeegaasi shareecada islaamku jidaysay buudka ayaa lagula tumanayaan waana lala dirirayaa” ayuu yiri Sheekh Xasan Yacquub.
Wuxuuna carrabka ku adkeeyey inay sii wadi doonaan Dagaalka ay kula jiraan DFS iyo Ciiddamadda Shisheeyaha, waa sida uu hadalka u yiri.
Dhinaca kale, Sheekh Xasan Yacquub Cali waxa uu uga digay Shacabka Soomaaliyeed inaysan ku kadsoomin Maamulka Farmaajo, waa sida uu hadalka u yiri Sheekh Xasan Yacquub.
Si kastaba ha ahaatee, Tan iyo sannadkii 2007-dii waxay Xarakadda Alshabaab si joogto ah ula dagaalami jireen Dowladihii dalka soo maray iyo Ciiddanka AMISOM, waxay kaloo Hawlgalo joogto ah ka fuliyaan gudaha dalka Kenya,
Radio Dalsan

- UlteriorMotive
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 1706
- Joined: Mon Sep 26, 2011 7:12 pm
- Location: This be the realest shit I ever wrote
Re: AlShabaab- Farmajo is an American puppet
AS can't talk about ''dhulka Somaliyeed''. They don't care about Somalis and have so much Somali blood on their hands.
Besides, they pledged allegiance to AQ which means they want us ruled from Torra Borra, the Yemeni mountains or wherever the AQ leadership hides out at. They are in no position to talk about dabodhilifnimo.
-
original dervish
- SomaliNet Super

- Posts: 29468
- Joined: Mon Aug 22, 2005 5:08 pm
Re: AlShabaab- Farmajo is an American puppet
I wish it were true......we should bypass the Africans/Arabs and sign up to American hegemony.

- 26June1960
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 1400
- Joined: Mon Mar 30, 2015 1:28 am
Re: AlShabaab- Farmajo is an American puppet
Could you imagine if Faroole became the President. Al Shabaab would've said "Faroole is a Kangaroo puppet". lol
Re: AlShabaab- Farmajo is an American puppet
Missy little dervish why such hate for the modern dervish?original dervish wrote: Sun Feb 19, 2017 6:37 am I wish it were true......we should bypass the Africans/Arabs and sign up to American hegemony.![]()
![]()
![]()
-
original dervish
- SomaliNet Super

- Posts: 29468
- Joined: Mon Aug 22, 2005 5:08 pm
Re: AlShabaab- Farmajo is an American puppet
There will only ever be one original Dervish movement......you of all iidoor should know that.
I support whatever will take Somalia forward.

I support whatever will take Somalia forward.
Re: AlShabaab- Farmajo is an American puppet
Whats the difference?original dervish wrote: Sun Feb 19, 2017 5:37 pm There will only ever be one original Dervish movement......you of all iidoor should know that.
I support whatever will take Somalia forward.![]()
![]()
![]()
- Khalid Ali
- SomaliNet Super

- Posts: 32743
- Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
- Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa
Re: AlShabaab- Farmajo is an American puppet
good news the jihad is on. mr cheese cake is in trouble lol
Re: AlShabaab- Farmajo is an American puppet
Allow ku soo hanuuni. Amiin.Khalid Ali wrote: Sun Feb 19, 2017 7:01 pm good news the jihad is on. mr cheese cake is in trouble lol
- Khalid Ali
- SomaliNet Super

- Posts: 32743
- Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
- Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa
Re: AlShabaab- Farmajo is an American puppet
ilaahay adiga haku so hanuuniyo
- FAH1223
- webmaster
- Posts: 33838
- Joined: Mon Oct 02, 2006 12:31 pm
- Location: THE MOST POWERFUL CITY IN THE WORLD
- Contact:
Re: AlShabaab- Farmajo is an American puppet
Same shid different toiletKhalid Ali wrote: Sun Feb 19, 2017 7:01 pm good news the jihad is on. mr cheese cake is in trouble lol
Al-Shabab would keep fighting even if Somalia had a 200,000 strong army and the latest weapons from the USA.
You keep rooting for destablization and its really shameful
- Khalid Ali
- SomaliNet Super

- Posts: 32743
- Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
- Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa
Re: AlShabaab- Farmajo is an American puppet
but al shabaab can never be defeatee by amisom. how long has amisom been in somalia 9 years and no progress
- 26June1960
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 1400
- Joined: Mon Mar 30, 2015 1:28 am
Re: AlShabaab- Farmajo is an American puppet
He is rooting for destabilization because he believes within a stable Somali framework, he and his fellow kinsmen will not have a voice other than singing and playing the kaban.FAH1223 wrote: Sun Feb 19, 2017 7:23 pmSame shid different toiletKhalid Ali wrote: Sun Feb 19, 2017 7:01 pm good news the jihad is on. mr cheese cake is in trouble lol
Al-Shabab would keep fighting even if Somalia had a 200,000 strong army and the latest weapons from the USA.
You keep rooting for destablization and its really shameful
-
DhuloPride
- Posts: 118
- Joined: Sun Feb 12, 2017 4:49 pm
Re: AlShabaab- Farmajo is an American puppet
Why are you so afraid for a strong Somalia? All of these bad years has never done you any good. The only chance you have for independence is for a strong Somalia and for the last final battle that decides your fate.Khalid Ali wrote: Sun Feb 19, 2017 7:01 pm good news the jihad is on. mr cheese cake is in trouble lol
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 1 Replies
- 400 Views
-
Last post by paperino
-
- 82 Replies
- 9465 Views
-
Last post by Adali
-
- 2 Replies
- 591 Views
-
Last post by Khalid Ali
-
- 9 Replies
- 1380 Views
-
Last post by ReturnOfMariixmaan
-
- 5 Replies
- 1128 Views
-
Last post by SunFromNorth
-
- 20 Replies
- 1722 Views
-
Last post by PanSomaliNationalist
-
- 7 Replies
- 831 Views
-
Last post by muslim-man
-
- 30 Replies
- 2050 Views
-
Last post by ciyaal_warta
-
- 3 Replies
- 745 Views
-
Last post by TheGrumpyGeeljire