The Maqaam of Sheekh Ciise Radhiyallahu anhu

Dadka ku dhaqan ama ka imaaday gobolkan

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Thanatophiliac
Posts: 137
Joined: Sun Dec 18, 2016 12:36 pm

The Maqaam of Sheekh Ciise Radhiyallahu anhu

Post by Thanatophiliac »

The famous and prized Maqaam of Sheekh Ciise in Xariirad. Ilaahey ha u naxariisto. Ilaahey ha barekeeyo beelweynta Ciise.


https://youtu.be/0upcRcQYW8s
Thanatophiliac
Posts: 137
Joined: Sun Dec 18, 2016 12:36 pm

Re: The Maqaam of Sheekh Ciise Radhiyallahu anhu

Post by Thanatophiliac »

Image

Ugaas Xasan Xirsi


Ciisuhu waa qabiil ballaadhan oo deggaan ku leh Soomaaliya,Itoobiya iyo Djibuuti. Markaas qormadan waxaa kaga hadli doonaa Ugaas Xasan Xirsi, ilahay naxariis janno ha siiyee.

Ugaas xasan wuxuu ku dhashay Tuuladda Mille ee Gobolka Sitti ee Itoobiya sannadkii 1912. Wuxuu ku korey  degmadaas.Ugaaska waxaa la boqray  magalada Saylac sannadkii 1930, isagoo 18 jir ah ee Jambuuriyadda Soomaalida.Ugaas Xasan Xirsi intii Ugaaska ahaa wuxuu fadhigiisu ahaa magaalada Diredawa Ee Itoobiya. Muddadii uu xilka ugaasnimo hayeyna wuxuu la shaqeeyey boqorkii Hayle salase, Mingistu Xayle Mariam iyo Meles zanawi.Xagga Djibuuti Wuxuu la shaqeeyey Ilaahay ha u naxariistee Madaxweyne Md. Xasan Guuleed.

Ugaas xasan Xirsi wuxuu ugaas u ahaa, dadka uu metelo ee daggan seddexda dal Soomaaliya , Itoobiya iyo Djibuuti. Ugaas Xasan Xirsi wuxuu ahaa Astaan u taagan ugaas Soomaaliyeed.

SIDEE LOO DOORTAA UGAASKA

Ugaaska waxaa soo doorta Gole ka kooban 12ka Ciise. Golahani wuuxu muddo 3 sanno ah ugaaska baraa, xeerka iyo dhaqanka ciisaha.

 

 

GUDDIGA XEERKA CIISAHA

Guddigani wuxuu  ka kooban yahay labada gole ee,Gande iyo guurti(Guddi).

GANDAHA

Golahani waa 44 odey oo lagu soo doortay :-

Inuu ka mid yahay Lixda aqal ee Ciisaha.Hooyadii iyo Aabbihii yihiin ciise.Qof dhaqaale ahaan  Madax bannnaan.Hooyaddii aysan Carmal aheyn.Inuu yahay nin lagu yaqaan runta yio daacadnimada.

 

Ganduhii wuxuu u xilsaaran yahay dhawrista iyo ilaalinta xeerla Ciisaha.

 

GUDIDA

Habka Gudida loo doortaa waa ka duwan yahay qaabka lagu soo xulo GANDAHA. Qofka loo xulayo Gudida waa inuu ahaado qof waayo arragnimo baahsan  u leh Xeerka Ciisaha, ahadana qof u lug bannaan inuu ka qeybgalo kullanka Gudida dhammaan dhulka Ciisuhu dego.

Gudidu waxay ka kooban tahay 44 qof.

Arrimaha xaasaasiga ah, Ugaas keliya ma qaato go’aanka si xal loogu helo, lakiin gudida aya go’aanka soo ban dhiga, deedna Ugaasku waa ku duceeyaa oo keliya. Ugaasku maaha dhaxaltooyo, laakiin markasta waa Aqalka Wardiiq oo ka tirsan lixda Ciise.
Jabuutawi
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2673
Joined: Fri Apr 04, 2014 1:33 am
Location: Federal Republic of Soomali-Galbeed Capital of Dira Dhabe

Re: The Maqaam of Sheekh Ciise Radhiyallahu anhu

Post by Jabuutawi »

:up:

AUN dhimantood oodayasha kaa tafiiranay.

Btw, that song is awesome.

Here is another video of few oodays after Ciise that I come from. Siyaaro Jabuuti lagu qabtay Yonis Muse:

https://www.youtube.com/watch?v=g3wVYLVNKSM
User avatar
AGENT447
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1685
Joined: Mon Mar 31, 2014 11:36 pm

Re: The Maqaam of Sheekh Ciise Radhiyallahu anhu

Post by AGENT447 »

Nice :up:

For a sec I thought Maqaam meant the grave of Sheikh Ciise himself and was thinking wasn't the Sheikh buried in Xiis iyo Maydh on the eastern coast lol......?



Since you guys are into your DNA and stuff, wouldn't be interesting if the Graves of our Sheikhs ( Ciise and Samaron) may allah reward them Jannah, in those areas was to be exhumed and examined? Would they even find anything in there? I bet the graves are empty and the shrines are just there for ceremonial purposes only :lol:
Thanatophiliac
Posts: 137
Joined: Sun Dec 18, 2016 12:36 pm

Re: The Maqaam of Sheekh Ciise Radhiyallahu anhu

Post by Thanatophiliac »

Agent

Ciise and Samaroon are exclusively Haplogroup T. As for those graves in Sanaag. Ive never been sure about those graves. It might be far-fetched. Who knows. If the ancestors are buried there, then they'll be T.
The ancestor of Surre Dir is also buried in Sanaag.
But as for us, the people, Ciise, Samaroon and other Dir. We have the highest Haplogroup T frequency in the world, according to Plaster.

There was a new test done in Djibouti Dec 2016 , Guissepi. 24 Samples of Dir. All Haplogroup T at a rate of 100%. Even higher than the Dire Dawa sample group which was around 82%. It was a breakthrough.

Jabuutawi
I'll make sure to listen to it. Please post more of the dhaqan and xeer of Beelweynta Ciise
Post Reply
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Provinces - Awdal”