Somaliya Muqdisho kalia ma aha

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

gobdoon
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6005
Joined: Sun May 27, 2001 7:00 pm
Location: LONDON,U,K

Somaliya Muqdisho kalia ma aha

Post by gobdoon »

Dad badan ba fikradahooda u gudbiyey dawlada cusub oo loo han weynyahay tayda waxa weye wa inay sameyn ku yelato somaliya cirif ka cirif ayna adeega bulshada gobol walba magalo iyo tuulo iyo xaafad walba geyiga iyo sharafta dhulkana wa in laga ilaliyo xad gudubka shisheeyaha u so tafo xaytay inu kheyratka wadanka ku gurto si bilash ah ama raqiis ah oo u qalmin , madaxweynaha , PM , Wasiirada wa inay wadanka ku so wada waregan oo gobol walba ka khud beyan oo dareenka iyo baahida dadweynaha dhegeystan , tan iyo markii 1991 waxa cad in dawladaha jiray ay wadanka oo dhan ku so kobeen casimada tasina wa qorsho iyo nidam khaldan dawladu haday tahay mid sax ah oo jirta wa in ay meel walba ka hir gasho oo bulshada ay u adegayso si xaq ah oo sinaan ah ugu shaqayso
ILAHAY HAYDIN GARAB GALO OO OGADA WAR HOY NIN XIL QADAY EED QAD.
fanaanYG
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 304
Joined: Tue Sep 27, 2016 5:55 am

Re: Somaliya Muqdisho kalia ma aha

Post by fanaanYG »

Somalia waa muqdisha oo keliya, How can it won't be only Mogadishu when the Federal government lives of Mogadishu income its Budget entirely comes from Mogadishu airport, seaport, and Mogadishu civilian taxation?

Where is the tax income from berbera bosaso and Kismayu ? Pay your dose before you point fingers.
fanaanYG
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 304
Joined: Tue Sep 27, 2016 5:55 am

Re: Somaliya Muqdisho kalia ma aha

Post by fanaanYG »

Wadanka gees ka gees qeex marks bore, ma boosaaso ilaa kismayo ayaa ah ? Ilayn dowladaan iyo kuwii ka horeeyeyba waa intaas inta ay wasiiradoodu tagi jireen mise qiyaali ayaa lagu jiraa? Horta marks Gore berbera warkeeda daaye Bosaso gaas tax ma ka qaadi karaan?
fanaanYG
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 304
Joined: Tue Sep 27, 2016 5:55 am

Re: Somaliya Muqdisho kalia ma aha

Post by fanaanYG »

Waxwalbaa waa meeshii shalay Xassanshiilk uu iga tagay
User avatar
FBISOMALIA
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9254
Joined: Fri Oct 15, 2010 5:26 am
Location: SSDF FOR LIVE , AUN AWOOWE AY

Re: Somaliya Muqdisho kalia ma aha

Post by FBISOMALIA »

Xamar before 1991 is not the xamar of today .

Every city in the republic has its own admin to work on it no need to ask xamar like it used to do before 1991 .
abodu
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 857
Joined: Wed Dec 03, 2014 12:18 pm

Re: Somaliya Muqdisho kalia ma aha

Post by abodu »

This is what you call A delusion of grandeur.
User avatar
Django
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4779
Joined: Mon Dec 14, 2015 10:52 am

Re: Somaliya Muqdisho kalia ma aha

Post by Django »

fanaanYG wrote: Thu Mar 02, 2017 1:09 am Somalia waa muqdisha oo keliya, How can it won't be only Mogadishu when the Federal government lives of Mogadishu income its Budget entirely comes from Mogadishu airport, seaport, and Mogadishu civilian taxation?

Where is the tax income from berbera bosaso and Kismayu ? Pay your dose before you point fingers.
What a pathological liar.Most of the civil service were being paid by foreign aid agency.Not only that Mogaadishu was consuming majority of the Somalia Foreign aid. The port and taxes you are bragging about hardly left the pocket of those that ran it and Culusow.Shekadha Khiyaliga iska jooji. The Turkish aid is not Hawiye aid nor is the UN or EU funding.
Post Reply
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”