balwarama wrote: Sat Mar 11, 2017 6:29 am
waligay waxaan maqli jiray cadaawaysanaa maCiidagalaa. Ciidagaluhu waa laangaab mintida. Habarjeceliyo waxaasi iyagu waa Madhibaan roob u da'ay. Dhawaaq badanaa, I arkaaydaa unbay hayaan. Ninka Yuusufa qoyskooda reer Daahir, unbaan malayn wax nasabi inuu ku jiro. Xoogaa gobonimo ah baa ninka isaga ka muuqata
Ugaas maadama aynu kala ideology nahay weliba aad ogaden tahay adiga ciidagalaha ayaa marwalba kuu dhow ee haku talax tegin. Ciidagalaha iyo arabku waa very passionate Hada gabadhan iyo faysal cali waraabe waa isku qolo. Godane iyo Edna aadan waa isku qolo. Mid kastaaba mabaadiisa waa u daacadsan. We habarjeclos are less nationalistic than both ciidagales and Arab, but we are the guardians of the isaqism ideology since we form half of isaaq 8 sections. Anaga way nagu yar yihiin dad habarjeclo ah oo afkaaro wadaniyadedd idin midayn karto laakin mid dhaqan somalinimo haa , ciidagala 10kii qofka dhowr kamida isku afkaar baad noqonaysaa dhowr kamidana waad Is dilaysan oo afkaarahaaga ayey lidi ku yihiin. Kkkkk