"147-deegaan ee Oromada lagu wareejiyay waa Guul noosoo Hotay ruuxii kahadlana waa Nabadiid”-- MQ wallal is it true??
Moderator: Moderators
"147-deegaan ee Oromada lagu wareejiyay waa Guul noosoo Hotay ruuxii kahadlana waa Nabadiid”-- MQ wallal is it true??
"147-deegaan ee Oromada lagu wareejiyay waa Guul noosoo Hotay ruuxii kahadlana waa Nabadiid”
"Kadib Heshiis kusheegii magaalada Addis ababa ee Horjoogaha kooxda Jigjiga looga saxiixday wareejinta dhul balaadhan oo kamida wadanka Ogadenia, balse lagu sheegay dhul lagu muransanaa ayuu kahadlay Horjooge Cabdi iley oo kutilmaamay Guul balaadhan oo shacabka Somaalida usoo Hoyatay.
War tira badan oo Horjooge iley uu ku Qoray bogiisa Cakaara ayuu kusheegay in mamulka Addis ababa go’aan cad kagaadhay 147- deegaan oo uu kataagnaa muran mudo soo Jiitamayay, waxaanu sheegay in si cadaalad ah oo sharciga waafaqsan deegaamadaasi loogu wareejiyay mamulka Oromada.
Waxaa uu Kooxda Xayle Maryan ee Addis ababa iyo mamulka Oromada ku Amaanay sida wanaagsan ee ay ugu shaqeeyeen Heshiiska sharciga iyo cadaalada kusalaysan ee deegaamada Horay uga tirsanaa dhulka Somaalida loogu wareejiyay mamulka Oromada, taasi oo sida uu sheegay muujinaysa Heerka mamul wanaaga iyo cadaalada dalku Gaadhsiisan tahay.
Horjooge Cabdi iley oo Fariin u dirayay dadka dhulkoodii Oromada lagu wareejiyay ayaa ku Hanjabay in ruux kaste oo kahadla ama kahor-yimaada loo aqoonsan doono Nabadiid Lid ku ah Hirgalinta sharciga iyo cadaalada, waxaanu ku Hanjabay inuu dhadhamin doono cadaalada ruux kaste oo ka Horyimaada dhaxal wareejinta dhulkiisa.
Dhulkani ayaa noqonaya dhulkii ugu balaadhnaa ee Hal mar ah si sharcidara ah looga boobo wadanka Ogadenia waxaa se Hubaala in dadkii dhulka lahaa ay Joogaan, ayna diyaar u yihiin inay dhulkooda ka difaacdaan cid kaste oo iskudayda inay xoog iyo xeelad midkood ku xalaalaysato."
http://ogaden24.net/2017/04/23/147-...t ... abdi-iley/

Re: "147-deegaan ee Oromada lagu wareejiyay waa Guul noosoo Hotay ruuxii kahadlana waa Nabadiid”-- MQ wallal is it true?

Re: "147-deegaan ee Oromada lagu wareejiyay waa Guul noosoo Hotay ruuxii kahadlana waa Nabadiid”-- MQ wallal is it true?
Is this true news or fake news?
Oromoda are dangerous people they will move to your land and claim it.
Waachis get your people out of Ogadenia
Oromoda are dangerous people they will move to your land and claim it.
Waachis get your people out of Ogadenia

Re: "147-deegaan ee Oromada lagu wareejiyay waa Guul noosoo Hotay ruuxii kahadlana waa Nabadiid”-- MQ wallal is it true?
Sources from Ogaden24 is like sources from Fox news on Islamic affairs. It is ONLF mouthpiece and has no real credibility.
-
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 3328
- Joined: Tue Oct 30, 2012 8:34 am
- Location: Hawd bartu geela ka daaqo.
Re: "147-deegaan ee Oromada lagu wareejiyay waa Guul noosoo Hotay ruuxii kahadlana waa Nabadiid”-- MQ wallal is it true?
Ogaden24 is a propaganda tool for ONLF, we already got our few woredas under oromia do you really think Abdi Iley would let other woredas under oromia? for what reason?
Re: "147-deegaan ee Oromada lagu wareejiyay waa Guul noosoo Hotay ruuxii kahadlana waa Nabadiid”-- MQ wallal is it true?
I thought too. The reports also look like Anti Iley propaganda.MarsinQorahay wrote: Mon Apr 24, 2017 6:43 am Ogaden24 is a propaganda tool for ONLF, we already got our few woredas under oromia do you really think Abdi Iley would let other woredas under oromia? for what reason?
We will see in the future.
Re: "147-deegaan ee Oromada lagu wareejiyay waa Guul noosoo Hotay ruuxii kahadlana waa Nabadiid”-- MQ wallal is it true?
xuduuda u dhaxaysa kilinka Oromia iyo Kilinka Somalida wxa dhamaan degani waa dad isu qabiila oo run ahaantii asal ahaan Somali ah waxayse ku kala qaybsameen oo inta badani saluugeen saami qaybsiga Somalida taasoo reer loo aanaynaayey waxayna badh ku biireen Oromiya badhna ku hadheen Somaalida kadibna iyaga ayuunbay dhibtii ku dhacaysaa dadkaasi waa dadka Dir ama Hawiye ama Irir ama Samaale ha ahaadee sidaas ayey dhibtii ugu dhacaysaa uuun iyaga dhinackastaba ha ahaatee hadaba halaga waantoobo isu dhaca walalaha ah
Re: "147-deegaan ee Oromada lagu wareejiyay waa Guul noosoo Hotay ruuxii kahadlana waa Nabadiid”-- MQ wallal is it true?
Asc when I used to say Cabdi Iley one of my Ogaden friends asked me to say Cabdi Maxamuud Omar is Cabdi Iley an insult?MarsinQorahay wrote: Mon Apr 24, 2017 6:43 am Ogaden24 is a propaganda tool for ONLF, we already got our few woredas under oromia do you really think Abdi Iley would let other woredas under oromia? for what reason?
-
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 3328
- Joined: Tue Oct 30, 2012 8:34 am
- Location: Hawd bartu geela ka daaqo.
Re: "147-deegaan ee Oromada lagu wareejiyay waa Guul noosoo Hotay ruuxii kahadlana waa Nabadiid”-- MQ wallal is it true?
Iley is Cabdi's father.Sagarow wrote: Mon Apr 24, 2017 7:03 amAsc when I used to say Cabdi Iley one of my Ogaden friends asked me to say Cabdi Maxamuud Omar is Cabdi Iley an insult?MarsinQorahay wrote: Mon Apr 24, 2017 6:43 am Ogaden24 is a propaganda tool for ONLF, we already got our few woredas under oromia do you really think Abdi Iley would let other woredas under oromia? for what reason?
Re: "147-deegaan ee Oromada lagu wareejiyay waa Guul noosoo Hotay ruuxii kahadlana waa Nabadiid”-- MQ wallal is it true?
GartayMarsinQorahay wrote: Mon Apr 24, 2017 7:05 amIley is Cabdi's father.Sagarow wrote: Mon Apr 24, 2017 7:03 amAsc when I used to say Cabdi Iley one of my Ogaden friends asked me to say Cabdi Maxamuud Omar is Cabdi Iley an insult?MarsinQorahay wrote: Mon Apr 24, 2017 6:43 am Ogaden24 is a propaganda tool for ONLF, we already got our few woredas under oromia do you really think Abdi Iley would let other woredas under oromia? for what reason?
Sheeko nin reer amaadin ah ayaa xoolo u iib keenay Dhagaxbuur waana laga iibsaday kadib markuu ku laabtay halkuu ka timid ayuu nin kaloo reer amadin ahi waraystay si uu isna xoolaha ugu iib geeyo mana yaqaan magaalada waar i tilmaan oo dulaalkana ii sheeg ayuu yidhi kadib wuxu ku yidhi markaad dhagaxbur gasho soco jidka guriga dhafoorka ka hadlaaya iska waydaaro babuurka afka kala hayana iska waydaaro halka dadka badani ku urursanyihiin iska waydaaro waa meeshii reer isaaqa iimaanka lagaga qaadaye soco waxad la kulmi nin caloolwayn oo aad garan in uu cunay xoolihii reer amaadin hadaba wakaas dilaalkuye u dhiibo xoolaha ayuu yidhi si fiican ayu u tilmaamay markaas fasiryar guriga dhafoorka ka hadlaayi waa masaajidka baburka afka kala haya waa contaanerada guriga ah meesha dadka badani ku ueursanaayeeni ee reer isaaq imaanka lagaga qaaday waa meesha jaadka lagu iibsho kkkkkkkkkkkk
Re: "147-deegaan ee Oromada lagu wareejiyay waa Guul noosoo Hotay ruuxii kahadlana waa Nabadiid”-- MQ wallal is it true?
Doqonki ogaden 147 degaan iyo in ka badaan oo qarsoon laga qaad. Iska dhaanteeya caqli geel waxid .
-
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 3328
- Joined: Tue Oct 30, 2012 8:34 am
- Location: Hawd bartu geela ka daaqo.
Re: "147-deegaan ee Oromada lagu wareejiyay waa Guul noosoo Hotay ruuxii kahadlana waa Nabadiid”-- MQ wallal is it true?
caqli kaloon waxiid, orodo hoyaadadii siilkeeda kaluunka ka uraysay wass wax kale ma taqaantid ee.xiimaaya wrote: Mon Apr 24, 2017 9:57 am Doqonki ogaden 147 degaan iyo in ka badaan oo qarsoon laga qaad. Iska dhaanteeya caqli geel waxid .
Re: "147-deegaan ee Oromada lagu wareejiyay waa Guul noosoo Hotay ruuxii kahadlana waa Nabadiid”-- MQ wallal is it true?
Xiimaaya what is up with you and ogadens? Stop being disrespectful.MarsinQorahay wrote: Mon Apr 24, 2017 12:01 pmcaqli kaloon waxiid, orodo hoyaadadii siilkeeda kaluunka ka uraysay wass wax kale ma taqaantid ee.xiimaaya wrote: Mon Apr 24, 2017 9:57 am Doqonki ogaden 147 degaan iyo in ka badaan oo qarsoon laga qaad. Iska dhaanteeya caqli geel waxid .
Re: "147-deegaan ee Oromada lagu wareejiyay waa Guul noosoo Hotay ruuxii kahadlana waa Nabadiid”-- MQ wallal is it true?
MarsinQorahay wrote: Mon Apr 24, 2017 12:01 pmcaqli kaloon waxiid, orodo hoyaadadii siilkeeda kaluunka ka uraysay wass wax kale ma taqaantid ee.xiimaaya wrote: Mon Apr 24, 2017 9:57 am Doqonki ogaden 147 degaan iyo in ka badaan oo qarsoon laga qaad. Iska dhaanteeya caqli geel waxid .
You started this shit . No cry bitch

Re: "147-deegaan ee Oromada lagu wareejiyay waa Guul noosoo Hotay ruuxii kahadlana waa Nabadiid”-- MQ wallal is it true?
Don't feel bad for him nigga started and was defending idoor and mj. Maxa ka galay? Nigga attacked me now I expanded my holy war to include ogadeen siiiil dheer.bumps wrote: Mon Apr 24, 2017 1:09 pmXiimaaya what is up with you and ogadens? Stop being disrespectful.MarsinQorahay wrote: Mon Apr 24, 2017 12:01 pmcaqli kaloon waxiid, orodo hoyaadadii siilkeeda kaluunka ka uraysay wass wax kale ma taqaantid ee.xiimaaya wrote: Mon Apr 24, 2017 9:57 am Doqonki ogaden 147 degaan iyo in ka badaan oo qarsoon laga qaad. Iska dhaanteeya caqli geel waxid .
Siilka dhabarka uga yaala ma geel ba wuxu.

-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 2 Replies
- 526 Views
-
Last post by Somaliman%
-
- 0 Replies
- 324 Views
-
Last post by FBISOMALIA
-
- 26 Replies
- 2689 Views
-
Last post by AbdiCushite
-
- 8 Replies
- 1124 Views
-
Last post by sahal80
-
- 3 Replies
- 600 Views
-
Last post by Aseelah-Raaida
-
- 11 Replies
- 1726 Views
-
Last post by Xildiiid
-
- 2 Replies
- 349 Views
-
Last post by eyes-only
-
- 10 Replies
- 1708 Views
-
Last post by grandpakhalif
-
- 9 Replies
- 929 Views
-
Last post by samadoon-waaxid