Great day In Mogadishu Terrorist Amir of Mogadishu Has been Captured man responsible for Genocide

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

THE_TRUTH1
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1512
Joined: Thu Nov 24, 2005 9:01 pm
Location: canada

Great day In Mogadishu Terrorist Amir of Mogadishu Has been Captured man responsible for Genocide

Post by THE_TRUTH1 »

Faah faahin: Howl galka lagu soo qabtay Madixii Amniyaadka Al-Shabaab ee Gobolka Banaadir
Image

June 19 (Jowhar)— Dowladda Soomaaliya ayaa faah faahin ka bixisay howlgal laga sameeyey qeybo kamid ah Suuqa weyn ee Bakaaraha, kaasoo lagu soo qabtay Madaxii Amniyaadka Al-Shabaab ee gobolka Banaadir C/wahaab Khaliif Axmed oo loo yaqaan (Ciise Tarabuun) , waxana howgalkan uu dhacay maanta oo Isniin ah.

Wasiirka Amniga Mudane Maxamed Abuukar Islow Ducaale ayaa sheegay in howlgalkan uu ahaa mid qorsheysan isla markaana uu yahay guul ay soo hooyeen ciidanka Xasilinta Caasimadda.

“Waxaa maanta qabanay C/wahaab Khaliif Axmed oo loo yaqaan (Ciise Tarabuun) oo dhibaatooyinkii ka dhacayay caasimadda masuuliyadeeda lahaa, hadda wuxuu ku jiraa gacanta dawladda oo caddaaladda ayaa la horgeynayaa”ayuu yiri Wasiirka Amniga oo raaciyey.

Wasiirka oo ka hadlayay muhiimadda ay leeyihiin howlgalladan ayaa yiri “Dhowrkii bilood ee la soo dhaafay waxaan dalka ka wadnay howlgallo ballaaran oo lagu xasilinayo amniga caasimadda, waxana lagu guuleystay in laga hortago falal badan oo cadowgu maleegayeen”.

Dhanka kale Wasiirka ayaa ka hadlay jidadka xaafadaha dhex-dooda maray ee Caasimadda oo qeybo kamid ah la xiray, isagoo ugu baaqay shacabka Soomaaliyeed in dulqaad ay muujiyaan maadaama waxa laga shaqeynayo ay yihiin amni, una baahan yahay feejignaan dheeri ah.

“Si aan u sii xoojinayo amniga ciidanku waxay sameyn doonaan wax walba oo suuragal ah. Waxaa la xiray qaar kamid ah jidadka xaafadaha dhex-dooda mara oo horey u furnaa ujeedka loo xirayna waa in lagu badbaadinayo shacabka Soomaaliyeed. Maalin walba qaraxyada iyo dhibabka ay geystaan argagixisadu waxaan ku weynaa nafta dadkeena qiimaha badan, si taas looga baaqsado waxaa lagama maarmaan ah in la xoojiyo amniga caasimadda lalana shaqeeya ciidamadda howlgalka ku jira”ayuu yiri Wasiirka Amniga.

Ugu dambeyn Wasiirka ayaa hambalyo u diray Ciidamadda Xasilinta Caasimadda, waxana uu ku bogaadiyey xoojinta guushan la gaaray.
THE_TRUTH1
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1512
Joined: Thu Nov 24, 2005 9:01 pm
Location: canada

Re: Great day In Mogadishu Terrorist Amir of Mogadishu Has been Captured man responsible for Genocide

Post by THE_TRUTH1 »

Madixii Amniyaadka Al-Shabaab C/wahaab Khaliif Axmed oo loo yaqaan (Ciise Tarabuun)
Image


Torture him Until he gives up all the terrorist hiding in the City
User avatar
TheNewElectedWarLord
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 972
Joined: Sun Mar 19, 2017 3:53 am

Re: Great day In Mogadishu Terrorist Amir of Mogadishu Has been Captured man responsible for Genocide

Post by TheNewElectedWarLord »

THE_TRUTH1 wrote: Mon Jun 19, 2017 10:10 am Madixii Amniyaadka Al-Shabaab C/wahaab Khaliif Axmed oo loo yaqaan (Ciise Tarabuun)
Image


Torture him Until he gives up all the terrorist hiding in the City
:up:
User avatar
Publicopinion
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 967
Joined: Mon Jun 12, 2017 4:29 pm

Re: Great day In Mogadishu Terrorist Amir of Mogadishu Has been Captured man responsible for Genocide

Post by Publicopinion »

give his body to sharks piece by piece.motherfker.rot in hell.
User avatar
Kismaayo21
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2351
Joined: Wed Jul 18, 2007 8:48 pm
Location: Jaziiiraaa beachh

Re: Great day In Mogadishu Terrorist Amir of Mogadishu Has been Captured man responsible for Genocide

Post by Kismaayo21 »

:dj: :clap:

Mashallah that's amazing news right after the heartache of the recent bombing.I Am immensely impressed by the operations that are being carried out by :som: . A huge thank you to all the brave women and men involved.
User avatar
zidane88
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3986
Joined: Mon Feb 09, 2009 5:57 pm

Re: Great day In Mogadishu Terrorist Amir of Mogadishu Has been Captured man responsible for Genocide

Post by zidane88 »

let him taste the torture and suffering encountered by his innocent victims, waterboarding should be used on this terrorist.
User avatar
paperino
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4028
Joined: Fri Mar 10, 2017 4:10 pm

Re: Great day In Mogadishu Terrorist Amir of Mogadishu Has been Captured man responsible for Genocide

Post by paperino »

The gov should be careful not to mistreat or torture him, less it leads to a cycle of revenge.
User avatar
Kismaayo21
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2351
Joined: Wed Jul 18, 2007 8:48 pm
Location: Jaziiiraaa beachh

Re: Great day In Mogadishu Terrorist Amir of Mogadishu Has been Captured man responsible for Genocide

Post by Kismaayo21 »

paperino wrote: Mon Jun 19, 2017 7:17 pm The gov should be careful not to mistreat or torture him, less it leads to a cycle of revenge.
They already do mass torturing buddy, rip his spinal cord while beating him if he refuses to cooperate seems fair game to me
User avatar
HashIII
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 634
Joined: Tue Oct 25, 2016 9:03 am

Re: Great day In Mogadishu Terrorist Amir of Mogadishu Has been Captured man responsible for Genocide

Post by HashIII »

What is this guys qabiil?

I want to know if he will get the Dahir Aweys treatment and be forced onky into house arrest, if he will be promoted as the head of the Somali intelligence agency, or if he will be executed befittingly and hypocritically.

http://www.caasimada.net/zakariye-ismaa ... oomaaliya/


I hope farmaajo can establish a real SNA so he can deal with all the filth that move around with impunity. Until then we will keep taking steps backwards when we take a step forward.
User avatar
paperino
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4028
Joined: Fri Mar 10, 2017 4:10 pm

Re: Great day In Mogadishu Terrorist Amir of Mogadishu Has been Captured man responsible for Genocide

Post by paperino »

HashIII wrote: Mon Jun 19, 2017 11:44 pm I want to know if he will get the Dahir Aweys treatment and be forced onky into house arrest, if he will be promoted as the head of the Somali intelligence agency, or if he will be executed befittingly and hypocritically.
Al-Shabaab is decentralized, the info its commanders know is need to basis, and has deputies on standby to replace a captured commander. So, torture is counterproductive and wouldn't yield any useful info.
Post Reply
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”