Jen.Yuusuf Indha-Cadde; oo loo magacaabay guddoomiyaha guddiga hanti soo celinta Ciidanka kkkkk

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

THE_TRUTH1
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1512
Joined: Thu Nov 24, 2005 9:01 pm
Location: canada

Jen.Yuusuf Indha-Cadde; oo loo magacaabay guddoomiyaha guddiga hanti soo celinta Ciidanka kkkkk

Post by THE_TRUTH1 »

jen.Yuusuf Indha-Cadde; oo loo magacaabay guddoomiyaha guddiga hanti soo celinta Ciidanka
Image
Home – Wararka Somalia – Jen.Yuusuf Indha-Cadde; oo loo magacaabay guddoomiyaha guddiga hanti soo celinta Ciidanka

Jen.Yuusuf Indha-Cadde; oo loo magacaabay guddoomiyaha guddiga hanti soo celinta Ciidanka
July 5, 2017

Jeneraal Yuusuf Maxamed Siyaad Indhacadde ayaa loo magacaabay Guddoomiyaha Guddiga Hanti soo celinta Ciidanka Soomaaliyeed.
Guddigan ayey howshiisu tahay in ay dib u soo celiyaan hantida Ciidanka Soomaaliyeed sida guryaha iyo hantida kale ee maguurtada ah ee ay Ciidanka leeyihiin.
durba guddigan waxaa uu billaabay shaqadiisa waxaana Gaadiid dagaal oo ay ku xiranyihiin codbaahiyayaal la geeyay guryaha ay leeyihiin Ciidamada Dalka iyo Xarumaha Ciidamada ee ay hadda degganyihiin dadka rayidka ah.
Guddiga waxaa ay muddo kooban u qabteen dadka deggan xeryaha Ciidamada ee Muqdisho iyo Guryahooda,waxaana dadka lagu amray in ay muddo kooban ay uga guuraan.
Dadka qaar ayaa arrintan cabasho ka muujiyay waxaana ay ku doodayaan in aysan garaneyn goob ay aadaan haddii laga raro guryaha hadda ay degganyiihin.
User avatar
X.Playa
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17317
Joined: Sun Mar 17, 2002 7:00 pm
Location: Canada,Hawd

Re: Jen.Yuusuf Indha-Cadde; oo loo magacaabay guddoomiyaha guddiga hanti soo celinta Ciidanka kkkkk

Post by X.Playa »

The man that looted Marka and Bravo for decade is now given position to recover " hanti".

Its an insult to the people he dispossessed of their land.
User avatar
barbarossa
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5560
Joined: Mon Sep 19, 2011 11:58 am
Location: Souviens-toi l'essentiel, oublie l'eccessoire.

Re: Jen.Yuusuf Indha-Cadde; oo loo magacaabay guddoomiyaha guddiga hanti soo celinta Ciidanka kkkkk

Post by barbarossa »

Waaba dhurwaa hilbo ku raro.
User avatar
xiimaaya
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4354
Joined: Mon Feb 13, 2012 8:07 pm

Re: Jen.Yuusuf Indha-Cadde; oo loo magacaabay guddoomiyaha guddiga hanti soo celinta Ciidanka kkkkk

Post by xiimaaya »

It's always Good to give someone a second chance to redeem themselves and do the right thing. He's washing his sins . Mashallah faarmajo is visionary.


Mooryan mooryan ba loo diira. Farmajo is making the right moves khyrie abgaal iyo habar digir but ku amusiiyay mooryanti dhcaday xaq alnaas ninkan culus ba loo diiray. :clap:


Next 6 months waxa loo Soo jeesanya idoor iss diyaarya :whew: .


I never been more impressed wallah
User avatar
Havoc
Posts: 155
Joined: Mon Sep 05, 2016 2:51 pm

Re: Jen.Yuusuf Indha-Cadde; oo loo magacaabay guddoomiyaha guddiga hanti soo celinta Ciidanka kkkkk

Post by Havoc »

bad move cheeseman :x :x this Indha cadde should be hanged :down:
User avatar
paperino
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4028
Joined: Fri Mar 10, 2017 4:10 pm

Re: Jen.Yuusuf Indha-Cadde; oo loo magacaabay guddoomiyaha guddiga hanti soo celinta Ciidanka kkkkk

Post by paperino »

This government is doomed if it employs individuals like Indha-Cadde. I'm sure there are at least 100 members like Indha-Cadde in the government .
User avatar
FBISOMALIA
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9254
Joined: Fri Oct 15, 2010 5:26 am
Location: SSDF FOR LIVE , AUN AWOOWE AY

Re: Jen.Yuusuf Indha-Cadde; oo loo magacaabay guddoomiyaha guddiga hanti soo celinta Ciidanka kkkkk

Post by FBISOMALIA »

To deal with moryaans choice one of them and loyal to you to do the job, now let see what will happen :lol:
User avatar
barbarossa
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5560
Joined: Mon Sep 19, 2011 11:58 am
Location: Souviens-toi l'essentiel, oublie l'eccessoire.

Re: Jen.Yuusuf Indha-Cadde; oo loo magacaabay guddoomiyaha guddiga hanti soo celinta Ciidanka kkkkk

Post by barbarossa »

According to well-placed government sources this is how the bizarre appointment of Indhacadde came about. At a recent Somali Day celebration event, 'general' Indhacadda has approached Farmaajo and straight up requested to be named madaxa hanti soo celinta hantida Ciidamada Qalabkasida. First Farmaajo bursted into fit laughter as he could not believe Indhacadde, of all people, would dare inuu hawaysto a position that requires the highest level of trust and integrity. But after the president realized that the 'General' was in fact dead serious, he decided to make a bet with him. Here is the term agreed on that bet: Indhacadde would not only be appointed to his desired position but will (by a presidential decree) be bestowed with a new name, Maxamed Aamiin with one single stipulation: habeenka ugu horeysa hantida Ciidamada la soo celiyo haddii subixii loogu yimaado oo uu san bililiqeysan.
User avatar
HashIII
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 634
Joined: Tue Oct 25, 2016 9:03 am

Re: Jen.Yuusuf Indha-Cadde; oo loo magacaabay guddoomiyaha guddiga hanti soo celinta Ciidanka kkkkk

Post by HashIII »

This has to be fake news lol. This guy is one of the guy's that destroyed the nation intentionally.

BTW is this guy even a real general? What was he during the kacaan era?
User avatar
Adali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10587
Joined: Fri Dec 09, 2011 4:04 pm
Location: Throw me to the hyenas and I will return laughing as the pack leader.

Re: Jen.Yuusuf Indha-Cadde; oo loo magacaabay guddoomiyaha guddiga hanti soo celinta Ciidanka kkkkk

Post by Adali »

waiting for sahal's comments on this hahahaha
User avatar
TheNewElectedWarLord
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 972
Joined: Sun Mar 19, 2017 3:53 am

Re: Jen.Yuusuf Indha-Cadde; oo loo magacaabay guddoomiyaha guddiga hanti soo celinta Ciidanka kkkkk

Post by TheNewElectedWarLord »

leave the wadaad alone :lol:
mahadalla
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 504
Joined: Mon Oct 31, 2016 1:08 am

Re: Jen.Yuusuf Indha-Cadde; oo loo magacaabay guddoomiyaha guddiga hanti soo celinta Ciidanka kkkkk

Post by mahadalla »

Xeryaha Ciidamada iyo Guryaha ciidamada xooga dalka are home to caruurtii HG Saleebaan clan USC mujaahidiin who removed Ciidamadii Kacaan regime ee uu ku faani jiray afwayne, waa ragii waray meydadkii ciidamadii kacaanka jidka warshadaha iyo xeryahii ciidamada, waa ragii kala wareegey dhamaan Taangiyadii iyo gantaaladii kacaanku ku faani jiray ee lasoo marin jiray 21 October kana dhigay wax ay gubeen iyo wax ay la wareegeen.


Saleebaan waxa ay caan ku yihiin in markii dagaal lagu foro aysan raadsan majaha, oo ay madaxa ka toogtaan meesha ugu sareysa.
Yusuf indhacade knows to not mess around, yuusan noqon majahii madaxii saleebaan toogan tahaa.

Saleebaan waa ragii bilaabay kacdoonkii USC, waa ragii yiri markii walaalohood HG dowldii kacaanka ku dirtay oo ay afarta dhinac dagaal beeleed looga bilaabay iyagoo intii ay ku mashquuli lahaayeen dagaal walaalohood HG dhexdiisa weerar ku qaaday madaxii oo markaas ahaa Kacaankii, Waa markii Saciid gacameey ku gabyey " galgaduud ka kaca baraan boor ka shidayaaye" oo ay weerareen Ciidamadii xeradii 21 aad ee dhuusamareeb kutaalay taas oo sababtay in dagaalkii kaligood iyo dowladu isu rogay dagaal HG iyo dowladii Kacaanka.

Cacligaas iyo kartidaa ragaas leh, USC round 2 oo Soomaaliya ku kala tagto ayey sababi doontaa hadii indhacade loo soo adeegsado.
User avatar
TheNewElectedWarLord
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 972
Joined: Sun Mar 19, 2017 3:53 am

Re: Jen.Yuusuf Indha-Cadde; oo loo magacaabay guddoomiyaha guddiga hanti soo celinta Ciidanka kkkkk

Post by TheNewElectedWarLord »

^ Yeah wadaad indha cade should know better.
User avatar
xiimaaya
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4354
Joined: Mon Feb 13, 2012 8:07 pm

Re: Jen.Yuusuf Indha-Cadde; oo loo magacaabay guddoomiyaha guddiga hanti soo celinta Ciidanka kkkkk

Post by xiimaaya »

Hahahahaha hahahahaha caabdaka ka yeeraya mooryanti. Where is sahal hiding? Faarmajo is pining mooryan against mooryan and in the Somalia wins.
User avatar
sahal80
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21186
Joined: Sun Jan 08, 2012 1:49 pm

Re: Jen.Yuusuf Indha-Cadde; oo loo magacaabay guddoomiyaha guddiga hanti soo celinta Ciidanka kkkkk

Post by sahal80 »

xiimaaya wrote: Fri Jul 07, 2017 11:45 am Hahahahaha hahahahaha caabdaka ka yeeraya mooryanti. Where is sahal hiding? Faarmajo is pining mooryan against mooryan and in the Somalia wins.
basically indhocade militias was legitimaced instead of getting disarmed but tell me whats the win for darod, oops somalia in this since his militia will replace his fellow civilians? HG 'SNA' will be based in here. indhacado means No other militias is going there. same for xeryaha Dayniile murursade SNA will be based there.




the man who disarming the people is a murursade warlord who was legitimazed, Same now in dhacade

https://www.google.co.uk/amp/s/waajid.w ... aabey/amp/

ex warlord jacfar
http://markacadey.com/archives/26458

keep dreaming kkk
Last edited by sahal80 on Fri Jul 07, 2017 1:42 pm, edited 3 times in total.
Post Reply
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”