It's hell hole


Moderator: Moderators
Xildhibaan Xasan Axmed Maxamed (Dhagjar) oo ka mid ah xildhibaanada golaha deegaanka Gabilay ayaa sheegay inuu Maayir Maxamed Amiin in muddo ah maqnaa hase yeeshee ugu dambayn la xaqiijiyey inuu Jabuuti u joogo qaadashada baasaaboorka dalkaas, waxaana sidoo kale xildhibaanku uu sheegay inuu Maayirkii qorshaynayo inuu tahriibo isla markaana uu baasaaboorka dalka Jabuuti uu ku galo dalalka qaaradda Yurub.
http://www.boramanews.com/index.php/som ... o-xaadirin
Siilaanyo has British citizenXingalol wrote: Tue Aug 08, 2017 7:38 am![]()
![]()
mayor xumi muxuu sheegi ?,,, siilaanyo ayaa tahriibaya hadduu wakhtigiisu dhamaado
![]()
What about the presidential candidates?
No idea , but I assume all Somali passport
Mayors or higher officials doing it sets a bad precedence.BestPlaya wrote: Tue Aug 08, 2017 11:00 am Tahriibku waa caadi....ilaahow magafe fiican u sahal duqa magaalada Gabiley