Burco 3 - Hargeisa 0

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
KingWaslawi
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5296
Joined: Mon Mar 29, 2010 12:24 pm
Location: Kayd-kii jacaylkaa riyo laygu keenaa, kabbo baan idhaahdaa, mise waaba koob madhan :(

Burco 3 - Hargeisa 0

Post by KingWaslawi »

[Burco saddex iyo Eber Hargeisa ku dirtay.
User avatar
Ben Dover
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5259
Joined: Fri Mar 25, 2005 8:08 pm
Location: getrichathome.co.uk
Contact:

Re: Burco 3 - Hargeisa 0

Post by Ben Dover »

Now THAT is a rally!

KingWaslawi salaan sare cousin :up:
User avatar
Timiro1999
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2765
Joined: Thu Dec 03, 2015 7:45 am

Re: Burco 3 - Hargeisa 0

Post by Timiro1999 »



Burco dhami orange ayaabay noqotay.

Caqliga wacanee karaama watiyo, wax-garad cilmi loo waqtigu la socdaa waa WADDANI waa WADDANI
.

Heesta waddani waabay iga iibsan tahay
Waxa igu maqaalo ah qudhmiye inuu dadkii shicibka ahaa laaluushay.
Sidii kuwii Xamar joogey ee ay yidhaahden waddani taageero u muujiya!!!
User avatar
KingWaslawi
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5296
Joined: Mon Mar 29, 2010 12:24 pm
Location: Kayd-kii jacaylkaa riyo laygu keenaa, kabbo baan idhaahdaa, mise waaba koob madhan :(

Re: Burco 3 - Hargeisa 0

Post by KingWaslawi »

Ben Dover, Salaam inaader :up:


Timiro Waddani meelna ina geyn maayo, laakiin ilaahay kii khayr lehba ha inoo dooro,


Muhiimaddu waa in Somaliland guulaysataa. In shaa allaah.
TheGrumpyGeeljire
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3556
Joined: Sun Jan 12, 2014 1:25 pm

Re: Burco 3 - Hargeisa 0

Post by TheGrumpyGeeljire »

Timiro1999 wrote: Wed Oct 25, 2017 11:44 am

Burco dhami orange ayaabay noqotay.

Caqliga wacanee karaama watiyo, wax-garad cilmi loo waqtigu la socdaa waa WADDANI waa WADDANI
.

Heesta waddani waabay iga iibsan tahay
Waxa igu maqaalo ah qudhmiye inuu dadkii shicibka ahaa laaluushay.
Sidii kuwii Xamar joogey ee ay yidhaahden waddani taageero u muujiya!!!
Maxay wadani kaga wanaagsan yihiin kulmiye,
sicir bararka dalka ka jira xal maay u helayaan? Ciidanka mushaharka ma loo kordhinayaa? Qabyaalada, musuq-maasuqa ba'an maay tirtri doonaan? Maxay Somaliland usoo kordhin doonaan?

Ka soo qaad inaan ahay muwaadin dalkii jooga, iga qanci inaan wadani ugu rido!!
Post Reply
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”