Hadaba hadii Muuse biixi la doorto waxa idinla gudboon inaad Laandheere-nimadiina muujisaan una hogaansataa shanta sano ee soo socda,inaad si daacada ula shaqaysaan, waliba mudakarnimo iyo abtinimana tustaan.
Waxa laysla waafaqsan yahay in Beesha Garxajis tahay mudanka hormuudka reer sheekh isaxaaq, dhinac walba hayeeshee wixii ka danbeeyay 1994 waxaad mooda in reerka taladu ka baahday oo cuqdad aan loo baahnayn siyaasiyiin dano gaar ah leh oo beesha u dhashay abuurayaan, halqabsina ka dhigteen dagaalkii sokeeye ayaa laysugu kiin tagay, taasoo ah wax aan loo baahnayn.
Midna ogaada waxad tihiin reer laxaad leh, oo saamayn leh, juquraafiyan iyo siyaasiyanba,inta la noolyahayna mar uunbaydin talada hantiyi
sOMALILAND HA NOOLAATO


