NO MORE APPEASEMENT!!

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

waayeel101
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2799
Joined: Mon Aug 30, 2010 7:15 am
Location: Anigoo dhar cad soo ma dhuuman karee dhurwaayow ma soo hagoogtaayeey

Re: NO MORE APPEASEMENT!!

Post by waayeel101 »

CigaalSHiiDaaDCFC wrote: Thu Nov 16, 2017 2:09 pm Waa in GACAN ADAG LAGU QABTAA Cidii nabada iyo xasiloonida khal khal galisa. Dadku waa mudaharaadi karaan lakiin dariiqyo la xidho iyo xoolo la boobo la yeeli maayo. Cidii cabasho qabta maxkamada sare ha tagto. Nadaba SOMALILAND millions kala qolo ah ayaa ku caano maala, reer kaliya ma keenin mana baabiin karaan.

chelsea, hadalkasi oo kale xal maaha waxay u ektahay hanjabad iyo cago jugleyn, waxa meesha yaalana wa wada reero doorasho qabyalad lagu galayo iyo maamul qabyalad ku dhisan weeyan, ciidamadu wa reero lama control karo hadi fitno dhacdo, ilahay aya laga magangala fitnada marka iska ilaali inad fitna abuuro hadalkadu.

Hadilmee guul WADANI
User avatar
CigaalSHiiDaaDCFC
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9428
Joined: Tue Apr 24, 2012 1:34 pm

Re: NO MORE APPEASEMENT!!

Post by CigaalSHiiDaaDCFC »

abdikarim86 wrote: Thu Nov 16, 2017 2:59 pm CigaalShidaad. There always has to be appeasement - Otherwise waa lagu kala tagayaa meeshan.

If you truly love Somaliland, you will do your best to avoid confrontation. We need to be like Siilaanyo back in 2003.
For the sake of the country there needs to be compromise on some level- The other side are beyond reason.

A mixture of paranoia, victim mentality and arragonce has produced a toxic mix among Waddani supporters. If it is confronted directly, then it is war and back to the 1990s.

We must also seriously consider whether mass sufferage democracy with its majoritarian principles when Somalis have only ever known compromise is the best course in the long-term.

I understand that but if they dont wanna accept the defeat then they should protest and contest it peacefully otherwise. All i am saying we shouldnt let one reer to lead us to war.


waayeel, it may be hard for you to believe, but ciidanka qaranku will put country frist :up:
User avatar
X.Playa
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17317
Joined: Sun Mar 17, 2002 7:00 pm
Location: Canada,Hawd

Re: NO MORE APPEASEMENT!!

Post by X.Playa »

Jesus Christ naagtani sida wax u fahantaa ana suldaankay h.y dhagaysataa waa suldaans Cismaan suldaans cali suldaans madar. Nit Xirsi Qani.
User avatar
MujahidAishah
Posts: 16994
Joined: Thu Dec 16, 2010 5:32 pm
Location: Garisadi Guryosamo Goljano ku nool

Re: NO MORE APPEASEMENT!!

Post by MujahidAishah »

X.Playa wrote: Thu Nov 16, 2017 4:10 pm Jesus Christ naagtani sida wax u fahantaa ana suldaankay h.y dhagaysataa waa suldaans Cismaan suldaans cali suldaans madar. Nit Xirsi Qani.
Awoowo suldaan guud marka la sheego waa xirsi qani doon amba diid but you like me know that he will not declare war so you pick his indr oo ka dhiig kulul..

Asleast you are monotheists today mashallah:up:
User avatar
xiimaaya
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4354
Joined: Mon Feb 13, 2012 8:07 pm

Re: NO MORE APPEASEMENT!!

Post by xiimaaya »

This election has been disaster​and a failure.


Habar yonis will not see the kursi and there is nothing they can do about it .



The rest of idoor t want them because of trust issues
Post Reply
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”