Hadda lagu dhawaaqayaa, diyaar ma tihiin shaaha soo diyaarsada

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
KingWaslawi
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5296
Joined: Mon Mar 29, 2010 12:24 pm
Location: Kayd-kii jacaylkaa riyo laygu keenaa, kabbo baan idhaahdaa, mise waaba koob madhan :(

Hadda lagu dhawaaqayaa, diyaar ma tihiin shaaha soo diyaarsada

Post by KingWaslawi »

Waddani magaca iyo sharafta ayuu iskaga ciyaaray, bal may maalintii u horraysay iska hanbalyeeyaan.
User avatar
AlXaaj
Posts: 27
Joined: Sat Apr 15, 2017 6:35 am

Re: Hadda lagu dhawaaqayaa, diyaar ma tihiin shaaha soo diyaarsada

Post by AlXaaj »

KingWaslawi wrote: Mon Nov 20, 2017 5:35 am Waddani magaca iyo sharafta ayuu iskaga ciyaaray, bal may maalintii u horraysay iska hanbalyeeyaan.
Adigu miyaanad awal ahayn Waddani? Ma mar dhexe ayaad is bedeshay.
User avatar
Inaayah
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3514
Joined: Sun Aug 16, 2015 4:51 am

Re: Hadda lagu dhawaaqayaa, diyaar ma tihiin shaaha soo diyaarsada

Post by Inaayah »

You was telling H.A and Kulmiye supporters who are Snetters to shut the f up the other day, saying uunsiga ayaan shidana and crap?

Maxaa is bedelay hada?
User avatar
KingWaslawi
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5296
Joined: Mon Mar 29, 2010 12:24 pm
Location: Kayd-kii jacaylkaa riyo laygu keenaa, kabbo baan idhaahdaa, mise waaba koob madhan :(

Re: Hadda lagu dhawaaqayaa, diyaar ma tihiin shaaha soo diyaarsada

Post by KingWaslawi »

Inaayah wrote: Mon Nov 20, 2017 5:50 am You was telling H.A and Kulmiye supporters who are Snetters to shut the f up the other day, saying uunsiga ayaan shidana and crap?

Maxaa is bedelay hada?
Natiijadu ma Hbar Awalbaa? waar waxan caqliga daasadaa leh bal eega, ordoo Uunsigaaga iska shido, Muuse Biixi, wuxuu noqonayaa madaxweyne qaran, waana la wada caayayaa, mar waa la ammaanayaa, Maalinta xilka loo dhaariyo ayaa ugu danbaysa magac reer, Madaxweyne qaran ayaanu noqonayaa, HA ma dooran, ee ceebta iyo naagaysiga ninka ka daaya.
User avatar
Inaayah
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3514
Joined: Sun Aug 16, 2015 4:51 am

Re: Hadda lagu dhawaaqayaa, diyaar ma tihiin shaaha soo diyaarsada

Post by Inaayah »

KingWaslawi wrote: Mon Nov 20, 2017 6:45 am

Adiga H.A topickaga ka dhigay, don't try and back track. Marna Wadani dabada u ruux, marka laga badiyo Wadani na, Kulmiye u ruux :roll:
User avatar
KingWaslawi
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5296
Joined: Mon Mar 29, 2010 12:24 pm
Location: Kayd-kii jacaylkaa riyo laygu keenaa, kabbo baan idhaahdaa, mise waaba koob madhan :(

Re: Hadda lagu dhawaaqayaa, diyaar ma tihiin shaaha soo diyaarsada

Post by KingWaslawi »

Inaader sabaayadaada iska dubo, walaa waddani walaa kulmiye, midna qayladaada ma ogee.
User avatar
Inaayah
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3514
Joined: Sun Aug 16, 2015 4:51 am

Re: Hadda lagu dhawaaqayaa, diyaar ma tihiin shaaha soo diyaarsada

Post by Inaayah »

It was just the other day o nacaskan feedhaha waa wayn leh was saying "Shut the fcuk up and wait for the results, ma kursiga xiniyihiina ku heli waydeen ba ku heli nacnacda"

Have any results been officially released?
User avatar
KingWaslawi
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5296
Joined: Mon Mar 29, 2010 12:24 pm
Location: Kayd-kii jacaylkaa riyo laygu keenaa, kabbo baan idhaahdaa, mise waaba koob madhan :(

Re: Hadda lagu dhawaaqayaa, diyaar ma tihiin shaaha soo diyaarsada

Post by KingWaslawi »

Inaayah wrote: Mon Nov 20, 2017 6:55 am It was just the other day o nacaskan feedhaha waa wayn leh was saying "Shut the fcuk up and wait for the results, ma kursiga xiniyihiina ku heli waydeen ba ku heli nacnacda"

Horta waa laga wacan yahay inaan kuu jawaabo, sababtoo ah, fahanka ayaaba kugu adag.

Waa runtay stfu, HA kursiga xinninyo ay leeyihiin, iyo awood toona kumay korin, codka Muuse umadda Somaliland ayaa ugu deeqday, markaa inaad reer HA credit ku siiso maaha, oo aad sidii bilaa caqli ah, HA iyo unsi dadka la dhex wareegtaan.

Hadduu guulaystay waxa u hiiliyay shacabkiisa, maaha inaad magac reer Ha la daba orodaan. HA kalligeed inaanay waba soo saari karayn waad og tihiin.

Qofkii caqli leh wuu fahmayaa, anigu waxaan u jeeday, ka daaya ninka magaca haka dilinee, HA waxba inaanay kalligeed u tarayn way caddahee.

Waxaan la yaabay cabaadka idinka wada dhamaaday, guushiisana shacabka Somaliland oo dhanbaa leh, markaa sharaftiina u tudha, mid u codeeyay iyo mid ka codeeyayba, waa u madaxweyne. case closed.
User avatar
Inaayah
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3514
Joined: Sun Aug 16, 2015 4:51 am

Re: Hadda lagu dhawaaqayaa, diyaar ma tihiin shaaha soo diyaarsada

Post by Inaayah »

KingWaslawi wrote: Mon Nov 20, 2017 7:03 am
Inaayah wrote: Mon Nov 20, 2017 6:55 am It was just the other day o nacaskan feedhaha waa wayn leh was saying "Shut the fcuk up and wait for the results, ma kursiga xiniyihiina ku heli waydeen ba ku heli nacnacda"

Have any results been officially released?
Horta waa laga wacan yahay inaan kuu jawaabo, sababtoo ah, fahanka ayaaba kugu adag.

Waa runtay stfu, HA kursiga xinninyo ay leeyihiin, iyo awood toona kumay korin, codka Muuse umadda Somaliland ayaa ugu deeqday, markaa inaad reer HA credit ku siiso maaha, oo aad sidii bilaa caqli ah, HA iyo unsi dadka la dhex wareegtaan.

Hadduu guulaystay waxa u hiiliyay shacabkiisa, maaha inaad magac reer Ha la daba orodaan. HA kalligeed inaanay waba soo saari karayn waad og tihiin.

Qofkii caqli leh wuu fahmayaa, anigu waxaan u jeeday, ka daaya ninka magaca haka dilinee, HA waxba inaanay kalligeed u tarayn way caddahee.
Don't try and turn it around sxb. It was the likes of you and H.A obsessed losers who made it about qabil.

Kulmiye wasn't a 1 tribe party *cough cough*

It was samaroon, Akhishe, Arab, Cidagale, H.J..umada Islam who voted for Kulmiye.

Mujaahid Muuse Bixi raganimadiisu ku helay iyo Ilaahey o la garab qabtay. Don't you ever forget that.

Now you stfu. Fool.
User avatar
Inaayah
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3514
Joined: Sun Aug 16, 2015 4:51 am

Re: Hadda lagu dhawaaqayaa, diyaar ma tihiin shaaha soo diyaarsada

Post by Inaayah »

Time to go and get ready to party In'shAllah, bye bipolar loser. :P
User avatar
KingWaslawi
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5296
Joined: Mon Mar 29, 2010 12:24 pm
Location: Kayd-kii jacaylkaa riyo laygu keenaa, kabbo baan idhaahdaa, mise waaba koob madhan :(

Re: Hadda lagu dhawaaqayaa, diyaar ma tihiin shaaha soo diyaarsada

Post by KingWaslawi »

Inaayah wrote: Mon Nov 20, 2017 7:18 am Time to go and get ready to party In'shAllah, bye bipolar loser. :P
Haye waynu party yaynaynaa, soo diyaari adduunkaaga :rose: :)

Dee illeen adaa codsadaye.
User avatar
abdikarim86
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12077
Joined: Sun Sep 14, 2008 7:21 am
Location: Bristol

Re: Hadda lagu dhawaaqayaa, diyaar ma tihiin shaaha soo diyaarsada

Post by abdikarim86 »

No party tonight
Post Reply
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”