- Cabdiraxmaan Cirro, Hersi Gaab, iyo garabkii Kulmiye kasoo jabay, waxay is taageen inaanay aqbalayn natiijada, laguna shubtay -
- Nus danbeedka xisbiga Kulmiye, ayaa iyaguna fikir kaa ka duwan qaatay, Duur Carraale, Waabeeye, Siciid Sulub, iskuna dayay in lagu qanciyo xisbiga inuu natiijada aqbalo.
Hadda sida la sheegaayo, waa lagu kala kacay. in dib , la isugu soo noqona mooji.
Dadka noocan oo kale ah, waxaa wanaagsan in laga tashado, xabsigana lagu guro, Fock NEC they are very weak.
Waddani oo laba qaybood u kala jabay caawa, qayb natiijada aqbashay iyo qayb diiday
Moderator: Moderators
- KingWaslawi
- SomaliNet Super
- Posts: 5295
- Joined: Mon Mar 29, 2010 12:24 pm
- Location: Kayd-kii jacaylkaa riyo laygu keenaa, kabbo baan idhaahdaa, mise waaba koob madhan :(
- kaliil
- SomaliNet Super
- Posts: 5400
- Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
- Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa
Re: Waddani oo laba qaybood u kala jabay caawa, qayb natiijada aqbashay iyo qayb diiday
KingWaslawi wrote: Mon Nov 20, 2017 2:23 pm -
- Nus danbeedka xisbiga Kulmiye, ayaa iyaguna fikir kaa ka duwan qaatay, Duur Carraale, Waabeeye, Siciid Sulub, iskuna dayay in lagu qanciyo xisbiga
Kuwani goormay ku biireen kulmiye

- KingWaslawi
- SomaliNet Super
- Posts: 5295
- Joined: Mon Mar 29, 2010 12:24 pm
- Location: Kayd-kii jacaylkaa riyo laygu keenaa, kabbo baan idhaahdaa, mise waaba koob madhan :(
Re: Waddani oo laba qaybood u kala jabay caawa, qayb natiijada aqbashay iyo qayb diiday
kaliil wrote: Mon Nov 20, 2017 3:05 pmKingWaslawi wrote: Mon Nov 20, 2017 2:23 pm -
- Nus danbeedka xisbiga Kulmiye, ayaa iyaguna fikir kaa ka duwan qaatay, Duur Carraale, Waabeeye, Siciid Sulub, iskuna dayay in lagu qanciyo xisbiga
Kuwani goormay ku biireen kulmiye![]()
Si wacan u akhri, qoraalka, laba qaybood ayaan ku idhi, qaybta hore ayaa ah, garabkii kasoo jabat kulmiye
Qaybtan aad soo xigatayna waa nusdanbeedka waddani
- KingWaslawi
- SomaliNet Super
- Posts: 5295
- Joined: Mon Mar 29, 2010 12:24 pm
- Location: Kayd-kii jacaylkaa riyo laygu keenaa, kabbo baan idhaahdaa, mise waaba koob madhan :(
Re: Waddani oo laba qaybood u kala jabay caawa, qayb natiijada aqbashay iyo qayb diiday
Is af garad ayaa laga gaadhay, waxaana hambalyeeyay imminka garabkii hore uga jaay kulmiye oo uu ku jiro hoggaamiyaha kulmiye, iyo xubnihii kale ee xisbiga.
-
- SomaliNetizen
- Posts: 259
- Joined: Mon Jul 03, 2017 11:24 pm
Re: Waddani oo laba qaybood u kala jabay caawa, qayb natiijada aqbashay iyo qayb diiday
KingWaslawi wrote: Mon Nov 20, 2017 4:21 pm Is af garad ayaa laga gaadhay, waxaana hambalyeeyay imminka garabkii hore uga jaay kulmiye oo uu ku jiro hoggaamiyaha kulmiye, iyo xubnihii kale ee xisbiga.
Laf baad toobin ku haysaa. Waa dhibaatada Somaliland ka haysta dhinaca ictiraafka. Madax adayg iyo khasab wax ku meel mari aduunkan kama shaqayso. Somaliland maaha meel ay group gooni ah sheegan karto. Waa loo wada siman yahay. Kulmiye, Wadani iyo Ucid waa sadex Asxaabul Qaran. Sadexduba Xaq bay ku leeyihiin SL oo waxayna matalaan ummad dhan.
Sidaa awgeed in Xisbul Xaakimku musuq maasuq sameeyo oo is yidhaah xoog wax ku muquuni waa laga fiican yahay.
Waxaa halkaa ka Iman karta in Wadani na uu yidhaah idinla shaqayn mayno, shacabka taagersan markaa ay bilaabaan gacant ka hadal. Waa sida ay dagaalada sokeeye ku bilaawdaan.
Hadi maanta aad nabada jeceshahay wax ha laga badalo sidan.
Dib hallo tiriyo dhamaan codadka. Waa 700,000 oo cod. Anaaba intaan u qayilo ku filan in aan mid kasta meeshiisa dhiigo
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 23 Replies
- 1823 Views
-
Last post by SahanGalbeed
-
- 4 Replies
- 1018 Views
-
Last post by xiimaaya
-
- 0 Replies
- 434 Views
-
Last post by Adan_1
-
- 0 Replies
- 483 Views
-
Last post by Runloow101
-
- 16 Replies
- 892 Views
-
Last post by COSTA
-
- 0 Replies
- 479 Views
-
Last post by Adan_1
-
- 0 Replies
- 862 Views
-
Last post by Jamac_Yare
-
- 9 Replies
- 461 Views
-
Last post by sheekh-Farax-zero
-
- 2 Replies
- 519 Views
-
Last post by Faarax-Caytame
-
- 0 Replies
- 324 Views
-
Last post by HorseedS