Horta Waa Yaabee Qabiilka Dhulbahante La Yiraa Maxaa Ganacsiga Ka Habaaray?
Moderator: Moderators
-
- SomaliNet Super
- Posts: 5352
- Joined: Wed Apr 14, 2010 11:49 am
- Location: No Shelter Is Safer Than Piety
Horta Waa Yaabee Qabiilka Dhulbahante La Yiraa Maxaa Ganacsiga Ka Habaaray?
Fadalan adigoon wax caytina meesha keenin suasha ka jawaab! ..... sababtoo ah weligay ma arkin Dhulbahante ganacsade ah ama taajir ah.
Re: Horta Waa Yaabee Qabiilka Dhulbahante La Yiraa Maxaa Ganacsiga Ka Habaaray?
Abba Looni ( the Lo ' Father in Oromo),
Su'aal xun maaha sxb, waase su'aal miinaysan , hayeeshee jawaab waafi ah haddan ku siiyo, qolo waliba waxay leedahay hantiile iyo sabool, ganacsade iyo jeeble, tan aad ka dhalateyba ku dar.
Haddaadan arkin hantiile amba ganacsade Dhulbahante, dee waa gartaa, nin daar ku jiro daruur ma arkee, intaad hadhuudhka iyo ciirta isla dhacaysid, hadh-galoolkiina hoos marqaameysid, dhiinow, dhiin dhale, dhiin garaar leh dhale qaadeysid, harqoodkana daba luudeysid,sidii dibiguna u jidbaysan tahay, addunkuna aan adiyo Beyle dhaafin, adduunkuna kuu yahay Agabar iyo agagaarkeeda , weligay ganacsade Dhulbahante maan arkin waa gartaa !

- DalJecel60
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 1767
- Joined: Sun Nov 27, 2016 3:19 pm
Re: Horta Waa Yaabee Qabiilka Dhulbahante La Yiraa Maxaa Ganacsiga Ka Habaaray?
hayaay jaantan kula helayweydamal wrote: Thu Nov 23, 2017 2:29 am Abba Looni ( the Lo ' Father in Oromo),
Su'aal xun maaha sxb, waase su'aal miinaysan , hayeeshee jawaab waafi ah haddan ku siiyo, qolo waliba waxay leedahay hantiile iyo sabool, ganacsade iyo jeeble, tan aad ka dhalateyba ku dar.
Haddaadan arkin hantiile amba ganacsade Dhulbahante, dee waa gartaa, nin daar ku jiro daruur ma arkee, intaad hadhuudhka iyo ciirta isla dhacaysid, hadh-galoolkiina hoos marqaameysid, dhiinow, dhiin dhale, dhiin garaar leh dhale qaadeysid, harqoodkana daba luudeysid,sidii dibiguna u jidbaysan tahay, addunkuna aan adiyo Beyle dhaafin, adduunkuna kuu yahay Agabar iyo agagaarkeeda , weligay ganacsade Dhulbahante maan arkin waa gartaa !
*Nin daar ku jidho daruur ma arkee*
- Sharmarke91
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 1511
- Joined: Wed Jun 17, 2015 8:20 am
Re: Horta Waa Yaabee Qabiilka Dhulbahante La Yiraa Maxaa Ganacsiga Ka Habaaray?
Your answer is Abdinoor Ali Hassan the owner of Hass Petroleum
He is currently building the tallest skyscraper on the African continent - Investing $200 Million into the project.
http://edition.cnn.com/style/article/pi ... index.html
Can you name one wealthy Somali who can invest $50 Million let alone 200?!
He is currently building the tallest skyscraper on the African continent - Investing $200 Million into the project.
http://edition.cnn.com/style/article/pi ... index.html
Can you name one wealthy Somali who can invest $50 Million let alone 200?!
Re: Horta Waa Yaabee Qabiilka Dhulbahante La Yiraa Maxaa Ganacsiga Ka Habaaray?
Simple answer is Afweynes welfare state for Dhulos.
Re: Horta Waa Yaabee Qabiilka Dhulbahante La Yiraa Maxaa Ganacsiga Ka Habaaray?
Nope hassan brothers are self made millionaires, they started their IT career first in Toronto then moved to Kenya. Dhulbahante were traders and had flourishing business in Kenya and Oman since 70s. Nothing had to do with grandfather Barre.
Re: Horta Waa Yaabee Qabiilka Dhulbahante La Yiraa Maxaa Ganacsiga Ka Habaaray?
Of course you will never see them because they don’t run in your social circles. Just go to Kenya and you will see them there. Starting from Ahmed Jabril the millionaire brother of Amina jabril, also the owner of ocean airlines, Jama blue the owner of blue bird airlines,,,,,,,TheLoFather wrote: Wed Nov 22, 2017 2:44 pm Fadalan adigoon wax caytina meesha keenin suasha ka jawaab! ..... sababtoo ah weligay ma arkin Dhulbahante ganacsade ah ama taajir ah.
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 2 Replies
- 430 Views
-
Last post by Gubbet
-
- 0 Replies
- 438 Views
-
Last post by TheLoFather
-
- 7 Replies
- 527 Views
-
Last post by TheLoFather
-
- 12 Replies
- 875 Views
-
Last post by Knight of Wisdom
-
- 0 Replies
- 355 Views
-
Last post by KacdoonSool
-
- 0 Replies
- 232 Views
-
Last post by COSTA
-
- 14 Replies
- 676 Views
-
Last post by Somali-Transporter
-
- 3 Replies
- 248 Views
-
Last post by TrophY-WifeY-
-
- 2 Replies
- 735 Views
-
Last post by Vivacious
-
- 1 Replies
- 186 Views
-
Last post by Jamac_Yare