Taasoo waliba laga saxeexay, ragga ugu tunka weyn xisniga waddani, oo suldaanana markhaati ka ahaayeen.
HY musharaxnimida xisbiga, way u xidhan tahay, illaa inta ay waddanka mar hoggaanka u qabanayaan, musharaxa xisbiga HY, laakiin guddoomiyaha xisbiga Xirsi Gaab ayaa lagula heshiiyay.
Tani waxay sabab u noqon kartaa duufaan siyaasaddeed, oo markan salka ku haya, iskaashi cusub, oo la mac baxday, jeeggaanta Bari.
Sidaynu ognahay Somaliland population keedu waa bari, hadday bari ka hillaacdana, qiyaas maleh.
