This is the the guy who released statement in wich he supported ousting Xaaf. He is murursade stronger than the interior minister, Juxa. Then they will say they r not the sitting clan lol
tmThis is my propaganda lol
Murursade speaker of Galmudug Gacal said he wont recognize this meeting until they let this minister in!!
Disgusting Shameless govt!
Villa deyniile at it again qabyaalad qaawan juxa oo laga booday
hlusuna oo diiday in Wasiiro Ka Tirsan Xukuumada Khayre ay ka qayb galaan Gogosha Jabuuti.
Nov 27, 2017 - jawaab
Iyadoo lagu wado in saacadaha soo socda uu Jabuuti ka furmo wada hadalo u dhaxeeya Maamulka Galmudug iyo Ahlusuna ayaa warar soo baxaya ayaa waxay sheegayaan in muran iyo buuq uu ka dhashay in Wasiir ka tirsan Xukuumadda uu shirka qeyb ka noqdo
Wararka ayaa sheegaya in Wakiilada Urur Goboleedka IGAD oo diyaarinayay shirka ay ku soo dareen Wasiiru dowlaha Wasaaradda Arrimaha Gudaha C/llaahi Faarax Wehliye oo la sheegay in Ra’iisul Wasaaraha u diray inuu shirka ku matalo.
Hase ahaatee Maamulka Galmudug iyo Ahlusuna ayaa ka hor-yimid inuu shirka qeyb ka noqdo Wasiiru dowlaha, waxaana ay sheegeen in aanay raalli ka aheyn in shirka goob joog ka ahaado, iyagoo ka tirsanaya eedo kala duwan.
Xubnaha Galmudug uga qeyb galaya wada hadalka ayaa laga soo xigtay in Wasiiru dowlaha Arrimaha Gudaha uu ahaa ninkii isku dayay burburinta Maamulka Galmudug, isla markaana uu xafiiskiisa ka soo saaray warqadii lagu taageeray mooshinkii Xildhibaano ka tirsan Galmudug ay sheegeen inay xilka ka qaadeen Madaxweyne Xaaf.
Sidoo kale Maamulka Ahlusuna ayaa iyana iska diiday in sidoo kale Wasiiru dowlaha shirka ka qeyb galo, waxaana ay ka door bideen in hadii dowladda ay cid soo dirsaneyso inay soo dirsato Wasiirka Arrimaha Gudaha Cabdi Faarax Juxa.
Labada dhinac Ahlusuna iyo Galmudug ayaa doonaya in hadii ay cidi dowladda ku mataleyso shirkaas uu ka soo qeyb galo Wasiir Juxa oo ah Wasiirkii lahaa mudnaanta, iyagoo u muuqda kuwo ka didsan tallaabooyinka qarsoon ee uu Ra’iisul Wasaaraha wado.
http://somaliweyn.org/2017/11/27/cali-g ... -siminaar/
As i mentioned in this post, Cayr and sacad r getting closer as Xaaf is moving to dhuusamareeb. Ethiopia is behind this as long the regions are Isolating the Govt of Xamar. They received Gaas and sakiin. Gaas has talked about PL cooperation with Ethiopia!
"PostFri Nov 24, 2017 10:35 am
Sources say Xaaf is moving to his wifes town dhuusamareeb but the question is about can he keep together cadaado and dhuusamareeb?
nevertheless HGs internal house can be only fixed internally and this will be good step to that direction."
http://mudug24.com/2017/11/27/galmudug- ... a-jabuuti/
Messing up Galmudug again
Moderator: Moderators
Re: Messing up Galmudug again
They are enjoying their life eating good in djbouti while the poor people are dying from hungry in their states.
Re: Messing up Galmudug again
irrelevant comment. Xaaf is a wealthy man he didnt came to eat in djibouti lolCanuck2 wrote: Tue Nov 28, 2017 11:00 pm They are enjoying their life eating good in djbouti while the poor people are dying from hungry in their states.
Xaaf is not happy with the Igu sawir official
Btw somalis eat while working even in the cabinet meeting.
Re: Messing up Galmudug again
He is rich from selling or poisoning his people through (khat ) also by being reformed ex warlord.sahal80 wrote: Tue Nov 28, 2017 11:09 pmirrelevant comment. Xaaf is a wealthy man he didnt came to eat in djibouti lolCanuck2 wrote: Tue Nov 28, 2017 11:00 pm They are enjoying their life eating good in djbouti while the poor people are dying from hungry in their states.
Btw somalis eat while working even in the cabinet meeting.
-
original dervish
- SomaliNet Super

- Posts: 29468
- Joined: Mon Aug 22, 2005 5:08 pm
Re: Messing up Galmudug again
I don't see the point in analyzing these petty squabbles and political infighting in rural backwaters.
It makes absolutely no difference to the overall situation of Somalia.
It makes absolutely no difference to the overall situation of Somalia.
- MaroodiJeexNabad95
- Posts: 138
- Joined: Sun Oct 29, 2017 6:15 pm
Re: Messing up Galmudug again
MX need to leave Galnus ASAP, Cayr don't fuck with Saleeban and Sacad and neither should u
- Adali
- SomaliNet Super

- Posts: 10587
- Joined: Fri Dec 09, 2011 4:04 pm
- Location: Throw me to the hyenas and I will return laughing as the pack leader.
Re: Messing up Galmudug again
Being part of galnus doesn't hurt us, and neither does leaving it. But I prefer a strong stable Galnus with or without MX, the same for Hirshabelle because we need safe passage to Mogadishu port. Caabudwaaq is 200k strong, and still growing rapidly, it is going to become key importer in the near future and we rather have business with Mogadishu than Berbera, even though we are right in between these two key ports.MaroodiJeexNabad95 wrote: Wed Nov 29, 2017 9:07 am MX need to leave Galnus ASAP, Cayr don't fuck with Saleeban and Sacad and neither should u
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 0 Replies
- 229 Views
-
Last post by Somaliweyn
-
- 8 Replies
- 2100 Views
-
Last post by original dervish
-
- 0 Replies
- 217 Views
-
Last post by Nassab
-
- 8 Replies
- 1194 Views
-
Last post by sahal80
-
- 10 Replies
- 729 Views
-
Last post by kambuli
-
- 12 Replies
- 1081 Views
-
Last post by gurey25
-
- 10 Replies
- 689 Views
-
Last post by michael_ital
-
- 9 Replies
- 891 Views
-
Last post by Gatspy
-
- 0 Replies
- 244 Views
-
Last post by Bazuuka
-
- 9 Replies
- 637 Views
-
Last post by Muktaaar
