Qodhiin iyo xeraddiin caawa laba su'aalood ayaan qabaa:
Haddaba Si Miyir Leh, Hallooga Jawaabo
1. 27-kii sano ee u danbaysay, ictiraakii baa soo uraya, waynu ka daalnay, billaahi caleek runta aynu isu sheegno, waxaad moodaa inaynu weel gunta ka dalloola aynu dhaaminayno. Siddeedaba marka wax kuugu haggaagi-waayaan siddaad rabto, waxa wax laga baddallaa qaabka aad wax u waddo, xal kale ayaa la raadiyaa iyo xeelad cusub. Intaynu illaa iminka ka war qabno sahan jiho kalliya ah ayaynu ku jirnaa walligeen, inkastoo doorkan maanta ah la inuugu yara qaatay, oo aynu yara nasanay, ictiraafkankiina yara nasinay, innagoo waxoogaa development iyo wax qabsi u yara jihaysanay, dabcan way wannaagsan tahay, oo innagoo wax qabsanayna ayaynu danteena kalena maarin karnaa.
- Sidaa darraadeed, ka fursan mayso inaynu dib u yara fakarno, wax ka baddalna ku samayno qaabka aynu illaa hadda wax u wadno, kaasoo u eeg mid madhalays ah.
* Laba su'aalood ayan qabaa*
- Waata koowaadde, Ma siddaa ay imminka tahay ayaynu wax waddaynaa illa qiyaamaha, oo adna kula saxsan?
-Waata labbaade, Ma waad kasoo horjeeddaa gebi-ahaanba qaabkan oo waxaad ku darsanaysaa fikir saliima, halka ay wax innooga dhaw yihiin?
- Dabcan qof walba fikirkiisa ayuu cabbiri karaa, si bilaa turxaan ah ayaanad, ugu darsan kartaa wixii xal ah, iyo qaabka adiga kula wannaag sannaan lahaa.
- Haddaanse anigu iska billaabo, waxaan aamin sanahay inan sidan waxba aanay innoogu soo socon, laakiin ka habboonaan lahayd innagoo, siyaasad cusub ciyaarna, kol aynu la qaad walayno, Walaweynta oo buuq cusub furno, iyo annagaa Soomaaliya oo dhan matalna, dawlad kalliya ayaynu wada lahayne, ma hooyadaaba adiga kuu xukuntay oo burburkii ka dib, ku tidhi magacii inaga wada dhexeeyay adigu kalligaa qaado, dawladdan iminka jirta,waxaynu og nahay in gebbigeedaba lagu sameeyay shir yaroo la isugu yimi, waana xaqiiq, waxaan la wada saxeexin oo loo dhammayn inaan cidina, cidla ka qaadan karin.
- Waxaa kaloo aynu samayn karnaa innagoo xayraamiinta Baarlamaanka Soomaaliya, lacag fiican u balan qaadna, 200 oo xildhibaan oo min $500k waa $100m, miisaaniyadda sanadeedka xun baynu ka jari lahayn, hadday meel mariyaan mooshin ay ku xaqiijinayaan.
Si kastaba, xal uun lama waayeen, miyaan la gaadhin markaa wakhtigii aynu baandhayn lahayn, siyaasaddan dhanka xiiran?
Inta Af-Soomaaliga taqaana soo gala - Sorry NO Dhaqan Celis
Moderator: Moderators
- KingWaslawi
- SomaliNet Super

- Posts: 5296
- Joined: Mon Mar 29, 2010 12:24 pm
- Location: Kayd-kii jacaylkaa riyo laygu keenaa, kabbo baan idhaahdaa, mise waaba koob madhan :(
Re: Inta Af-Soomaaliga taqaana soo gala - Sorry NO Dhaqan Celis
1. Sida iminka aynu wax u wadno waa in wax laga bedelo.
2. Kuwa ku jira barlamaanka koonfurta, $500K uma qalmaan, mana siinayno, inagamana helayaan.
3. Siyaasiinta koonfutu ka shaqaystaa ma aha qaar wax lagu darsan karo. Mana aha qaar aynu is fahmayno. Waynu kala fikrad, siyaasad iyo dhaqan duwanahay. Dib in loo noqdo, in koonfur Soomaaliya wax lagu darsado, marnaba laguma horumari karo.
4. SL waxay u baahantahay dhalinyaradeedu inay hogaanka dalka qabtaan. Inay fikrado cusub la yimaadaan. Inay dhibaatooyinka jira xalal u helaan. Ilaahay wuu ina siiyay caqli, aqoon, awood, dal iyo dad. Hibooyinkeenan aynu ka faa'iidaysano.
Wa bilaahi tawfiiq

Futurist wrote: Fri Dec 01, 2017 3:42 pm 1. Sida iminka aynu wax u wadno waa in wax laga bedelo.

Waa sax laakiin waxaan u jeeday haddii aqoonsiga inoo saxeexayaan uun, maya ma dhacayso inaan marna wax ku darsno, yacnii waa iska mashruuc Koonfurtu lacag yar haddaad tusto wax kasta waad ka dhammaysan kartaa.
Fikradaha cusub waan kugu raacay iyo in fursad la siiyo dhallinyarad, waana wax loo baahan yahay.

-
cheifaqilbari
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 1927
- Joined: Wed Jul 22, 2015 11:21 pm
Re: Inta Af-Soomaaliga taqaana soo gala - Sorry NO Dhaqan Celis
Wa suale fcn. dowlada democratic baan doorane jawabta waxa ummada heysatada madaxweyne MBC yo teamka ka sugeyna.
anig markasta waxan qaba iney dalkeena mandeeq Somaliand meel fcn maresaa.
startegy keena wa inan labo wax sameyo mid waa diplomatise oo wadahalka socoda wadno intey qaadato mar bey aduun so dhex gali doonan. mid labaad waa inan cidanka iyo sirdoonka dalkeena aad u xoogjeno oo cadow markastba daagaal la galikarna . malin ba calanka towheeda generation ba haya, maanta generation haya bey u taala sidey u defaaci lahayeen beit iyo wadankona .

theyuusuf143
- SomaliNet Super

- Posts: 17692
- Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
- Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas
Re: Inta Af-Soomaaliga taqaana soo gala - Sorry NO Dhaqan Celis
cheifaqilbari wrote: Fri Dec 01, 2017 5:00 pm Wa suale fcn. dowlada democratic baan doorane jawabta waxa ummada heysatada madaxweyne MBC yo teamka ka sugeyna.
anig markasta waxan qaba iney dalkeena mandeeq Somaliand meel fcn maresaa.
startegy keena wa inan labo wax sameyo mid waa diplomatise oo wadahalka socoda wadno intey qaadato mar bey aduun so dhex gali doonan. mid labaad waa inan cidanka iyo sirdoonka dalkeena aad u xoogjeno oo cadow markastba daagaal la galikarna . malin ba calanka towheeda generation ba haya, maanta generation haya bey u taala sidey u defaaci lahayeen beit iyo wadankona .
- KingWaslawi
- SomaliNet Super

- Posts: 5296
- Joined: Mon Mar 29, 2010 12:24 pm
- Location: Kayd-kii jacaylkaa riyo laygu keenaa, kabbo baan idhaahdaa, mise waaba koob madhan :(
Re: Inta Af-Soomaaliga taqaana soo gala - Sorry NO Dhaqan Celis
Dawladda dimuqraadiga aynu dooranay, kalligeed waxba ma qaban karto, wax walbana kalligeed laguma hallayn karo, qof kasta oo muwaadn ah ilaahay maskax buu siiyay, wixii talo iyo tusaale ahna waa laysku biirin karaa, laakiin wax waba dawladdaa garanaysa ee u daaya, macno badan samayn mayso, fara gellin qaawan inaynu ku samaynaa waa wax wanaagsan oo khaati iska keen taagaan, wax kasta daaa dibadiisa ka hagnaa.theyuusuf143 wrote: Sat Dec 02, 2017 9:59 amcheifaqilbari wrote: Fri Dec 01, 2017 5:00 pm Wa suale fcn. dowlada democratic baan doorane jawabta waxa ummada heysatada madaxweyne MBC yo teamka ka sugeyna.
anig markasta waxan qaba iney dalkeena mandeeq Somaliand meel fcn maresaa.
startegy keena wa inan labo wax sameyo mid waa diplomatise oo wadahalka socoda wadno intey qaadato mar bey aduun so dhex gali doonan. mid labaad waa inan cidanka iyo sirdoonka dalkeena aad u xoogjeno oo cadow markastba daagaal la galikarna . malin ba calanka towheeda generation ba haya, maanta generation haya bey u taala sidey u defaaci lahayeen beit iyo wadankona .cheif kaan ku raacsanahay, waxan ku dari lahaa uun waa inaynu dedaal iyo dhaqaale badan ku bixino faragelinta somalia dhinac kasta. hadynu madaxa usii dayno usheenay inagu karbaashayaan, markaa waa daruuri inaynu ku hayno marxalad aynu kaantarooli karno. number one waa inaynu markasta taageernaa nidaamka 4.5ka waa habka keliya ee aynu markastasta saamayn toosa ugu yeelan karna wax kasta oo xamar ka socda. waa inaynu sidoo kale saacidnaa all marginalized clans in somalia, iyo kooxaha kale ee hubaysanba. somalia waa mayd nayla daba sido maydkaas ilaa aynu aasno inaga hadhi maayo. xitaa waa inaynu jamhuuriyada puntland ku dhiiri gelinaa inay xuduudooda mudug derbi/taar ku wareejiyaa.
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 22 Replies
- 3012 Views
-
Last post by Enemy_Of_Mad_Mullah
-
- 17 Replies
- 2456 Views
-
Last post by S_lander-boy
-
- 1 Replies
- 1477 Views
-
Last post by Ka darag
-
- 5 Replies
- 1602 Views
-
Last post by Spursman
-
- 0 Replies
- 1158 Views
-
Last post by Adan_1
-
- 34 Replies
- 4296 Views
-
Last post by military-mind
-
- 7 Replies
- 1617 Views
-
Last post by Qumanyoo
-
- 9 Replies
- 1874 Views
-
Last post by 1nemansquad
-
- 1 Replies
- 1540 Views
-
Last post by abdikarim86
-
- 6 Replies
- 1338 Views
-
Last post by kambuli