Madaxweyne Muuse Biixi Oo Sheegay Inay Abtiyaashi Nolashiisa Badbadiyeen Waa Goorma
Moderator: Moderators
-
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 1927
- Joined: Wed Jul 22, 2015 11:21 pm
Madaxweyne Muuse Biixi Oo Sheegay Inay Abtiyaashi Nolashiisa Badbadiyeen Waa Goorma
muse oo la shir abtiyaashi , iyo taqriig laga hadley.
Re: Madaxweyne Muuse Biixi Oo Sheegay Inay Abtiyaashi Nolashiisa Badbadiyeen Waa Goorma
kani abti badanaa , it was a week ago when Nacnac was calling him "abti baanu u nahay" .
-
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 1927
- Joined: Wed Jul 22, 2015 11:21 pm
Re: Madaxweyne Muuse Biixi Oo Sheegay Inay Abtiyaashi Nolashiisa Badbadiyeen Waa Goorma
xildbaan nanac. wa hbr garajxis kasi ah arab.X.Playa wrote: Wed Dec 06, 2017 11:46 am kani abti badanaa , it was a week ago when Nacnac was calling him "abti baanu u nahay" .
kkk ee xplaya waa ogtey mar abti baan unhye Hbr garaxjis( cidagale,arab,hy) ahaan marna beel cidagle belaha mid ee hoyada dhasey. laakin hadu abti badyaan kkkk iska ba nasim badan. oo hadu wax qaso meel degaan uu ku duumtu heli.waa na muse ee waan oghye ino qasey ee sugni .kkkk
Re: Madaxweyne Muuse Biixi Oo Sheegay Inay Abtiyaashi Nolashiisa Badbadiyeen Waa Goorma
waxaasi waa sheeko hargaysa, kuwan ciidagale ayaa hambada lagu siiyaa abti abti iyo hargaysa hargaysa. I dont think inay Habar Yoonis waxaas lagugu sababto.
- kaliil
- SomaliNet Super
- Posts: 5400
- Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
- Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa
Re: Madaxweyne Muuse Biixi Oo Sheegay Inay Abtiyaashi Nolashiisa Badbadiyeen Waa Goorma
Muuse inay hy xanaaqsanyihiin ayuu ogyahay markaa maalmahan shirar ayuu ganacsatadooda iyo madaxdhaqameedkooda la lahaa.ganacsatada keligood ayuu hore ula shiray shalayna ganacsatada iyo odayaasha oo Isla Socda ayuu la shiray shir danbena waa loo balamay.xalayna suldaanka guud maxamed xirsi qani ayuu keligii la shiray.ganacsatada cablekii ina awsiciid kootada loogu xidhay ayay ka codsadeen ina iyagana kooda loo fasaxo isaguna Wuu ogolaaday oo wuxu yidhi ganacsigu waa xor ina awsicidna taa Wuu ka xanaaqay.
Re: Madaxweyne Muuse Biixi Oo Sheegay Inay Abtiyaashi Nolashiisa Badbadiyeen Waa Goorma
kaliil wrote: Wed Dec 06, 2017 12:36 pm Muuse inay hy xanaaqsanyihiin ayuu ogyahay markaa maalmahan shirar ayuu ganacsatadooda iyo madaxdhaqameedkooda la lahaa.ganacsatada keligood ayuu hore ula shiray shalayna ganacsatada iyo odayaasha oo Isla Socda ayuu la shiray shir danbena waa loo balamay.xalayna suldaanka guud maxamed xirsi qani ayuu keligii la shiray.ganacsatada cablekii ina awsiciid kootada loogu xidhay ayay ka codsadeen ina iyagana kooda loo fasaxo isaguna Wuu ogolaaday oo wuxu yidhi ganacsigu waa xor ina awsicidna taa Wuu ka xanaaqay.
Horta ninkan ina Xirsi Qani habar yoonista qurba joogta ah maxay ka xayaysiiyaan?? waar nikani cidna suldaan uma aha waa iska baac qayilada oo niikada yotube ka daawada marku murqaamo.
suldaanka asalka ah ee h.y ee la tix galiyo hadaladiisa maanta waa suldaan cismaan suldaan cali suldaan madar , ninkaas ayaa culus oo af suldaan iyo dhaqan suldaan leh. yarkan bacaacda ah ee walaalkii Ciise ka dhaxlay saldanada suldaan maaaha umana qalmo. weligii isagoo danta beesha ka hadlaya lama arag. waana ninkii xasuuqii Jaamac Dubad dadkii la laayay cay iyo af xumo ugu daray dawlada Ina Ilay na amaan kula dul dhacay isaga iyo dhanxiirka ciidagale ee ina Dhabeeye.
Suldaanka si saldanadeed u hadalay oo hadalka cadeeyay wuxu ahaa suldaan cismaan , ninka ilaa ceerigaabo iyo meel kaste u tagay xisbiga wadani wuxu ahaa suldaan cismaan.
niiclahan carabka weyn suldaanka jajabanta ayaa loo yaqaan , waxna ka dhagaysan maayaan h.y . shirkan ina Biixi wuxu u qabtay si u burburiyo shirka Ceerigaabo lagaga dhawaaqay. markaas wuxu u adeegsanayaa , Xiiray , ina Xirsi Qani iyo Ina Dhabeeye,.
-
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 1927
- Joined: Wed Jul 22, 2015 11:21 pm
Re: Madaxweyne Muuse Biixi Oo Sheegay Inay Abtiyaashi Nolashiisa Badbadiyeen Waa Goorma
xplay, horta dowlad wax la yihaado dad hargeisa lagu naascnooyigu hadey gax cidagale iyo in hy ka joogto iaga nasib badan iya kuwa habr awal jooga. dadkeene issaq gx iyo jh ee jooga sool sanaag iyo dulb warsnlge waxa laso xasusta dadka markey dorashad dacdhoon ba layiddha 5 sano , waar bal telfonka halu diro celafweyen iyo cerigabo iyo ceynabo mela klo badan. i was shocked markan arkey sidey dadki u noolyin. laakin casir nin cabaya oo hargeisa hadhwaang jooga maxu ka galey nink jooga 200 km ka fug. siYasiintu aduun ke ku nooYahn.
hadu muse dowladu dhisto oo ummada iska sii jeedinyo waaba nin aqle badan. madaxwene wax hogaminya oo wax ogol waxna diidya. silanyo oo 100 jor oo markle la laaha islaanta u talisa marka wiil u sadiga baan ka la yaabin jirey . bal aan dowlad kalig halid karto aan helno .
on saladiinta, yaa kla garnaey rer kastba suldaan buu calam saarey. maanta wada cheif aqel iyo suldaan ban naah . in loo hamblyo umyan yaab wey iga dhaaftey. ummad waxda sulldan iyo xiil doon adigu bal sidu ugu talin laheed. somali waa arab kle , nabi uum baa cadalad u samen kara kkkk.

Last edited by cheifaqilbari on Wed Dec 06, 2017 1:07 pm, edited 2 times in total.
Re: Madaxweyne Muuse Biixi Oo Sheegay Inay Abtiyaashi Nolashiisa Badbadiyeen Waa Goorma
taas layskuma haysto siyaasi tuug ah oo casiir ku cabaya hargaysa . wax cay ah in 2 suldaan ku sheeg oo kala calool waaweyn umada lagu sabsabo Biixi ayay la shireen oo shilmaad soo siiyay si dadka danahooda ka tashanaya ee khatyaanka taagan inay kala tuuraan.
3 ey ee u biixi maanta la shiray.
1- suldaan ku sheega ciidagale " suldaan-maxaan-cunaa"
2- suldaan ku sheega Isxaaq " mr Kuul-Care baan helay"
3- suldaan ku sheega H.Y ee " suldaan jajaban"
3daas waxa loola shiray si shirka iyo talada ay ku dhawaaqeen shicibka in la kala tuuro. divide and conquer..

- Khalid Ali
- SomaliNet Super
- Posts: 32728
- Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
- Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa
Re: Madaxweyne Muuse Biixi Oo Sheegay Inay Abtiyaashi Nolashiisa Badbadiyeen Waa Goorma
Xplaya hy waxay ina xirsi qani u xayasiyaan I asked my self 2. Waxa weye He opposed cigaal. He was axis berigi 1994ki. Any way muse garxajis waxba uma diidana. I heard muse cabdalle isxaaq and gadhweyn will get ministers. Muse care and ciidagalle. Are fighting for guurtida. Cawil wants guurtida but faisal wants it to
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 0 Replies
- 416 Views
-
Last post by kaliil
-
- 0 Replies
- 636 Views
-
Last post by smartyt
-
- 12 Replies
- 867 Views
-
Last post by theyuusuf143
-
- 1 Replies
- 623 Views
-
Last post by paperino
-
- 0 Replies
- 404 Views
-
Last post by wadani_2020
-
- 5 Replies
- 1282 Views
-
Last post by salafi_student
-
- 0 Replies
- 334 Views
-
Last post by FBISOMALIA
-
- 1 Replies
- 406 Views
-
Last post by Somaliman50
-
- 1 Replies
- 433 Views
-
Last post by eyes-only