Markaan arkay liiska golaha wasiirada oo aan ka waayey kuwii xashiishka ahaa(Cukuse, M. Hashi, Hebel Marehan, X.toosiye, Cadaani etc) waan ku diirsaday. Laakiinse waxaan ogaaday teamka uu hada meesha keenay 80% inay yihiin xaabo.
Muuse aragtidiisa gaabani waxay tustay laba shay:
A) U abaalgud HJ
B) Dad xaabo ah oo kuu guulwadeeya, aqoona kuugu faanin isku xeer.
Muuse aragtidiisu ma aha miduu arkayo caqabadaha wadanka horyaal, sida kaabayaasha dhaqaale iyo siduu usoo jiidan lahaa dhamaan bulsho waynta reer Somaliland.
Markaa awalba waan ogaa inuu madhanyahay laakiinse inuu sidaas teneg u yahay ma ogayn waana sababta aan usoo qabsaday maahmaahda banaadiriga(ninkii isagoo suuqa maraya mooday inay dhuuso hayso ee markuu sii daayayna xaar ku noqotay)
5 sanoo kale oo khasaare ah iga dheh.
The good news: I have nothing to regret, I didn't waste my energy any of those flawed candidates.

LeJ