Somalis versus the Tortoise or the depth of Somali ignorance

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
weydamal
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1010
Joined: Wed Dec 07, 2016 1:50 am

Somalis versus the Tortoise or the depth of Somali ignorance

Post by weydamal »

Last month a friend of mine from Gaalkacyo told me that there was a thriving business of capturing and selling tortoises in Somalia. In his words " diinku suuq buu helay". The poor animals were in high demand. The market was China, which uses all sorts of animal parts in the mistaken belief that they are some form of aphrodisiac. A nation obsessed with aphrodisiacs. No wonder they are over one billion people.
All Somali wildlife, whatever has remained of them, are being sold to the highest bidder. In some case, they are just stolen by foreigners . The few, rare and endangered Somali wild Ass or Donkey that remained in Somalia were simply airlifted by Israilis and taken by them.

However, there is another twist in the tale of the Tortoise. Somalis believe that if you place a cellphone on top of the tortoise it will be deactivated. A market for spy obsessed shabab? In the story below, more details are given about why the tortoise has become the bitcoin of Somalia


Muqdisho maalmahan dambe waxaa ku soo badatay hadal hayn ah in Diinka ama Diidiinka uu noqday Qaali, iyadoo qaybaha kala duwan ee Bulshada ay si wayn u hadal hayaan sheekada ku saabsan Diinka.

Goobaha Bulshada ay isugu yimaadaan ayaa si wayn looga hadal hayaa sheekada la xiriirta Diinka iyo inuu qaali noqday oo dad ay ku iibsanayaan qarash aad u fara badan.

Sheekooyinka la yaabka leh ee Magaalada Muqdisho  lagu arkay ayaa waxaa ka mid ah Diinka in lagu kala iibsanaayo lacag ka badan 50 kun oo doolar, balse Diinkaasi lacagta laga bixinaayo Shuruud ayaa la socota.

Shuruuda ayaa waxa ay tahay in Diinka uu noqdo mid marka la dul saaro taleefoonkaaga gacanta uu damaayo, waana midka loo baahan yahay oo lacagta badan lagu kala iibsanaayo, balse lama oga sababta taleefoonka gacanta uu u damaayo marka laga agdhawaado Diinka.

Shuruudo kale, ayaa waxa ay tahay in Diidiinka loo baahan yahay uu yahay mid anteenada ay ka tageyso Taleefoonkaaga gacanta, marka la dul saaro Diinka.

Shuruudo saddexaad ayaa waxa ay tahay in fure ama bir haddii loo dhaweeyo ay ku dhageyso dusha xayawaanka Diinka, haddii dhamaan astaamahan lagu arko waa midka loo baahan yahay Diinka, balse astaanta ugu muhiimsan ee lacagta badan lagu kala iibsanaayo Diinka ayaa ah midda taleefoonka damaayo.

Maxamed Yuusuf Xaayow oo dalaal ka ah, kala iibinta Diidiidanka, ayaa sharaxaad ka bixinaayo lacagta Diinka lagu kala iibsado iyo astaamaha lagu xusho, isaga oo sheegay in Diinka qarash badan lagu kala iibsado.

Waxaa suuragal ah sanado badan inaad arkeysay Diidiinka oo agtaada maraya ama gurigaaga ku nool, balse sidee ayaad ku aaminaysa sheekada la xiriirta in Diidiinka uu hadda qaali ka yahay Magaalada Muqdisho.

Markii ay soo baxday sheekada Diidiinka ku saabsan, dad badan ayaa damac galay oo xittaa bilaabay raadinta Diidiinka si un ay lacag uga helaan, haddii uu noqdo midka loo baahan yahay.

Ajaanib ku sugan Magaalada Muqdisho ayaa la sheegay inaya ka dambeeyaan qorshaha uu qaaliga u noqday Diinka, waxayna dantooda tahay inay qalaan, kadibna ay ka soo dhex saaraan Jawharad ay ku iibsanayaan qarash badan.

 


Adduunyada hanweynidaa milmaa loo halgamayaaye 
Hobaalayow heedhe

Hawadana rag baa dagoo dayaxa hoos u soo dayaayee 
Hobaalayow heedhe

Dadka ninkii hurdee taa ogeyn halistii weyaanee 
Hobaalayow heedhe

Anagana haleelada dhashiyo hilibka mooyaanee 
Hobaalayow heedhe

In this age of artificial intelligence and robotics, we have Somalis who believe that a tortoise can disable a cellphone. We still have a long way to go.
User avatar
formidable
Posts: 131
Joined: Mon Jan 16, 2017 1:09 pm

Re: Somalis versus the Tortoise or the depth of Somali ignorance

Post by formidable »

:lol: :lol: :lol:
Canuck2
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3180
Joined: Tue Apr 04, 2017 6:11 pm

Re: Somalis versus the Tortoise or the depth of Somali ignorance

Post by Canuck2 »

It shows how easy to defeat al habab if people have will.
Post Reply
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”