Wadani responds to Khayre's calaacal: "Hadaad xishoon weydeen, waad biqi doontaan"

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
AwRastaale
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7611
Joined: Mon Nov 30, 2015 5:09 am

Re: Wadani responds to Khayre's calaacal: "Hadaad xishoon weydeen, waad biqi doontaan"

Post by AwRastaale »

balwarama wrote: Sat Mar 03, 2018 11:58 pm
kaliil wrote: Sat Mar 03, 2018 5:14 pm
balwarama wrote: Sat Mar 03, 2018 2:58 pm Dhuusada xajiso ku dheh odaygan yaree dawakhsan. Walaahi meelaad gasheen baa lawaayi
:lol: :lol: ugaas maxaa dhici doona?
Inay gun sidiinoo kale khaainul wadan ah Xamar fadhido ayaad ogtihiin. Saasaad gows dambeedka uga qoslaysaan
You only mad coz we doing business with your masters.

There is no freedom for you because we are expanding theie abilities beyond Jigjiga.

We know it. We are aware of it.
User avatar
Khalid Ali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 32743
Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa

Re: Wadani responds to Khayre's calaacal: "Hadaad xishoon weydeen, waad biqi doontaan"

Post by Khalid Ali »

Balwarama is angry.. abudhabi will be connected to berbera and berbera will be connected to hargeysa than straight to addisababa ethiopias. Capital.


Somaliland United Arab Emirates and Ethiopia.


Darood and hawiye.keep on crying
User avatar
kaliil
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5400
Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa

Re: Wadani responds to Khayre's calaacal: "Hadaad xishoon weydeen, waad biqi doontaan"

Post by kaliil »

balwarama wrote: Sat Mar 03, 2018 11:58 pm
kaliil wrote: Sat Mar 03, 2018 5:14 pm
balwarama wrote: Sat Mar 03, 2018 2:58 pm Dhuusada xajiso ku dheh odaygan yaree dawakhsan. Walaahi meelaad gasheen baa lawaayi
:lol: :lol: ugaas maxaa dhici doona?
Inay gun sidiinoo kale khaainul wadan ah Xamar fadhido ayaad ogtihiin. Saasaad gows dambeedka uga qoslaysaan

Idinka maxaa berbera iyo somaliland idinka galay?ogadenka dds somali maba sheegtaan oo ethiopian ayaanu nahay bay ku faanaan.jubbaland kenya ayaa ka talisa,southwest Somalia shariif sakiin oo ethiopia wadato ayaa ka taliya dekeda baraawena ethiopia ayaa lagu wareejinayaa.puntland xidhiidh fiican ayaa ethiopia ka dhexeeya dekeda boosasona dp World ayaa lagu wareejinayaa xamarna Uganda,burundi iyo reer galbeeeka ayaa ka taliya oo meelo badan oo somalidu inay galaan loo ogolayn ayaa jira sida xalane.waa maxay xanuunka somaliland e ku haya e uga hadliweyday meelaha kale?
User avatar
balwarama
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1780
Joined: Tue Aug 04, 2015 7:50 am

Re: Wadani responds to Khayre's calaacal: "Hadaad xishoon weydeen, waad biqi doontaan"

Post by balwarama »

Adigu nin Habaryoonisaa tahay, meel Iidoor isugu yimidna koob shaaha lagaaga ogolee maad danahaaga ka shaqaysid. Habaryoonis markay Soomaali isu timaaddo unbay magac Iidoor wax ku qaadan kartaa. Iidoorka dhexdiisase waxba loogama ogola, hadday indhaha biyo kasii daayaan oo iyagayba Iidoorka kale iska ilaalinayaan. War Somalilandna waxba kuma haysatidee danahaaga garo oo nimanka jeegaanta ka burburi
User avatar
Khalid Ali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 32743
Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa

Re: Wadani responds to Khayre's calaacal: "Hadaad xishoon weydeen, waad biqi doontaan"

Post by Khalid Ali »

Balwarama habaryoonis is to proud to work under darood faqash or Bantu hutu.

Habaryoonis is laandhere clan they live in ceerigaabo they live in burco berbera hargeysa they live laasqoray

Theey live danood daroor they live in gaashaamo.


Are you telling such a great clan. To come under filthy jabarti khadam. And conspire against their own brother muse bihi
User avatar
balwarama
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1780
Joined: Tue Aug 04, 2015 7:50 am

Re: Wadani responds to Khayre's calaacal: "Hadaad xishoon weydeen, waad biqi doontaan"

Post by balwarama »

Horta Isaaq wax layidhaado majiro oo DNAga arrintaa kala tuuray. Iidoornimo oo arrin dhaqan dhaqaale ahayd unbaa garxajis idinka dhaxaysay tiina idinkaa diiday inaad wax lawadaagtaan. markaa maxaa diidaya inay bal meel kale ku eegaan doorkan!
User avatar
Khalid Ali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 32743
Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa

Re: Wadani responds to Khayre's calaacal: "Hadaad xishoon weydeen, waad biqi doontaan"

Post by Khalid Ali »

Balwarama are you saying habaryoonis and ciidagalle is not isaaq. Are you calling the greatest isaaq leaders ina cigaal muse bihi that their mother's are not isaaq.
Ma dhamacda dauud iyo habaryoonis oo darood ka dhigay midgo. Ma gadhweyn iyo reer cawl baa isaaq ahayn. Ma haji muse Farah igarre muse carre oo Sayid siigeyste ka dhigay dhiiilo yaro dabbadu dhiigeyso. Ma ciidagalle ooh cali iyo haarun ku galgashay baan isaaq ahayn.
User avatar
balwarama
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1780
Joined: Tue Aug 04, 2015 7:50 am

Re: Wadani responds to Khayre's calaacal: "Hadaad xishoon weydeen, waad biqi doontaan"

Post by balwarama »

Isaaq baaban jirinba. Ask Zumaale the DNA expert
User avatar
Khalid Ali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 32743
Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa

Re: Wadani responds to Khayre's calaacal: "Hadaad xishoon weydeen, waad biqi doontaan"

Post by Khalid Ali »

Zumaale Is a small dir a small dir laangaab who love to claim to claim isaaq . Dir are endangered species.

Reer sheikh isxaaq bin axmed Binu waliyullah defenders.of the Faith.and the killers of darood

Sadaat nation.sons of bitches
User avatar
balwarama
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1780
Joined: Tue Aug 04, 2015 7:50 am

Re: Wadani responds to Khayre's calaacal: "Hadaad xishoon weydeen, waad biqi doontaan"

Post by balwarama »

Hhhhhhhh waxaasi waa sheekadii kutiri kuteenka. As always science has busted this latest mythvof Isaaq clan in horn of Afrika. It is all a made up bullshit. Iidoor however was a real conglomerate which came about as a result of intermarriage, doing business and later on pure need for defence and alliance
User avatar
kaliil
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5400
Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa

Re: Wadani responds to Khayre's calaacal: "Hadaad xishoon weydeen, waad biqi doontaan"

Post by kaliil »

Balwarama waan ku fahmi lahaa oo waan kuu garaabi lahaa hadii somali isjecel oo midaysani jiri lahayd oo somaliland nagusoo biira odhan lahaydeen laakiin imika taasi ma jirto ilama ahana inay midoobi doonaan.halkaad midaynta somalida ku mashquuli lahaydeen ayaad somaliland ku mashquusheen idinkoo 100 Group u kala qaybsan oo is rabin.adigu calan ethiopia ayaad hadhsanaysaa,midba calan kenya hadhsanaya saarna calamo qabiil.waxa fiican inaynu xaqiiqada ka hadalno somali is rabtaa ma jirto
theyuusuf143
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17688
Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas

Re: Wadani responds to Khayre's calaacal: "Hadaad xishoon weydeen, waad biqi doontaan"

Post by theyuusuf143 »

balwarama wrote: Sun Mar 04, 2018 12:37 pm Hhhhhhhh waxaasi waa sheekadii kutiri kuteenka. As always science has busted this latest mythvof Isaaq clan in horn of Afrika. It is all a made up bullshit. Iidoor however was a real conglomerate which came about as a result of intermarriage, doing business and later on pure need for defence and alliance
Prior SNM isaaqs shared little common interests , now we are super nation called Somaliland.
zumaale
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3458
Joined: Wed May 04, 2011 5:45 pm

Re: Wadani responds to Khayre's calaacal: "Hadaad xishoon weydeen, waad biqi doontaan"

Post by zumaale »

balwarama wrote:Isaaq baaban jirinba. Ask Zumaale the DNA expert


Sxb, Khalid iyo adigu Ilmo Adeero Baa Tihin, Ka Xisho Ina Adeerka. Calaacalkisa Darood Waa Buug Ileen Ninku Waa E-V32 Darood Dhumay. :lol:
User avatar
balwarama
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1780
Joined: Tue Aug 04, 2015 7:50 am

Re: Wadani responds to Khayre's calaacal: "Hadaad xishoon weydeen, waad biqi doontaan"

Post by balwarama »

zumaale wrote: Sun Mar 04, 2018 12:50 pm
balwarama wrote:Isaaq baaban jirinba. Ask Zumaale the DNA expert


Sxb, Khalid iyo adigu Ilmo Adeero Baa Tihin, Ka Xisho Ina Adeerka. Calaacalkisa Darood Waa Buug Ileen Ninku Waa E-V32 Darood Dhumay. :lol:
Hhhhhhhhh exactly. Usheeg niyow!
User avatar
Khalid Ali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 32743
Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa

Re: Wadani responds to Khayre's calaacal: "Hadaad xishoon weydeen, waad biqi doontaan"

Post by Khalid Ali »

Zumaale I have nothing against dir your wars against Hutus is about 2 you adigu evebi amiinsano. Anigu I am a pan isaaqist. If you dir want isaaq protecten from hutus. Respect isaaq. Madaluug dir iyo.maha dir. Iyo zumali ramnag ibn Hindi is up 2 you. Gadabuursi iyo ciisaha waxa ula tag.
Post Reply
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”