JSL oo la wada leeyahay
Moderator: Moderators
- ZubeirAwal
- SomaliNet Super
- Posts: 15174
- Joined: Sat Mar 19, 2011 1:05 pm
- Location: No one feels safe from hypocrisy except the hypocrite.
Re: JSL oo la wada leeyahay
He will only worsen the situation not solve it, everyone's pretending to he political, sacad muse, habar jeclo, habar yonis, but they're all hiding behind the shield of politics and democracy whilst what we're really seeing is a revitalised tribal war that's brewing.
- ZubeirAwal
- SomaliNet Super
- Posts: 15174
- Joined: Sat Mar 19, 2011 1:05 pm
- Location: No one feels safe from hypocrisy except the hypocrite.
Re: JSL oo la wada leeyahay
I'm reer weyd in terms of reer abtiyaal, which is why this old fool is my abti, but regardless he's a problem and a provocateur.
- kaliil
- SomaliNet Super
- Posts: 5400
- Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
- Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa
Re: JSL oo la wada leeyahay
Habar yoonis ninkan ma taageersana inyar oo farokutiris ah mooyaane.dhulbahante,warsangeli iyo samaroon ayaa aad u taageeray oo soo dhoweeyay.dawlada kulmiye wax badan baanu ka tabanaynaa laakiin nin keligii isdoortay ma taageerayno. waxaanu ka warsugaynaa shirka garxajis iyo wixii kasoo baxa.shirka garxajis kadib hadii tabashadayada wax laga qabanwaayo cidaanu doono ayaanu taageeraynaa.
- Khalid Ali
- SomaliNet Super
- Posts: 32728
- Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
- Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa
Re: JSL oo la wada leeyahay
Habaryoonis waxay wax laqabaan isaaqa kale haday berbera wax hesho Muse cabdalle ciise muse dee waywadda cunayaan same in burco. Hy And hj. It's It's like hy live in a separate world. Same in hargeysa ciidagalle Arab sacad muse gumbuur muse cabdalle isxaaq and all hy reer galbeed hargeysa cabasha kamaqli meysid. We must develop Somaliland collectively and create a good running economy for the citizenship citienship hala adkeyo. Badana qurbajoogta ayaa qabyaalada isaaqa dhexdoodaka shekeya. You won't see it in hargeysa. Because qurbajoogta don't love in Somaliland They left the country in the 1990s. Iyadu dunidu dadkale ahayeen
- Timiro1999
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 2765
- Joined: Thu Dec 03, 2015 7:45 am
Re: JSL oo la wada leeyahay
kaliil wrote: Mon Apr 16, 2018 1:19 pm Habar yoonis ninkan ma taageersana inyar oo farokutiris ah mooyaane.dhulbahante,warsangeli iyo samaroon ayaa aad u taageeray oo soo dhoweeyay.dawlada kulmiye wax badan baanu ka tabanaynaa laakiin nin keligii isdoortay ma taageerayno. waxaanu ka warsugaynaa shirka garxajis iyo wixii kasoo baxa.shirka garxajis kadib hadii tabashadayada wax laga qabanwaayo cidaanu doono ayaanu taageeraynaa.
Xaajo nin aan ogayni indhuhu ka ridaa maadigaa waxba la socda.
Ninkan waa la taageersan yahay ee adigu Muuse qudhun beenaale muuse uskag u cabo.
Muuse Shaani anaga madaxweyne noma aha caawa iyo beriba
- Timiro1999
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 2765
- Joined: Thu Dec 03, 2015 7:45 am
Re: JSL oo la wada leeyahay
Khalid Ali wrote: Tue Apr 17, 2018 3:33 am Habaryoonis waxay wax laqabaan isaaqa kale haday berbera wax hesho Muse cabdalle ciise muse dee waywadda cunayaan same in burco. Hy And hj. It's It's like hy live in a separate world. Same in hargeysa ciidagalle Arab sacad muse gumbuur muse cabdalle isxaaq and all hy reer galbeed hargeysa cabasha kamaqli meysid. We must develop Somaliland collectively and create a good running economy for the citizenship citienship hala adkeyo. Badana qurbajoogta ayaa qabyaalada isaaqa dhexdoodaka shekeya. You won't see it in hargeysa. Because qurbajoogta don't love in Somaliland They left the country in the 1990s. Iyadu dunidu dadkale ahayeen
Badhaacis

- kaliil
- SomaliNet Super
- Posts: 5400
- Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
- Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa
Re: JSL oo la wada leeyahay
Timiro1999 wrote: Tue Apr 17, 2018 8:20 amkaliil wrote: Mon Apr 16, 2018 1:19 pm Habar yoonis ninkan ma taageersana inyar oo farokutiris ah mooyaane.dhulbahante,warsangeli iyo samaroon ayaa aad u taageeray oo soo dhoweeyay.dawlada kulmiye wax badan baanu ka tabanaynaa laakiin nin keligii isdoortay ma taageerayno. waxaanu ka warsugaynaa shirka garxajis iyo wixii kasoo baxa.shirka garxajis kadib hadii tabashadayada wax laga qabanwaayo cidaanu doono ayaanu taageeraynaa.
Xaajo nin aan ogayni indhuhu ka ridaa maadigaa waxba la socda.
Ninkan waa la taageersan yahay ee adigu Muuse qudhun beenaale muuse uskag u cabo.
Muuse Shaani anaga madaxweyne noma aha caawa iyo beriba
Anigu habar yoonis baan ka hadlayaa.habar yoonis nin qurbaha ku wareeray oo isagu iscaleemosaaray uma taliyee salaadiin,siyaasiyiin iyo waxgarad baanu leenahay oo reerka u taliya.mustafe martin haduu waddani ka tirsanaan lahaa oo raga jeegaanta wax ka tirsanaya ahaan lahaa waan fahmi lahaa laakiin wuxu ahaa ragii waddani cagaha hayay e meel walba ka dacaayadayn jiray.markuu dadkii xisbiga isku wada diray oo khilaaf ka dhamaanwaayay ayaa xisbiga laga saaray kadibna dacaAyad iyo cay ayuu meel walba la taagnaan jiray
- Khalid Ali
- SomaliNet Super
- Posts: 32728
- Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
- Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa
Re: JSL oo la wada leeyahay
Timiro muuse muxu isxaaq ku sameyey. Your uncle warancadde is very pro muuse biixi. Do you know warancadde his son he is a big time bashaaaler. Maalinwalba naagyarbu kaxaysta and he dressed up like James bond. Timiro why do you oppose muse biixi the guy has not been even in office for 3 months.
- AwRastaale
- SomaliNet Super
- Posts: 7612
- Joined: Mon Nov 30, 2015 5:09 am
Re: JSL oo la wada leeyahay
Waryada timiro hala dhafo. Hablaaha yan loo jawabin. Dumarku wa sida hasha waraxdaa kkkkkkkk
What they say don’t matter. Naag constitution ma qorto, xadiisna laga ma yedhiyo wala talooyin lama waydiyo.
What they say don’t matter. Naag constitution ma qorto, xadiisna laga ma yedhiyo wala talooyin lama waydiyo.
- kaliil
- SomaliNet Super
- Posts: 5400
- Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
- Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa
Re: JSL oo la wada leeyahay
Khalid Ali wrote: Tue Apr 17, 2018 3:33 am Habaryoonis waxay wax laqabaan isaaqa kale haday berbera wax hesho Muse cabdalle ciise muse dee waywadda cunayaan same in burco. Hy And hj. It's It's like hy live in a separate world. Same in hargeysa ciidagalle Arab sacad muse gumbuur muse cabdalle isxaaq and all hy reer galbeed hargeysa cabasha kamaqli meysid. We must develop Somaliland collectively and create a good running economy for the citizenship citienship hala adkeyo. Badana qurbajoogta ayaa qabyaalada isaaqa dhexdoodaka shekeya. You won't see it in hargeysa. Because qurbajoogta don't love in Somaliland They left the country in the 1990s. Iyadu dunidu dadkale ahayeen
Keligiin baa wax cuna e anagu waxba idinlama cuno.meesha jeegaanta uun baa wax cunta oo weliba sacad muuse ayaa sii badsaday.sidee baa adigoo sacad muuse ah oo hy ka yar u haysataa,madaxweyne,gudoomiyaha maxkamada,jananka ciidanka,6 wasiir,agaasimeyaal tiro badan mashaariicda dawladu bixiso iyo scholarshipka ardayda idinkaa qaata.waa wixii berigii hore cigaal lagula dagaalamay e markii danbena lagu heshiiyay ina si siman wax loo qaybsado.
Khalid nacas baad tahay nin wadankiisa jecel baad iska dhigtaa laakiin walaahay nacas selfish ah baad tahay oo somaliland adiga iyo reerkiina ayaa duminaya.harti iyo samaroon ayaa markii hore qatanaa oo cabanayay imikana garxajis ayaad ku deyaysaa.
- Khalid Ali
- SomaliNet Super
- Posts: 32728
- Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
- Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa
Re: JSL oo la wada leeyahay
Kaliil wax dulmi layidha majirto. Wasiirku qaran buu I shaqeyaa eeh reer mamatalo.. maashaariicda no when he iyo wealth distribution qaranka oo dhan baaloo qeybinayaa wax reerkaliya cunaya majirto. Anigu horta nin ganacsadebaan ahay shaqo kuma lihi siyaasasa. Laakin waa inaynu dowladeena tageerna
- Khalid Ali
- SomaliNet Super
- Posts: 32728
- Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
- Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa
Re: JSL oo la wada leeyahay

- kaliil
- SomaliNet Super
- Posts: 5400
- Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
- Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa
Re: JSL oo la wada leeyahay
Khalid Ali wrote: Wed Apr 18, 2018 4:08 amKaliil wax dulmi layidha majirto. Wasiirku qaran buu I shaqeyaa eeh reer mamatalo..
Wasiiradu hadaanay faaido lahayn maxaad u badsateen?
Re: JSL oo la wada leeyahay
Khalid Ali wuxu u haystaa inu dadka ka caqli badanyiin isaga iyo reerkiisu . wax kaste reerkaygaa qaatay hadana waa cadaalad, xataa Afweyne waa ka xishoon jiraye.
Before this Zuberia scheme worked in their allay the HJ. But things are coming openly obvious. All it takes is couple clan skirmishes in particular Berbera where the Zuberia is in massive land lootings and SL is history.
Khalid Ali may pat himself in the back in the Zuberia exclusive mafrish where the truth are only uttered in private chewing sessions, but time is ticking and if war breaks out am afraid the habar awal will be the biggest " yaa uga futo xun " as they say.
Before this Zuberia scheme worked in their allay the HJ. But things are coming openly obvious. All it takes is couple clan skirmishes in particular Berbera where the Zuberia is in massive land lootings and SL is history.
Khalid Ali may pat himself in the back in the Zuberia exclusive mafrish where the truth are only uttered in private chewing sessions, but time is ticking and if war breaks out am afraid the habar awal will be the biggest " yaa uga futo xun " as they say.
- kaliil
- SomaliNet Super
- Posts: 5400
- Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
- Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa
Re: JSL oo la wada leeyahay
X.Playa wrote: Wed Apr 18, 2018 6:02 am Khalid Ali wuxu u haystaa inu dadka ka caqli badanyiin isaga iyo reerkiisu . wax kaste reerkaygaa qaatay hadana waa cadaalad, xataa Afweyne waa ka xishoon jiraye.
Khalid waan la yaabay ma ciyaal buu na moodayaa mise wuxu moodayaa inuu dadka ka caqli badanyahay.intuu suaasha ka warwareegayo marna khiyaali nooga sheekaynayo waxan ka jeclaan lahaa isagoo xaqiiqada ka hadla oo ku faana sadbursiga iyo cadaalad daraday meesha ku haystaan reerkoodu.
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 28 Replies
- 4156 Views
-
Last post by BigBreak
-
- 12 Replies
- 1720 Views
-
Last post by gobdoon
-
- 17 Replies
- 2353 Views
-
Last post by gobdoon
-
- 3 Replies
- 1235 Views
-
Last post by JeyR
-
- 9 Replies
- 539 Views
-
Last post by Babygirl-
-
- 4 Replies
- 611 Views
-
Last post by great-legend
-
- 13 Replies
- 761 Views
-
Last post by Libah86
-
- 1 Replies
- 1044 Views
-
Last post by Looyaan_Junior
-
- 19 Replies
- 1880 Views
-
Last post by balwarama