UAE delegation arrives in SL

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

User avatar
AwRastaale
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7611
Joined: Mon Nov 30, 2015 5:09 am

UAE delegation arrives in SL

Post by AwRastaale »


1. Imaaraadka carabtu waxay madaxweynaha u muujiyeen in dal ahaana ka xumadeen hadalkii wasiiru-dawlaha arrimaha dibedda imaaraadka ee sida qaldan loo turjumay, waxaanay sheegeen in ay qoraal rasmi ah kaga soo jawaabi doonaan arrintaasi.


2. In Imaaraadka carabtu ay Somaliland ka caawiyaan adkaynta amniga, kana taageeraan ciidamada dhinaca qalab iyo tababarka.

3. In Imaaraadka carabtu ay ogollaadeen iibsiga xoolaha nool ee Somaliland, iyadoo si toosa loogu dhoofin doono imaaraadka.

4. Madaxda dalka imaaraadka carabtu waxay muujiyeen sida ay dal ahaan uga go’an tahay xoojinta xidhiidhka soo jireenka ah ee ka dhexeeya labada dal ee Somaliland iyo Imaaraadka Carabta, iyagoo cadowga labada dal ku sifeeyey kuwo ka xun xidhiidhkooda isla markaana miciin biday warar qaldan oo qaybo ka mida warbaahinta la mariyo.
User avatar
Khalid Ali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 32743
Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa

Re: UAE delegation arrives in SL

Post by Khalid Ali »

Excellent news the Emirates are committed to Somaliland we are their allies in the horn of africa. The bussines imports come from Emirates. I think the Arab Somaliland relations is improving we now have direct ties to riyad Kuwait and abudhabi. Wonderful news Somaliland and Emirates are in strong alliance
User avatar
AwRastaale
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7611
Joined: Mon Nov 30, 2015 5:09 am

Re: UAE delegation arrives in SL

Post by AwRastaale »

theyuusuf143
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17688
Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas

Re: UAE delegation arrives in SL

Post by theyuusuf143 »

Well done.
dhusomacaan
Posts: 196
Joined: Tue Mar 20, 2018 4:14 pm

Re: UAE delegation arrives in SL

Post by dhusomacaan »

I did not see the uae delegation anywhere, pics or it didnt happen.
User avatar
AwRastaale
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7611
Joined: Mon Nov 30, 2015 5:09 am

Re: UAE delegation arrives in SL

Post by AwRastaale »

dhusomacaan wrote: Sun Apr 22, 2018 8:06 am I did not see the uae delegation anywhere, pics or it didnt happen.
I didn’t see your hooyo’s ceeb open giving birth to you either. So you must not exist.
Post Reply
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”