Alshabaab oo weerar ku qaaday Saldhig Ciidamada Ethopia iyo Kuwa Dawlada ku leeyihiin deegaanka Waajid
June 8, 2018 - By: Mohamud Nadif
Shares
Warar kala duwan oo laga helayo deegaanka waajid ee Gobolka Bakool ayaa sheegaya in xalay dagaal culus uu halkaas ku dhex maray ciidamada Itoobiya iyo kuwa ka tirsan dawlada federaalka ah ee soomaaliya oo isku dhinac ah iyo ciidamo ka tirsan Alshabaab kuwaas oo weerar kusoo qaaday saldhig ay ciidamadu ku lahaayeen deegaanka waajid
Dagaalkaan oo la sheegay in uu socday saacado badan ayaan weli la xaqiijin khasaaraha ka dhashay, balse waxaa lagu soo waramayaa in ciidamada Itoobiya iyo kuwa Dawlada Federaalka ay iska difaaceen.
Alshabaab ayaa sheegatay weeraro kala duwan oo bisha ramaadaan lagu qaaday fariisimo kala duwan oo ay ciidamo ka tirsan dawlada iyo kuwa nabad ilaalinta u jooga soomaaliya ay ku lahaayeen gobolo ka tirsan koonfurta soomaaliya.
Horseed Media
Alshabaab attacks Ethiopian troops in bakool regions
Moderator: Moderators
- Khalid Ali
- SomaliNet Super

- Posts: 32790
- Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
- Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa
-
theyuusuf143
- SomaliNet Super

- Posts: 17692
- Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
- Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas
Re: Alshabaab attacks Ethiopian troops in bakool regions
Wiiga danbena kenya bay cunayan . KDF iyo dhabayacada wax xabada kaga macaan weligay maan arag video ga ay alshabab ka duubtay ceel cade iyo galgala aad baan uga maxay siday u galeen. Nacala aabihin ku yaal alshabab waa team adag . Dawladeenu budget dheerada haw qorto iyo weliba baad si aysan inoogu soo jeesan beladu.
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 5 Replies
- 731 Views
-
Last post by Executive
-
- 1 Replies
- 69 Views
-
Last post by AhlulbaytSoldier
-
- 4 Replies
- 1515 Views
-
Last post by gurey25
-
- 4 Replies
- 754 Views
-
Last post by Gamadid.
-
- 2 Replies
- 553 Views
-
Last post by Son_of_Somalia
-
- 13 Replies
- 1583 Views
-
Last post by Colonel
-
- 3 Replies
- 779 Views
-
Last post by Diyeeshaha_Tolka
-
- 7 Replies
- 1117 Views
-
Last post by Caytame
-
- 12 Replies
- 2824 Views
-
Last post by The_Patriot