Somaliand needs a new foreign minister

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
kaliil
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5400
Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa

Re: Somaliand needs a new foreign minister

Post by kaliil »

ZubeirAwal wrote: Wed Jun 13, 2018 12:46 pm
theyuusuf143 wrote: Wed Jun 13, 2018 7:12 am
ZubeirAwal wrote: Tue Jun 12, 2018 8:43 pm

Ina kaahins work so far is atrocious a war can break out in Sanaag he needs to do his job, its clear the government is taking a side in this issue when the proper role of the government is to be unbiased and apply justice swiftly.
The government is not taking any side waxa xaafadina habaryaraha ku sheekaystan hanoola iman. Bring evidence or just shut the fuckk up.

So ninkii ka talinaye Ciidanka Sanaag ma dhanahiisu ayu ka Goostey ciidanku? War wala og yahay wixii dhacay, blind day light assassinations of notable sacad yonis weliba kuwii ku dagaalamey snmta.

Zubeirawal abti yuusuf adeerkii maxamed kaahin ayuu isleeyahay khaladkiisa ka difaac laakiin adeerkii waa qabyaaliste shaqadiisa ku fashilmay oo qabiilkiisa la saftay.sidaad sheegtay ceelafweyn gudaheeda oo dagaal ka socon ayay qaar ciidan qaran lagu sheegayo oo hj ahi rag sacad yoonis oo snm ahaa ku laayeen.muuse biixi habeenkii ayuu talefanka kala xidhiidhaa kornayl caarre iyo caaqilo ciidanka sacad yoonis la jooga markaa muuse waxay ku yidhaahdeen ragii iyagoo dresska ciidanka xidhan mujaahidiinta snm laayay halasoo qabto hadii nabad la rabo.
User avatar
ZubeirAwal
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15174
Joined: Sat Mar 19, 2011 1:05 pm
Location: No one feels safe from hypocrisy except the hypocrite.

Re: Somaliand needs a new foreign minister

Post by ZubeirAwal »

kaliil wrote: Thu Jun 14, 2018 4:13 pm
ZubeirAwal wrote: Wed Jun 13, 2018 12:46 pm
theyuusuf143 wrote: Wed Jun 13, 2018 7:12 am

The government is not taking any side waxa xaafadina habaryaraha ku sheekaystan hanoola iman. Bring evidence or just shut the fuckk up.

So ninkii ka talinaye Ciidanka Sanaag ma dhanahiisu ayu ka Goostey ciidanku? War wala og yahay wixii dhacay, blind day light assassinations of notable sacad yonis weliba kuwii ku dagaalamey snmta.

Zubeirawal abti yuusuf adeerkii maxamed kaahin ayuu isleeyahay khaladkiisa ka difaac laakiin adeerkii waa qabyaaliste shaqadiisa ku fashilmay oo qabiilkiisa la saftay.sidaad sheegtay ceelafweyn gudaheeda oo dagaal ka socon ayay qaar ciidan qaran lagu sheegayo oo hj ahi rag sacad yoonis oo snm ahaa ku laayeen.muuse biixi habeenkii ayuu talefanka kala xidhiidhaa kornayl caarre iyo caaqilo ciidanka sacad yoonis la jooga markaa muuse waxay ku yidhaahdeen ragii iyagoo dresska ciidanka xidhan mujaahidiinta snm laayay halasoo qabto hadii nabad la rabo.
Wa sax, sidaa rijaalka sacad yonis sheegeen,
Mujahidiinteena ina la leeyo wa qaran dumis, beelakasta sacad yonis oo qudha maaha, marka xaqdarada wa ina la xaqeeyo, Muse wu inu ogaado khaladku meeshu ka soo kaco wa ina lagu dul joogsado, ha noqdee sacad muse ama biciide ama sacad yonis, meeshu wa qaran.
abodu
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 857
Joined: Wed Dec 03, 2014 12:18 pm

Re: Somaliand needs a new foreign minister

Post by abodu »

^^ the only reason you acting this way is cos your uncle is president. The ceelafweyn issue was always onesided. What's so different now for you to point fingers?
User avatar
kaliil
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5400
Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa

Re: Somaliand needs a new foreign minister

Post by kaliil »

User avatar
Khalid Ali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 32728
Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa

Re: Somaliand needs a new foreign minister

Post by Khalid Ali »

Abdirissaaq dawdar qurjile who betrayed muse for xirsi isku shaandayni wey sosocotta but i am not sure if dawdar Will get a position
User avatar
kaliil
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5400
Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa

Re: Somaliand needs a new foreign minister

Post by kaliil »

C/risaaq khaliif ma dhulos baa?siciid sulubkii xplaya necbaa miyaa lasoo celinayaa isagana?
theyuusuf143
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17681
Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas

Re: Somaliand needs a new foreign minister

Post by theyuusuf143 »

kaliil wrote: Thu Jun 14, 2018 4:13 pm
ZubeirAwal wrote: Wed Jun 13, 2018 12:46 pm
theyuusuf143 wrote: Wed Jun 13, 2018 7:12 am

The government is not taking any side waxa xaafadina habaryaraha ku sheekaystan hanoola iman. Bring evidence or just shut the fuckk up.

So ninkii ka talinaye Ciidanka Sanaag ma dhanahiisu ayu ka Goostey ciidanku? War wala og yahay wixii dhacay, blind day light assassinations of notable sacad yonis weliba kuwii ku dagaalamey snmta.

Zubeirawal abti yuusuf adeerkii maxamed kaahin ayuu isleeyahay khaladkiisa ka difaac laakiin adeerkii waa qabyaaliste shaqadiisa ku fashilmay oo qabiilkiisa la saftay.sidaad sheegtay ceelafweyn gudaheeda oo dagaal ka socon ayay qaar ciidan qaran lagu sheegayo oo hj ahi rag sacad yoonis oo snm ahaa ku laayeen.muuse biixi habeenkii ayuu talefanka kala xidhiidhaa kornayl caarre iyo caaqilo ciidanka sacad yoonis la jooga markaa muuse waxay ku yidhaahdeen ragii iyagoo dresska ciidanka xidhan mujaahidiinta snm laayay halasoo qabto hadii nabad la rabo.

Ilaa xiligii warancade bay labadas beelood isku marnayen maxamed kaahin iskuma dirin bal e sidii wasiiradii ka horeeyey buu isna waan waan la dhex tegay halkii uu labadaba gamta u joogsan lahaa ama isugu fasaxi lahaa hakala hadhaane. Wasiir ka arimaha guduhu shaqadiisii ma gabay ? Haa waan qabaa taas. Laakiin inad wasiir kasta oo habar jeclo ah burus xaar leh la marmariyo cidna ka yeeli mayno. Xiligii silanyo ee cid walba nagu dul xaari jirtay iyo gumaysigi waanu ka baxnay. Hada shan dhirbaaxo baan u dhiibayna cida il qaloocda nagu eegta.
User avatar
kaliil
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5400
Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa

Re: Somaliand needs a new foreign minister

Post by kaliil »

[quote=theyuusuf143

Ilaa xiligii warancade bay labadas beelood isku marnayen maxamed kaahin iskuma dirin bal e sidii wasiiradii ka horeeyey buu isna waan waan la dhex tegay
[/quote]

Warancade horta habasoo hadal qaadin qof xor ah oo shaqadiisa u madax banaan muu ahayne isaga iyo faratoonba magac u yaal uun bay ahaayeen oo wixii loo yeedhiyo uun bay ku dhaqaaqi jireen.duur intii ka danbaysay awooda wasiirka arimaha waxa isticmaali jiray oo go'aanada iska lahaa maxamuud xaashi.wefti walba oo ceelafweyn taga maxamuud xaashi ayaa hogaamin jiray oo goaamada lahaa oo shirarka ka hadli jiray kuwa wasiirka arimaha gudaha ku magacaabnaana way daba socon jireen uun oo dhegeysan jireen.sidaan hore kuugu sheegay culimada iyo ergada kale markay dadka heshiisiiyaan ayuu maxamud xaashi jeebka kalasoo bixi jiray qodobo dheeraada oo khilaaf kale sii abuura.dagaaladii dhulbahante e qayaad iyo jaamac siyaad weftigooda maxamud xaashi ayaa hogaamin jiray oo hogaamin jiray.bal dib u baadh.dawladii siilaanyo wasiir shaqadiisa u madac banaan waxa u danbeeyey gaboose iyo duur intaa wixii ka danbeeyey maxamuud xaashi ayaa wasiirka arimaha gudaha ka ahaa meesha
Post Reply
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”