Gudida garxajis oo mucaawino gaadhsiiyay dhumay
Moderator: Moderators
- Beer-Dilaacshe
 - SomaliNetizen

 - Posts: 397
 - Joined: Sun Jun 21, 2009 3:09 pm
 
Re: Gudida garxajis oo mucaawino gaadhsiiyay dhumay
Wtf, this is pure show-off. Garhajis should help those dispalaced from Jaamac Dubbad xasuuq, they are living in poverty and hardship. 
This clip was uploaded, just two days ago.
			
						This clip was uploaded, just two days ago.
- Maroodijex
 - SomaliNet Heavyweight

 - Posts: 1167
 - Joined: Wed Mar 09, 2005 8:48 pm
 - Location: BRAVE HEART - Salaxley & Qoolbuulale
 
Re: Gudida garxajis oo mucaawino gaadhsiiyay dhumay
Raganimo.
aduun magac ayaa ka hadha.
Reer Dulbahante waa reer gobba, way ka yara liicday, waa in la taagero.
			
						aduun magac ayaa ka hadha.
Reer Dulbahante waa reer gobba, way ka yara liicday, waa in la taagero.
- kaliil
 - SomaliNet Super

 - Posts: 5400
 - Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
 - Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa
 
Re: Gudida garxajis oo mucaawino gaadhsiiyay dhumay
Maroodijex wrote: Sun Nov 11, 2018 1:39 pm Raganimo.
aduun magac ayaa ka hadha.
Reer Dulbahante waa reer gobba, way ka yara liicday, waa in la taagero.
- Beer-Dilaacshe
 - SomaliNetizen

 - Posts: 397
 - Joined: Sun Jun 21, 2009 3:09 pm
 
Re: Gudida garxajis oo mucaawino gaadhsiiyay dhumay
kaliil wrote: Sun Nov 11, 2018 1:43 pmMaroodijex wrote: Sun Nov 11, 2018 1:39 pm Raganimo.
aduun magac ayaa ka hadha.
Reer Dulbahante waa reer gobba, way ka yara liicday, waa in la taagero.
![]()
Khiyaali ayaad ku nooshihiin, marna meelaha ka baroorta, oo dadkiina kuwii laayay, ayaan caawinaynaa dhaha ama dhulos futada u maydha.
Isaaq waxa idinka dhex saaray waa cawaanimo iyo waxma garatada ayaa idinku badan.
Bal daawo video gaas aan soo dhigay, markaas ayaad garan doonaa inaad tihiin dad waalan, oo kuwoodii la xasuuqay intay waxba u qaban waayeen, is tusnimo iyo fataalnimo u caawinaya kuwii dadkiina laynayay, aniga daarood waxba ha ii kala qaadina.
- kaliil
 - SomaliNet Super

 - Posts: 5400
 - Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
 - Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa
 
Re: Gudida garxajis oo mucaawino gaadhsiiyay dhumay
Dadka jaamac dubad lagu laayay qabiil ma layne maamul baa laayay.maamulka dadkaa laayay qabiil may aqoone cid walba oo kahor timaada ayay layn jireen dadkay laayeena ogaden iyo daaroodka kale ayaa u badnaa.daaroodka 200 sano ayaanu is dilaynay oo waa dad goba oo dagaal iyo nabada yaqaana. sida dadka qaarkoodna cuqdad ma qaadaan.ogaden,warsangeli,dhulbahante iyo majeerteen intaba oodwadaag baanu nahay dagaalona way na dhex mareen dhamaantood laakiin marka dagaalka laga heshiiyo caadi baanu u wada dhaqanaa oo cuqdad iyo munaafaqad ma yaqaanaan sida dadka qaarkood oo isaaq sheegta.Beer-Dilaacshe wrote: Sun Nov 11, 2018 2:00 pmkaliil wrote: Sun Nov 11, 2018 1:43 pmMaroodijex wrote: Sun Nov 11, 2018 1:39 pm Raganimo.
aduun magac ayaa ka hadha.
Reer Dulbahante waa reer gobba, way ka yara liicday, waa in la taagero.
![]()
Khiyaali ayaad ku nooshihiin, marna meelaha ka baroorta, oo dadkiina kuwii laayay, ayaan caawinaynaa dhaha ama dhulos futada u maydha.
Isaaq waxa idinka dhex saaray waa cawaanimo iyo waxma garatada ayaa idinku badan.
Bal daawo video gaas aan soo dhigay, markaas ayaad garan doonaa inaad tihiin dad waalan, oo kuwoodii la xasuuqay intay waxba u qaban waayeen, is tusnimo iyo fataalnimo u caawinaya kuwii dadkiina laynayay, aniga daarood waxba ha ii kala qaadina.
- Sharmarke91
 - SomaliNet Heavyweight

 - Posts: 1511
 - Joined: Wed Jun 17, 2015 8:20 am
 
Re: Gudida garxajis oo mucaawino gaadhsiiyay dhumay
Ala maxaa ciil kabuuxa. To the point intuu iska indhotiray dadkiisi rafaadka ku jiray ayuu gargaar-siyaasadaysan oo xaaran ah sool ula orday. 
Jeegaanta niman la jaan qaadi kari waayay ma Allah hkiyaameyn karaan? Wuxu aqli xuma. Tan ajar ka helimeysaan. Ma sadaqad iyo gargaar lagu xintamayo ayaa xalaal ah? Dee maya.
Guriga madaxweynaha ma cid rasaaseysa la waayay? Magaalada dhexdeedu ku yaalaye ama gudaha ugu daata ama afkiina haysta.
			
					Last edited by abodu on Sun Nov 11, 2018 3:36 pm, edited 1 time in total.
									
						Re: Gudida garxajis oo mucaawino gaadhsiiyay dhumay
kaliil wrote: Sun Nov 11, 2018 2:15 pmDadka jaamac dubad lagu laayay qabiil ma layne maamul baa laayay.maamulka dadkaa laayay qabiil may aqoone cid walba oo kahor timaada ayay layn jireen dadkay laayeena ogaden iyo daaroodka kale ayaa u badnaa.daaroodka 200 sano ayaanu is dilaynay oo waa dad goba oo dagaal iyo nabada yaqaana. sida dadka qaarkoodna cuqdad ma qaadaan.ogaden,warsangeli,dhulbahante iyo majeerteen intaba oodwadaag baanu nahay dagaalona way na dhex mareen dhamaantood laakiin marka dagaalka laga heshiiyo caadi baanu u wada dhaqanaa oo cuqdad iyo munaafaqad ma yaqaanaan sida dadka qaarkood oo isaaq sheegta.Beer-Dilaacshe wrote: Sun Nov 11, 2018 2:00 pm
Khiyaali ayaad ku nooshihiin, marna meelaha ka baroorta, oo dadkiina kuwii laayay, ayaan caawinaynaa dhaha ama dhulos futada u maydha.
Isaaq waxa idinka dhex saaray waa cawaanimo iyo waxma garatada ayaa idinku badan.
Bal daawo video gaas aan soo dhigay, markaas ayaad garan doonaa inaad tihiin dad waalan, oo kuwoodii la xasuuqay intay waxba u qaban waayeen, is tusnimo iyo fataalnimo u caawinaya kuwii dadkiina laynayay, aniga daarood waxba ha ii kala qaadina.
Again. Ciil iyo marmarsiyo liyyu loo samaynayo. Waar dhulbahante waa somali waana muslim. Gargaar publicity lagu raadio dadnimadoodey meel kaga dhacday. Oo garxajis bey cay ku tahay, Allah aktiisana haba sheegin.
- Timiro1999
 - SomaliNet Heavyweight

 - Posts: 2765
 - Joined: Thu Dec 03, 2015 7:45 am
 
Re: Gudida garxajis oo mucaawino gaadhsiiyay dhumay
Dad dhibaataysani waa dad dhibaataysan qofkii caawiyaana isagaa khayr ku helayaa
			
						- Beer-Dilaacshe
 - SomaliNetizen

 - Posts: 397
 - Joined: Sun Jun 21, 2009 3:09 pm
 
Re: Gudida garxajis oo mucaawino gaadhsiiyay dhumay
Oo yaa idinka cuqdad iyo munaafaq badan, walaahi cuqdada iyo munfaaqnimaduba idinka ayay idinka bilaabantaa, idinka ayaanay idinku dhamaataa, Somaliland oo aan cuqdad iyo waxaas toona aqoon, dagaaladii sokeeyana laga soo gudbay, oo dadku wanaag iyo walaaltinimo isu hayo, ayaad idinku cuqdad iyo xin bilawdeen, iyo isaaq nacayb, oo aad UDUB iyo Riyaale taageerteen Isaaqa kalena cuqdad iyo munaafaqnimo awgeed waxaa ugu samaynayseen, waxba xaarka haysku sii daynina maanta, wixii aad idinku bilawdeena dadka kale haku eedaynina.kaliil wrote: Sun Nov 11, 2018 2:15 pmDadka jaamac dubad lagu laayay qabiil ma layne maamul baa laayay.maamulka dadkaa laayay qabiil may aqoone cid walba oo kahor timaada ayay layn jireen dadkay laayeena ogaden iyo daaroodka kale ayaa u badnaa.daaroodka 200 sano ayaanu is dilaynay oo waa dad goba oo dagaal iyo nabada yaqaana. sida dadka qaarkoodna cuqdad ma qaadaan.ogaden,warsangeli,dhulbahante iyo majeerteen intaba oodwadaag baanu nahay dagaalona way na dhex mareen dhamaantood laakiin marka dagaalka laga heshiiyo caadi baanu u wada dhaqanaa oo cuqdad iyo munaafaqad ma yaqaanaan sida dadka qaarkood oo isaaq sheegta.Beer-Dilaacshe wrote: Sun Nov 11, 2018 2:00 pm
Khiyaali ayaad ku nooshihiin, marna meelaha ka baroorta, oo dadkiina kuwii laayay, ayaan caawinaynaa dhaha ama dhulos futada u maydha.
Isaaq waxa idinka dhex saaray waa cawaanimo iyo waxma garatada ayaa idinku badan.
Bal daawo video gaas aan soo dhigay, markaas ayaad garan doonaa inaad tihiin dad waalan, oo kuwoodii la xasuuqay intay waxba u qaban waayeen, is tusnimo iyo fataalnimo u caawinaya kuwii dadkiina laynayay, aniga daarood waxba ha ii kala qaadina.
Waligeeka dhuusa ama xaara, ama Cadawga usoo niikiya, cidina cuqdad badna, wax walba intaan idinku bilawdaan amrka danbena, cabaada oo marba gidaar madaxa la dhaca.
Iminkana waxaad bilawdeen inaad tidhaahdaan Isaaqa HJ and HA, shir beeleed ka yaga kusoo casuumi mayno, iyana berri marka shir beeleed baad ka haydlaysaa, xataa shir siyaadadeed la idinka soo qayb gelin waayo, intaad dhuuso weyn sii daysaan Xamar ama Puntland iska wada dhiiba.
Hasha geeleeda diidaa, ee geel kale u carartaa, way abaahi seegtaa, afartaba dab laga saar.
Re: Gudida garxajis oo mucaawino gaadhsiiyay dhumay
Dhibaatada kadinkaaga  taala ee ka seexatay ayaad la sugeysa?  Miskiin agtaada ku gaajoonaya iyo  mid ka fog oo isna baahan keeba horeeya?
			
						- Timiro1999
 - SomaliNet Heavyweight

 - Posts: 2765
 - Joined: Thu Dec 03, 2015 7:45 am
 
Re: Gudida garxajis oo mucaawino gaadhsiiyay dhumay
Beer-Dilaacshe wrote: Sun Nov 11, 2018 4:13 pmOo yaa idinka cuqdad iyo munaafaq badan, walaahi cuqdada iyo munfaaqnimaduba idinka ayay idinka bilaabantaa, idinka ayaanay idinku dhamaataa, Somaliland oo aan cuqdad iyo waxaas toona aqoon, dagaaladii sokeeyana laga soo gudbay, oo dadku wanaag iyo walaaltinimo isu hayo, ayaad idinku cuqdad iyo xin bilawdeen, iyo isaaq nacayb, oo aad UDUB iyo Riyaale taageerteen Isaaqa kalena cuqdad iyo munaafaqnimo awgeed waxaa ugu samaynayseen, waxba xaarka haysku sii daynina maanta, wixii aad idinku bilawdeena dadka kale haku eedaynina.kaliil wrote: Sun Nov 11, 2018 2:15 pmDadka jaamac dubad lagu laayay qabiil ma layne maamul baa laayay.maamulka dadkaa laayay qabiil may aqoone cid walba oo kahor timaada ayay layn jireen dadkay laayeena ogaden iyo daaroodka kale ayaa u badnaa.daaroodka 200 sano ayaanu is dilaynay oo waa dad goba oo dagaal iyo nabada yaqaana. sida dadka qaarkoodna cuqdad ma qaadaan.ogaden,warsangeli,dhulbahante iyo majeerteen intaba oodwadaag baanu nahay dagaalona way na dhex mareen dhamaantood laakiin marka dagaalka laga heshiiyo caadi baanu u wada dhaqanaa oo cuqdad iyo munaafaqad ma yaqaanaan sida dadka qaarkood oo isaaq sheegta.Beer-Dilaacshe wrote: Sun Nov 11, 2018 2:00 pm
Khiyaali ayaad ku nooshihiin, marna meelaha ka baroorta, oo dadkiina kuwii laayay, ayaan caawinaynaa dhaha ama dhulos futada u maydha.
Isaaq waxa idinka dhex saaray waa cawaanimo iyo waxma garatada ayaa idinku badan.
Bal daawo video gaas aan soo dhigay, markaas ayaad garan doonaa inaad tihiin dad waalan, oo kuwoodii la xasuuqay intay waxba u qaban waayeen, is tusnimo iyo fataalnimo u caawinaya kuwii dadkiina laynayay, aniga daarood waxba ha ii kala qaadina.
Waligeeka dhuusa ama xaara, ama Cadawga usoo niikiya, cidina cuqdad badna, wax walba intaan idinku bilawdaan amrka danbena, cabaada oo marba gidaar madaxa la dhaca.
Iminkana waxaad bilawdeen inaad tidhaahdaan Isaaqa HJ and HA, shir beeleed ka yaga kusoo casuumi mayno, iyana berri marka shir beeleed baad ka haydlaysaa, xataa shir siyaadadeed la idinka soo qayb gelin waayo, intaad dhuuso weyn sii daysaan Xamar ama Puntland iska wada dhiiba.
Hasha geeleeda diidaa, ee geel kale u carartaa, way abaahi seegtaa, afartaba dab laga saar.
Ilayn hadal hay odhan kuma yidhaahdo cuqdadi waa waxaad u samaysatay
Maryo alool si aad GX map ka uga masaxdid lkn adigey isla kaa rogtay cuqdad iyo fuleynimo waa waxaad jeegaan u samaysatay baqaha aad GX ka qabtid car waa beentaa dheh.
Waar niyow maanta bahashii qabyaalad ahayd waa laydinla bartay cidna kama qarsoona xaalku waa Daahir yaa Shamis laysu joojin maayo.
Qabyaalada reerkiinu waxay ka bilaabantay ilaa 1988 kii markii Burco la galay ee ragii HY aad dhabarka ka toogaten.
Silaanyo markuu gudoomiyaha ahaa imisa nin oo GX oo HY u badan ayuu shirqool ku diley.
Silaanyo waxba kamuu faaiidin waakan xafaayada xidhan ee indhihii kala jeesten.
Cuqdad aad GX gaar ahaan HY bari ka qabtid ayaa cudur idinku noqotay.
- Timiro1999
 - SomaliNet Heavyweight

 - Posts: 2765
 - Joined: Thu Dec 03, 2015 7:45 am
 
Re: Gudida garxajis oo mucaawino gaadhsiiyay dhumay
Beerdilaacshe 
Mid baan kaa ilaabay adeer shirkiinu wax weyn ma aha cidina kama hadasho ma GX baad is moodey, shira maahee samada qabta isla weynaa
Cadaankaanu wada loolanaa madaw ciseyn maayo
			
						Mid baan kaa ilaabay adeer shirkiinu wax weyn ma aha cidina kama hadasho ma GX baad is moodey, shira maahee samada qabta isla weynaa
Cadaankaanu wada loolanaa madaw ciseyn maayo
- 
					
- Similar Topics
 - Replies
 - Views
 - Last post
 
- 
						
- 8 Replies
 - 1430 Views
 - 
								Last post by kaliil																			
											
 - 
						
- 29 Replies
 - 3052 Views
 - 
								Last post by Khalid Ali																			
											
 - 
						
- 4 Replies
 - 547 Views
 - 
								Last post by FarhanYare																			
											
 - 
						
- 28 Replies
 - 2556 Views
 - 
								Last post by Khalid Ali																			
											
 - 
						
- 25 Replies
 - 5690 Views
 - 
								Last post by Reer Burao																			
											
 - 
						
- 25 Replies
 - 4370 Views
 - 
								Last post by GENERAL_SNM																			
											
 - 
						
- 2 Replies
 - 455 Views
 - 
								Last post by NewHargeisaGirl																			
											
 - 
						
- 11 Replies
 - 1162 Views
 - 
								Last post by The_Emperior5																			
											
 - 
						
- 1 Replies
 - 285 Views
 - 
								Last post by abdikarim86																			
											
 - 
						
- 0 Replies
 - 611 Views
 - 
								Last post by Faant