Bismillaahi raxmaani raxiim
allaahumma salli calaa muxammadin
Hortu xaggee buu kasoo jeedaa magaca somali. Waxaa lasheegaa in odeygii samaale lagakeenay. Samaale qarnigeebuu noolaa. Dadka geeska africa ku nool magacyo dhoor ah baa loo yagaanay sida barbari oo uu ku sheegay taariikhyahan greek ah buugiisa periplus of the erthrean sea oo qarnigi koobaad ee miilaadiga. Waxaakaloo looyaqaanay gaal oo uu ku sheegay sheekhii jaliilka ahaa oo ibn xajar alsqalani kitaabkiisa Aldurar alkaamina .ogow gaal micneheedu asal waa geel waxaadna ka heleysaa qabiilo badan ee soomaaliyeed sida gaaljecel iyo abgaal. Ninka ugu dambeeyay oo dadka somaaliyeed ku sheego magaca barbari wuxuu ahaa ibn batuuta oo yimid saylac markey taariikhda miilaadiga ahayd 1331. Magaca soomali na waxaa ugu horreeyay kitaab lagu xuso futuux alxabash ee dagaalka axmad gurey oo ahayd 1531 miilaadi. Labadaas boqol oo sano gudohood ayaa qof sababay in magaca dadkaas lagabadalo. Ayuu ahaa?
daarood ismaaciil wuxuu dhashay qarnigi 14aad dhexaadkiisa wuxuuna yimid geeska africa asagoo dariiqada sheekha macruufka ahaa oo dhulalka islaamka oo dhan laga yagaannay sh ismaaciil binu ibrahim aljabarti watto oo islamarkaasna aabihiis ahaa. Lasoco waa abtiris dhab ah iyo ba abtiris diineed. Doombiro ayuu guursaday saas beena ree sodogdiisa ku qaateen abtiris ka diineed ee ismaaciili ah. Ismaaciil ibrahiim ayaa isku badalay samaal hiil abroon oo ismaaciil baa wiil iyo aabo kadhigay afdoorsanku. Waa na sababta loo oron jiray soomaali waa dir iyo daarood illeen ayagaa ugu horreeyay. Marka daarood ismaaciil waa daarood samaale waana daarood soomaali. In kastuu afka iyo dhaqanka soomaaliyeed horey u jirey daarood waa ninkii islaam iyo soomalinimo ku kulmiyey in badan.
Samaal hiil abroon waa daarood ismaaciil ibraahim
Moderators: Moderators, Junior Moderators, Islam mods
-
- Posts: 23
- Joined: Sun Nov 11, 2018 1:59 pm
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 0 Replies
- 2803 Views
-
Last post by Libaaxseendheer
-
- 0 Replies
- 8622 Views
-
Last post by Libaaxseendheer
-
- 0 Replies
- 916 Views
-
Last post by Libaaxseendheer
-
- 5 Replies
- 2043 Views
-
Last post by Kismaayo21
-
- 0 Replies
- 860 Views
-
Last post by Libaaxseendheer
-
- 3 Replies
- 1852 Views
-
Last post by DawladSade
-
- 8 Replies
- 2357 Views
-
Last post by X.Playa
-
- 152 Replies
- 899 Views
-
Last post by CUSHITE KINGDOM
-
- 1 Replies
- 941 Views
-
Last post by Faysal Cali Waraabe