Gudida garxajis oo mucaawino gaadhsiiyay dhumay

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
X.Playa
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17317
Joined: Sun Mar 17, 2002 7:00 pm
Location: Canada,Hawd

Re: Gudida garxajis oo mucaawino gaadhsiiyay dhumay

Post by X.Playa »

kaliil wrote: Sun Nov 11, 2018 10:49 am

Just few Sacad Yoonis and their so called "sultan" no Garxajis is there .

To me this sounds like the somali idiom , " midgaantu intauy gude kale ka shaqaynayso , ayuu keedu qudhmaa" , if Garxajis can give all that food to mere 200 people , chairty starts at home , they should feed their own kind first.

This is total munaafaqo " i arkaay i maqlaay"
original dervish
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 29468
Joined: Mon Aug 22, 2005 5:08 pm

Re: Gudida garxajis oo mucaawino gaadhsiiyay dhumay

Post by original dervish »

Shouldn't you be pushing Buddhist aid? :)
User avatar
AwRastaale
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7611
Joined: Mon Nov 30, 2015 5:09 am

Re: Gudida garxajis oo mucaawino gaadhsiiyay dhumay

Post by AwRastaale »

I wonder why X-playa is crying. I mean I honestly don't get it. Somalis always supported each others and the first delegation were always the elders. What is exactly his issue?

There were Ogaden gudi, Sade gudi, Dir gudi, and now Garhajis gudi even if it's SY they are still HY/Garhajis.
User avatar
kaliil
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5400
Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa

Re: Gudida garxajis oo mucaawino gaadhsiiyay dhumay

Post by kaliil »

AwRastaale wrote: Tue Nov 13, 2018 11:39 pm I wonder why X-playa is crying. I mean I honestly don't get it. Somalis always supported each others and the first delegation were always the elders. What is exactly his issue?

There were Ogaden gudi, Sade gudi, Dir gudi, and now Garhajis gudi even if it's SY they are still HY/Garhajis.
Xplaya wuu asaasaqay daarood nacaybna wuu la dhimanayaa.somaliland burburtay ayuu weli rajo ka qabaa.gudiga sool tegey SY oday keliya ayaa kaga jira.gudoomiya gudiga garxajis cadogude waa ciidagale,waxa kaloo la socda chief caaqilka habar yoonis axmed maxamed daahir iyo mayorkii hore burco dhegalaab.waa waajib ina dadka walaalaha ah e isdilaya lakala dhex galo.
theyuusuf143
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17692
Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas

Re: Gudida garxajis oo mucaawino gaadhsiiyay dhumay

Post by theyuusuf143 »

Daarood nacayb = isaaq jacayl .
User avatar
kaliil
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5400
Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa

Re: Gudida garxajis oo mucaawino gaadhsiiyay dhumay

Post by kaliil »

theyuusuf143 wrote: Wed Nov 14, 2018 2:13 am Daarood nacayb = isaaq jacayl .
Jeegaan=garxajis nacayb

Jeegaantu markay dan leedahay uun baa Isaaq laga maqlaa
theyuusuf143
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17692
Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas

Re: Gudida garxajis oo mucaawino gaadhsiiyay dhumay

Post by theyuusuf143 »

kaliil wrote: Wed Nov 14, 2018 2:53 am
theyuusuf143 wrote: Wed Nov 14, 2018 2:13 am Daarood nacayb = isaaq jacayl .
Jeegaan=garxajis nacayb

Jeegaantu markay dan leedahay uun baa Isaaq laga maqlaa
If you can't defeat join them.
User avatar
Timiro1999
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2765
Joined: Thu Dec 03, 2015 7:45 am

Re: Gudida garxajis oo mucaawino gaadhsiiyay dhumay

Post by Timiro1999 »

kaliil wrote: Wed Nov 14, 2018 2:53 am
theyuusuf143 wrote: Wed Nov 14, 2018 2:13 am Daarood nacayb = isaaq jacayl .
Jeegaan=garxajis nacayb

Jeegaantu markay dan leedahay uun baa Isaaq laga maqlaa
Indr saw maad arag
User avatar
Khalid Ali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 32743
Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa

Re: Gudida garxajis oo mucaawino gaadhsiiyay dhumay

Post by Khalid Ali »

Garxajis should not give qurjile or doofaar ismaciil any thing they are our enemies and they hate Isaaq equally.why waste your resources on qurjiile when you can help hy bari and hy hawd in itoobiya
User avatar
xiimaaya
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4354
Joined: Mon Feb 13, 2012 8:07 pm

Re: Gudida garxajis oo mucaawino gaadhsiiyay dhumay

Post by xiimaaya »

:Dhulbahnte might be the dumbest people on earth :snoop:
With the lowest iq
I’m suppose not to speak I’ll about family in front of others but let’s be real .
Libaaxseendheer
Posts: 23
Joined: Sun Nov 11, 2018 1:59 pm

Re: Gudida garxajis oo mucaawino gaadhsiiyay dhumay

Post by Libaaxseendheer »

Hortu xaggee buu kasoo jeedaa magaca somali. Waxaa lasheegaa in odeygii samaale lagakeenay. Samaale qarnigeebuu noolaa. Dadka geeska africa ku nool magacyo dhoor ah baa loo yagaanay sida barbari oo uu ku sheegay taariikhyahan greek ah buugiisa periplus of the erthrean sea oo qarnigi koobaad ee miilaadiga. Waxaakaloo looyaqaanay gaal oo uu ku sheegay sheekhii jaliilka ahaa oo ibn xajar alsqalani kitaabkiisa Aldurar alkaamina .ogow gaal micneheedu asal waa geel waxaadna ka heleysaa qabiilo badan ee soomaaliyeed sida gaaljecel iyo abgaal. Ninka ugu dambeeyay oo dadka somaaliyeed ku sheego magaca barbari wuxuu ahaa ibn batuuta oo yimid saylac markey taariikhda miilaadiga ahayd 1331. Magaca soomali na waxaa ugu horreeyay kitaab lagu xuso futuux alxabash ee dagaalka axmad gurey oo ahayd 1531 miilaadi. Labadaas boqol oo sano gudohood ayaa qof sababay in magaca dadkaas lagabadalo. Ayuu ahaa?

 daarood ismaaciil wuxuu dhashay qarnigi 14aad dhexaadkiisa wuxuuna yimid geeska africa asagoo dariiqada sheekha macruufka ahaa oo dhulalka islaamka oo dhan laga yagaannay sh ismaaciil binu ibrahim aljabarti watto oo islamarkaasna aabihiis ahaa. Lasoco waa abtiris dhab ah iyo ba abtiris diineed. Doombiro ayuu guursaday saas beena ree sodogdiisa ku qaateen abtiris ka diineed ee ismaaciili ah. Ismaaciil ibrahiim ayaa isku badalay samaal hiil abroon oo ismaaciil baa wiil iyo aabo kadhigay afdoorsanku. Waa na sababta loo oron jiray soomaali waa dir iyo daarood illeen ayagaa ugu horreeyay. Marka daarood ismaaciil waa daarood samaale waana daarood soomaali. In kastuu afka iyo dhaqanka soomaaliyeed horey u jirey daarood waa ninkii islaam iyo soomalinimo ku kulmiyey in badan.
Post Reply
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”