Gudida Beelaha Garxajis iyo beesha dhulbahante aya maanta shir Nabada ka dhacay Jigjiga

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

PrinceNugaalHawd
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3235
Joined: Sun Apr 07, 2013 5:26 pm
Location: Khaatumo / Jubbaland

Re: Gudida Beelaha Garxajis iyo beesha dhulbahante aya maanta shir Nabada ka dhacay Jigjiga

Post by PrinceNugaalHawd »

Jeeganta iyo Qurunka Taageera Nabad iyo Somali meel aay ku Heeshiso waay Dhibta. Kaaligi Cunoow, Isku Diraha Dadkoow, Shiisheeye Kalkaaloow Laagu Baraay.
theyuusuf143
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17692
Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas

Re: Gudida Beelaha Garxajis iyo beesha dhulbahante aya maanta shir Nabada ka dhacay Jigjiga

Post by theyuusuf143 »

kaliil wrote: Fri Nov 23, 2018 3:31 am
theyuusuf143 wrote: Fri Nov 23, 2018 3:06 am
kaliil wrote: Fri Nov 23, 2018 2:32 am

Miskiin,Isaaq aan garxajis ahayni hawd weligii xabad kama ridin lagama yaqaana.garxajis iyo ogaden ayaa la isku dhufan jiray laakiin hadda ogaden iyo hartiba heshiis baanu nahay mar danbena is dili mayno.jeegaanta ayaa onlf ethiopia u dhiibi jirtay si ogadenka iyo garxajis u coloobaan.onlf iyagoo is leh isaaq ka aargoosta ayay baabuur 60 gaadhaysa oo garxajis leeyahay gubtay.jeegaanta waa la bartay inay munaafaqad iyo isku mooyaane awood kale lahay.ceelafweyn iyo sool idinkaa beelaha isku dirayay.

Munaafaqaduba waa waxa laysku dhaafay . Xitaa colaada ceel afwayn dibaanu u bilaabayna si arinta caare aanay weligeed ceel afwayn usoo dhaafin yaguun haysku madhaan . Anigu waxaan dawladnimada Somaliland ahayn Oo aan ka naxaya ma jirto. Soomali walaa , garxajis walaa habarjeclo iyo wax alaale wixii shar ku ah Somaliland ba yagaanu cadaab cagaha u gelinayna.

Nabadii iyo wixii aanu gaalada ka iibin jirnay farahanu ka qaadnay hada colaaday noogu badisaa. Arimaha gudaha iyo kuwa debedaba. Adigu iska adhiyulahi baraar baad tahay maalinba warkii cusub baad kusoo toosta, Anna super leader baan ahay 10 sano waxa soo socda garan kara.

Somaliland daacad kama tihidiine waxad ka dhigateen mashruuc ku aargoosataan oo ku ciilbaxdaan laakiin sidaa ku wada waa la arki ciday caano kaga daataane.muuse biixi sanad ayaanu galbeedka hargeysa soo dhaafin maalintii dhowaydna 5000 ciidan ah oo tiknikooyin wata ayuu soo kaxaystay,bulletproof vest ayuu soo xidhay,gaadhi xabadu karayna wuu watay.waxaasi waa fuleynimo iyo kalsooni darro :lol: .dhagarqabe dhulkaa la gariira.cali guray ayaa muuse biixi la yaabay oo yidhi muuse cuqdada iyo ciilbaxa intii isku ogayn wuu dhaafiyay markuu arkay somaliland oo zuberiya laga dhigay dadna laga aargoosanayo oo la xidhxidhayo.
Somaliland waanu idinku handaraabnay oo safaarada ethiopia anagaa xidhnay ta kenyana waanu xidhaynaa dhowaan sadexda magaalo e ka talisaana waa la isugu imanayaa.kulli yarjic aslihii.
Warya keleb 10 sano baad lasoo taagantahay waxbaa la arki , wax na tus oo ama iska aamus hooyada madaxa ka wase. Muuse meelkastuu mushaaxayey burco isagoo bilaa istaafa maad toogatid hadaad u ciil qabto. Ceerigaabo iyo laaskana wuu tegaya. Malaha inuu kastuumadada taabto uunba u hadhay. Kkkk
User avatar
kaliil
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5400
Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa

Re: Gudida Beelaha Garxajis iyo beesha dhulbahante aya maanta shir Nabada ka dhacay Jigjiga

Post by kaliil »

theyuusuf143 wrote: Fri Nov 23, 2018 8:57 am

5000 ciidan ah oo tiknikooyin wata ayaa la socday muuse.farmaajo xiitaa sidaa looma ilaaliyo. Weliba waxa u dheeraa bulletproof vest iyo gaadhi xabadu karin
User avatar
kaliil
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5400
Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa

Re: Gudida Beelaha Garxajis iyo beesha dhulbahante aya maanta shir Nabada ka dhacay Jigjiga

Post by kaliil »

User avatar
kaliil
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5400
Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa

Re: Gudida Beelaha Garxajis iyo beesha dhulbahante aya maanta shir Nabada ka dhacay Jigjiga

Post by kaliil »

User avatar
xiimaaya
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4354
Joined: Mon Feb 13, 2012 8:07 pm

Re: Gudida Beelaha Garxajis iyo beesha dhulbahante aya maanta shir Nabada ka dhacay Jigjiga

Post by xiimaaya »

Muse waa fulay wllahi
Tycoon5647
Posts: 233
Joined: Sat Feb 17, 2018 5:24 am

Re: Gudida Beelaha Garxajis iyo beesha dhulbahante aya maanta shir Nabada ka dhacay Jigjiga

Post by Tycoon5647 »

xiimaaya wrote: Thu Nov 22, 2018 9:50 pm Garxajis waa somali dhab ah. I talk a lot shit here but honestly Arab iyo garxajis wa Somali asal ah.

Everyone has its bad apple but I have seen nothing but daris wanaag from them . :up:

One of my great of friends is arab waa nin qali ah .
Viva mataanaha. Twins Garxajis and arab!
Tycoon5647
Posts: 233
Joined: Sat Feb 17, 2018 5:24 am

Re: Gudida Beelaha Garxajis iyo beesha dhulbahante aya maanta shir Nabada ka dhacay Jigjiga

Post by Tycoon5647 »

Maroodijex wrote: Thu Nov 22, 2018 4:55 pm Jeegaanta kol hadii Ethiopia laga soo xidhay. Waxa yar ayuunba u dhiman in laga takhaluso.

Making all the right alliances, Boqortooyadda Majeerteenka gacansaar wayn ayaa lala yeeshay. Beesha Ogaden ee Somali Galbeed iyo ONLF Gacansaar ayaa lala yeeshay.

Hada waxa gacan saar lala yeelanaya waa beelaha Waqooyiga sida Dhulbahante iyo Warsangali.

Once we have peace deals with our traditional foes, we can focus on cleaning up the Jeegaanta afka casleh.
Yes behind the scenes we are working on making strong alliances in the north! Garxajis and arab are twins naturally. Ayub will definitely join us as jeegaanta have stolen land from them. That leaves Gaboye, Fiqishne, Samaroon and Issa who are pissed at jeegaanta and all were present at the garxajis shir!

I also heard that the president of Djibouti Ismaïl Omar Guelleh made muse biixi's Djibouti passport invalid! :up: :clap:
Tycoon5647
Posts: 233
Joined: Sat Feb 17, 2018 5:24 am

Re: Gudida Beelaha Garxajis iyo beesha dhulbahante aya maanta shir Nabada ka dhacay Jigjiga

Post by Tycoon5647 »

kaliil wrote: Fri Nov 23, 2018 2:32 am
theyuusuf143 wrote: Fri Nov 23, 2018 1:16 am One of the things we will do if ethiopia tries to play hard ball with us , is to start a new conflict in Hawd and reserve area.

Miskiin,Isaaq aan garxajis ahayni hawd weligii xabad kama ridin lagama yaqaana.garxajis iyo ogaden ayaa la isku dhufan jiray laakiin hadda ogaden iyo hartiba heshiis baanu nahay mar danbena is dili mayno.jeegaanta ayaa onlf ethiopia u dhiibi jirtay si ogadenka iyo garxajis u coloobaan.onlf iyagoo is leh isaaq ka aargoosta ayay baabuur 60 gaadhaysa oo garxajis leeyahay gubtay.jeegaanta waa la bartay inay munaafaqad iyo isku mooyaane awood kale lahay.ceelafweyn iyo sool idinkaa beelaha isku dirayay.
Your so right! jeegaanta are behind every internal war in somaliland! Their motto is divide and rule! That's the only card they have!
Tycoon5647
Posts: 233
Joined: Sat Feb 17, 2018 5:24 am

Re: Gudida Beelaha Garxajis iyo beesha dhulbahante aya maanta shir Nabada ka dhacay Jigjiga

Post by Tycoon5647 »

Khalid Ali wrote: Fri Nov 23, 2018 5:23 am Not sure what qurjiile can do for garxajis qurjiile is a qabill occupied and owned . As for ogaden during rayaale he sold them to Ethiopia and last time I checked kaliilow ina rayaale aadbaad ujeclayd imikana waxadleedahay jeegaanba ONLF dhiibtay. That's just being silly ONLF is anti Isaaq and anti Isaaq hawd . Not just habarawal if you think that is The case. Somaliland today is stronger than ever there is absolutely no opposition to the kulmiye govt. All mucaraad Is dead. All they can do u write Cabaad online.
"there is absolutely no opposition to the kulmiye govt."? hahaha. Your f-king dreaming mate! kulmiye's dead! I guarantee you muse biixi won't last 2 years. Nobody wants that motherfucker! He's going out like Muammar Gaddafi mate!

My 2 uncles Cirro and Faysal Ali Warabe is the only reason he's still the president! If it wasn't for them somaliland would be in a civil war right now! But there's gonna come a time when even them can't save his ass or shitty kulmiye party!
Tycoon5647
Posts: 233
Joined: Sat Feb 17, 2018 5:24 am

Re: Gudida Beelaha Garxajis iyo beesha dhulbahante aya maanta shir Nabada ka dhacay Jigjiga

Post by Tycoon5647 »

kaliil wrote: Fri Nov 23, 2018 3:31 am
theyuusuf143 wrote: Fri Nov 23, 2018 3:06 am
kaliil wrote: Fri Nov 23, 2018 2:32 am

Miskiin,Isaaq aan garxajis ahayni hawd weligii xabad kama ridin lagama yaqaana.garxajis iyo ogaden ayaa la isku dhufan jiray laakiin hadda ogaden iyo hartiba heshiis baanu nahay mar danbena is dili mayno.jeegaanta ayaa onlf ethiopia u dhiibi jirtay si ogadenka iyo garxajis u coloobaan.onlf iyagoo is leh isaaq ka aargoosta ayay baabuur 60 gaadhaysa oo garxajis leeyahay gubtay.jeegaanta waa la bartay inay munaafaqad iyo isku mooyaane awood kale lahay.ceelafweyn iyo sool idinkaa beelaha isku dirayay.

Munaafaqaduba waa waxa laysku dhaafay . Xitaa colaada ceel afwayn dibaanu u bilaabayna si arinta caare aanay weligeed ceel afwayn usoo dhaafin yaguun haysku madhaan . Anigu waxaan dawladnimada Somaliland ahayn Oo aan ka naxaya ma jirto. Soomali walaa , garxajis walaa habarjeclo iyo wax alaale wixii shar ku ah Somaliland ba yagaanu cadaab cagaha u gelinayna.

Nabadii iyo wixii aanu gaalada ka iibin jirnay farahanu ka qaadnay hada colaaday noogu badisaa. Arimaha gudaha iyo kuwa debedaba. Adigu iska adhiyulahi baraar baad tahay maalinba warkii cusub baad kusoo toosta, Anna super leader baan ahay 10 sano waxa soo socda garan kara.

Somaliland daacad kama tihidiine waxad ka dhigateen mashruuc ku aargoosataan oo ku ciilbaxdaan laakiin sidaa ku wada waa la arki ciday caano kaga daataane.muuse biixi sanad ayaanu galbeedka hargeysa soo dhaafin maalintii dhowaydna 5000 ciidan ah oo tiknikooyin wata ayuu soo kaxaystay,bulletproof vest ayuu soo xidhay,gaadhi xabadu karayna wuu watay.waxaasi waa fuleynimo iyo kalsooni darro :lol: .dhagarqabe dhulkaa la gariira.cali guray ayaa muuse biixi la yaabay oo yidhi muuse cuqdada iyo ciilbaxa intii isku ogayn wuu dhaafiyay markuu arkay somaliland oo zuberiya laga dhigay dadna laga aargoosanayo oo la xidhxidhayo.
Somaliland waanu idinku handaraabnay oo safaarada ethiopia anagaa xidhnay ta kenyana waanu xidhaynaa dhowaan sadexda magaalo e ka talisaana waa la isugu imanayaa.kulli yarjic aslihii.
My man khalil speaking nothing but facts! Muse handarab has 1 more year left if he's lucky! Garxajis, Arab, Ayub and Samaroon will take care of Muse Handaraab very soon!
User avatar
Khalid Ali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 32743
Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa

Re: Gudida Beelaha Garxajis iyo beesha dhulbahante aya maanta shir Nabada ka dhacay Jigjiga

Post by Khalid Ali »

In which world this world or another world. Muuse is going to rule somaliland very proudly very majestically
What can faisal and ciiro do they can't even agree on a joint alliance against kulmiye govt. You have seen how muse was welcomed in berbera burco. Borama is his home town ha ubaqantaas
Tycoon5647
Posts: 233
Joined: Sat Feb 17, 2018 5:24 am

Re: Gudida Beelaha Garxajis iyo beesha dhulbahante aya maanta shir Nabada ka dhacay Jigjiga

Post by Tycoon5647 »

Khalid Ali wrote: Fri Nov 23, 2018 2:14 pm In which world this world or another world. Muuse is going to rule somaliland very proudly very majestically
What can faisal and ciiro do they can't even agree on a joint alliance against kulmiye govt. You have seen how muse was welcomed in berbera burco. Borama is his home town ha ubaqantaas
lol borama is his home town? don't get too excited mate, borama is a strictly samaroon majority city the same way you guys claim gabiley. even though samaroon and gaboye live with you guys! You can't have it both ways khalid, claim gabiley for yourselves then want to split other cities with other people. You keep poking the bear walahi you guys will see! You can poke a bear once and maybe get away with it, but if you keep poking him, he's going eat you alive!

Arab, garxajis and samaroon will kill you f-king subeer awal motherfuckers in seconds. we all know the men who used to run away from hargesia.

walahi habar awalo your day is coming!
User avatar
Khalid Ali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 32743
Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa

Re: Gudida Beelaha Garxajis iyo beesha dhulbahante aya maanta shir Nabada ka dhacay Jigjiga

Post by Khalid Ali »

What makes you think samaroon is against al zubeyriya habarawal never ran from any one. They are the most pro kulmiye and pro the govt
Post Reply
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”