I missed to kaftan with my cousin aw amxaar
Moderator: Moderators
-
theyuusuf143
- SomaliNet Super

- Posts: 17692
- Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
- Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas
I missed to kaftan with my cousin aw amxaar
Indr we really miss you qudhaadu qoobad baad gashay intii aad durriyada saluugtay (you became less productive ) si aanad u waalan anana aanaan u lumin heavy weight xaga FKD ga usoo laabo tolka you can't waste 2 decades of your material. Right wing isaqist baad weligaa ahayd haku dhiman murtadnimo ilaahay magan kaagama dhigin qadaadweyn . Looking forward to hearing from you indr .

-
TheLoFather
- SomaliNet Super

- Posts: 5352
- Joined: Wed Apr 14, 2010 11:49 am
- Location: No Shelter Is Safer Than Piety
Re: I missed to kaftan with my cousin aw amxaar
Sxb anyone that becomes against the interests of the Duriyada ultimately ends up in the pit of disgrace and into oblivion. Niman sidaas ku dhacdayoo u marag kici xaalka nuucaas ah waa buuxaa - kuwo aakhiro jooga iyo kuwo ifka joogoo toobad keenayiyo qaar wajiyadooda karaamada laga qaaday ummada ka qarsada waleee waa buuxaan.theyuusuf143 wrote: Thu Jan 31, 2019 7:37 pm Indr we really miss you qudhaadu qoobad baad gashay intii aad durriyada saluugtay (you became less productive ) si aanad u waalan anana aanaan u lumin heavy weight xaga FKD ga usoo laabo tolka you can't waste 2 decades of your material. Right wing isaqist baad weligaa ahayd haku dhiman murtadnimo ilaahay magan kaagama dhigin qadaadweyn . Looking forward to hearing from you indr .![]()
![]()
![]()
Hadii uu Awximaar garanwaayo oo toobad keeniwaayo inteey goori goor tahay, dani ba weey garadsiin....just hope it wont be too late for his sake.
Last edited by TheLoFather on Thu Jan 31, 2019 7:59 pm, edited 1 time in total.
Re: I missed to kaftan with my cousin aw amxaar
fuck Aw oromo.
stop the calaacal niyow.
stop the calaacal niyow.
Re: I missed to kaftan with my cousin aw amxaar
I think Aw Oromo is lurking in with different Nick after he committed moral and intellectual suicide by slandering SL and Isaaq out of spite. What drove him to the edge was despite his efforts in demonizing SL and Isaaq his application in the girl school of Missy Bohol was rejected.
-
theyuusuf143
- SomaliNet Super

- Posts: 17692
- Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
- Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas
Re: I missed to kaftan with my cousin aw amxaar
I know and thats why I am calling for him . I know the brutality of isaaqs which he was one of the biggest enforcers. Aniga laftaydu haday somaliland jabto wa rabbul kabca toos baan maryaha u dhigi lahaa. Tan iyo maantan qoraal bartay somaliland baan difaacayey isna iga daran . Isaqism ku waa drug imika adeer Dr x can't live without it stroke baa ku dhici lahaa haduu amisom berbera ku arki lahaa. KkkkkkTheLoFather wrote: Thu Jan 31, 2019 7:50 pmSxb anyone that becomes against the interests of the Duriyada ultimately ends up in a pit of disgrace and into oblivion. Hadii uu garanwaayo oo toobad keeniwaayo inteey goori good tahay, dani ba weey garadsiin....just hope it wont be too late for his sake.theyuusuf143 wrote: Thu Jan 31, 2019 7:37 pm Indr we really miss you qudhaadu qoobad baad gashay intii aad durriyada saluugtay (you became less productive ) si aanad u waalan anana aanaan u lumin heavy weight xaga FKD ga usoo laabo tolka you can't waste 2 decades of your material. Right wing isaqist baad weligaa ahayd haku dhiman murtadnimo ilaahay magan kaagama dhigin qadaadweyn . Looking forward to hearing from you indr .![]()
![]()
![]()
-
theyuusuf143
- SomaliNet Super

- Posts: 17692
- Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
- Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas
Re: I missed to kaftan with my cousin aw amxaar
I am weak for my tol . I believe Isaqism to the point I am willing to carry his shoes in my mouth. Because I know him.
- AwRastaale
- SomaliNet Super

- Posts: 7611
- Joined: Mon Nov 30, 2015 5:09 am
Re: I missed to kaftan with my cousin aw amxaar
theyuusuf143 wrote: Thu Jan 31, 2019 7:37 pm Indr we really miss you qudhaadu qoobad baad gashay intii aad durriyada saluugtay (you became less productive ) si aanad u waalan anana aanaan u lumin heavy weight xaga FKD ga usoo laabo tolka you can't waste 2 decades of your material. Right wing isaqist baad weligaa ahayd haku dhiman murtadnimo ilaahay magan kaagama dhigin qadaadweyn . Looking forward to hearing from you indr .![]()
Salaam sxb.
Balo ma jirto wana cadi oo ragu wu noqon kara kala araagti.
I don't take these things personal unlike some ictiraaf doon and Bohol.
Just busy with life ninyo.
You back in UK?
-
theyuusuf143
- SomaliNet Super

- Posts: 17692
- Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
- Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas
Re: I missed to kaftan with my cousin aw amxaar
I iinyo waar tollaahi kaa yeeli maayo ee don't call me ictiraaf doon aabaha wase haygula hadli luuqada nacabka . Indr kaa baan ahay oo reer jaamaca aqbal waxkasta oo aan kuusoo jeediyo. Hadiii kale walaahi qalbigaan kaa nacaya.AwRastaale wrote: Thu Jan 31, 2019 8:20 pmtheyuusuf143 wrote: Thu Jan 31, 2019 7:37 pm Indr we really miss you qudhaadu qoobad baad gashay intii aad durriyada saluugtay (you became less productive ) si aanad u waalan anana aanaan u lumin heavy weight xaga FKD ga usoo laabo tolka you can't waste 2 decades of your material. Right wing isaqist baad weligaa ahayd haku dhiman murtadnimo ilaahay magan kaagama dhigin qadaadweyn . Looking forward to hearing from you indr .![]()
![]()
![]()
funniest nigga
Salaam sxb.
Balo ma jirto wana cadi oo ragu wu noqon kara kala araagti.
I don't take these things personal unlike some ictiraaf doon and Bohol.
Just busy with life ninyo.
You back in UK?
Re: I missed to kaftan with my cousin aw amxaar
Nin wanaagsan oo isaaqnimadu kuwayntahay ayuu ahaa balse Idinka laftiina waxaa loo bahanyahay inaad waydiisaan wuxuu dhibsatay iyo waxa kukalifay inuu dayaco fikirkiisii hore? Isaaq cadow farabadan oo sukeeye iyo shisheeyaba leh ayuu leeyahay, dariiqa kaliya ee hilimiladiisa kukaadhay inta udhimada uu kugaadhikaraa waa iskuduubnaan.
Ninka wax saluugana waxaa loobahanyahay inlaqanciyo balse aan lagadaba caytamin. Qarnigan aynu kujirno reerba reerka uu kaqabyaalad badanyahay ayuu chanceka survivalkiisa kawacanyahay hadii kale sida nibiriga ayaa lagu liqayaa.
Ninka wax saluugana waxaa loobahanyahay inlaqanciyo balse aan lagadaba caytamin. Qarnigan aynu kujirno reerba reerka uu kaqabyaalad badanyahay ayuu chanceka survivalkiisa kawacanyahay hadii kale sida nibiriga ayaa lagu liqayaa.
-
theyuusuf143
- SomaliNet Super

- Posts: 17692
- Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
- Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas
Re: I missed to kaftan with my cousin aw amxaar
Dee indr muse cabdilihii muuse legday iyo Dr x playa baaba naga isaaqsane waxa isaxaaq oon xitaa aan habar yonis ahayn waalay kolay doorashadii maaha. Wuxu dhibsaday garan maynee laakiin anigu marwalba indr kay yeeli maayo inuu qadaadweyn u galo oo ay ku wiirsadaan sidii yuhiidi islaamay laakin Israeli ah . Ma kulbay cayda ka daynayaan.DayrBare wrote: Thu Jan 31, 2019 8:50 pm Nin wanaagsan oo isaaqnimadu kuwayntahay ayuu ahaa balse Idinka laftiina waxaa loo bahanyahay inaad waydiisaan wuxuu dhibsatay iyo waxa kukalifay inuu dayaco fikirkiisii hore? Isaaq cadow farabadan oo sukeeye iyo shisheeyaba leh ayuu leeyahay, dariiqa kaliya ee hilimiladiisa kukaadhay inta udhimada uu kugaadhikaraa waa iskuduubnaan.
Ninka wax saluugana waxaa loobahanyahay inlaqanciyo balse aan lagadaba caytamin. Qarnigan aynu kujirno reerba reerka uu kaqabyaalad badanyahay ayuu chanceka survivalkiisa kawacanyahay hadii kale sida nibiriga ayaa lagu liqayaa.
Re: I missed to kaftan with my cousin aw amxaar
Doorashada iyo isaaqnimadu iskuma xidhna. Xilku waa meerto. Aduunyada lafteeda ayaa wareegta ah ba. وَتِلْكَ الأيَّامُ نُدَاوِلُهَا بَيْنَ النَّاسِ. Nacabkaa badane yaan chance ay inagu wiirsadaan lasiin.
- AwRastaale
- SomaliNet Super

- Posts: 7611
- Joined: Mon Nov 30, 2015 5:09 am
Re: I missed to kaftan with my cousin aw amxaar
TheYusuuf,
We always inadeer but we differ on views and we always did. I never believed in the secessionist project. Way jirta xiliyo laygu qasbay inan ka qayb qato fadhi ku dirir oo seefti Isaaq qar qorta ogo jaro and it was wrong. That didn't mean nor means today, I believed in secessionism. It was a tit-for-tat thing and moment action.
In my heart of heart, Somalinimo is grand. I don't believe in mini projects and the tribalism.
Things change and times change. Yesterday maybe we had the luxury to sit and do fadhi ku dirir-----but today Horn is changing fast.
It has nothing to do with elections. I never supported Irro. I don't even like his weak personality and lack of leadership.
I backed the Sacad Muse president and was hoping he would unite more people instead he showed us that he is only for Sacad Muse. So we have to say it how it is. I am not Sacad Muse. I don't need to support him.
Secessionism is never big in my world and running away because of Barre some 30 years ago isn't a good reason. Barre attacked everyone in the Somali Republic. Some more than others but usually in a conflict there is always that one zone.
I don't see any thing better in the secessionist project. People are dying.
Besides before Somali Kilil was focked up due to ina iley but now my Hawd is back. I don't need to be in secessionist region.

Somalinimada wa sharaf la is dheeryahay waana habka aayatiinka iyo cafimaadku ku jiro
Kuwa meesha ka niic leh dheg ha u dhigin nin rag ah ba ilaah ka dhigay ku adkayso go'aankaga.
Kuwa meesha ka niic leh dheg ha u dhigin nin rag ah ba ilaah ka dhigay ku adkayso go'aankaga.
Re: I missed to kaftan with my cousin aw amxaar
Adeer niicbaad meesha kuhaysaaye afka laydha kaqarso. Somalinimadaad shalay kuxaarteen ayaad naladabasocotaan. Adeer shalay markii magacan baasee Somalinimada wadanka laguxaday dadkana lagubaabiinayay maxay ushaqayn wayday.gobdoon wrote: Fri Feb 01, 2019 2:07 am Somalinimada wa sharaf la is dheeryahay waana habka aayatiinka iyo cafimaadku ku jiro
Kuwa meesha ka niic leh dheg ha u dhigin nin rag ah ba ilaah ka dhigay ku adkayso go'aankaga.
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 4 Replies
- 714 Views
-
Last post by Raganimo
-
- 12 Replies
- 1366 Views
-
Last post by GeelSanKaTaabte
-
- 2 Replies
- 575 Views
-
Last post by metamorphosis
-
- 3 Replies
- 494 Views
-
Last post by COSTA
-
- 22 Replies
- 5272 Views
-
Last post by Togdeer
-
- 0 Replies
- 484 Views
-
Last post by HooBariiska
-
- 0 Replies
- 466 Views
-
Last post by black velvet
-
- 20 Replies
- 1724 Views
-
Last post by Mystic_Angel
-
- 7 Replies
- 747 Views
-
Last post by Babygirl-
-
- 9 Replies
- 1382 Views
-
Last post by Pirate1Hunter