I missed to kaftan with my cousin aw amxaar

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

theyuusuf143
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17692
Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas

I missed to kaftan with my cousin aw amxaar

Post by theyuusuf143 »

Indr we really miss you qudhaadu qoobad baad gashay intii aad durriyada saluugtay (you became less productive ) si aanad u waalan anana aanaan u lumin heavy weight xaga FKD ga usoo laabo tolka you can't waste 2 decades of your material. Right wing isaqist baad weligaa ahayd haku dhiman murtadnimo ilaahay magan kaagama dhigin qadaadweyn . Looking forward to hearing from you indr . :heart: :heart: :heart:
TheLoFather
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5352
Joined: Wed Apr 14, 2010 11:49 am
Location: No Shelter Is Safer Than Piety

Re: I missed to kaftan with my cousin aw amxaar

Post by TheLoFather »

theyuusuf143 wrote: Thu Jan 31, 2019 7:37 pm Indr we really miss you qudhaadu qoobad baad gashay intii aad durriyada saluugtay (you became less productive ) si aanad u waalan anana aanaan u lumin heavy weight xaga FKD ga usoo laabo tolka you can't waste 2 decades of your material. Right wing isaqist baad weligaa ahayd haku dhiman murtadnimo ilaahay magan kaagama dhigin qadaadweyn . Looking forward to hearing from you indr . :heart: :heart: :heart:
Sxb anyone that becomes against the interests of the Duriyada ultimately ends up in the pit of disgrace and into oblivion. Niman sidaas ku dhacdayoo u marag kici xaalka nuucaas ah waa buuxaa - kuwo aakhiro jooga iyo kuwo ifka joogoo toobad keenayiyo qaar wajiyadooda karaamada laga qaaday ummada ka qarsada waleee waa buuxaan.
Hadii uu Awximaar garanwaayo oo toobad keeniwaayo inteey goori goor tahay, dani ba weey garadsiin....just hope it wont be too late for his sake.
Last edited by TheLoFather on Thu Jan 31, 2019 7:59 pm, edited 1 time in total.
User avatar
Sauron
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1630
Joined: Tue Oct 27, 2015 7:42 pm

Re: I missed to kaftan with my cousin aw amxaar

Post by Sauron »

fuck Aw oromo.

stop the calaacal niyow.
User avatar
X.Playa
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17317
Joined: Sun Mar 17, 2002 7:00 pm
Location: Canada,Hawd

Re: I missed to kaftan with my cousin aw amxaar

Post by X.Playa »

I think Aw Oromo is lurking in with different Nick after he committed moral and intellectual suicide by slandering SL and Isaaq out of spite. What drove him to the edge was despite his efforts in demonizing SL and Isaaq his application in the girl school of Missy Bohol was rejected.
theyuusuf143
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17692
Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas

Re: I missed to kaftan with my cousin aw amxaar

Post by theyuusuf143 »

TheLoFather wrote: Thu Jan 31, 2019 7:50 pm
theyuusuf143 wrote: Thu Jan 31, 2019 7:37 pm Indr we really miss you qudhaadu qoobad baad gashay intii aad durriyada saluugtay (you became less productive ) si aanad u waalan anana aanaan u lumin heavy weight xaga FKD ga usoo laabo tolka you can't waste 2 decades of your material. Right wing isaqist baad weligaa ahayd haku dhiman murtadnimo ilaahay magan kaagama dhigin qadaadweyn . Looking forward to hearing from you indr . :heart: :heart: :heart:
Sxb anyone that becomes against the interests of the Duriyada ultimately ends up in a pit of disgrace and into oblivion. Hadii uu garanwaayo oo toobad keeniwaayo inteey goori good tahay, dani ba weey garadsiin....just hope it wont be too late for his sake.
I know and thats why I am calling for him . I know the brutality of isaaqs which he was one of the biggest enforcers. Aniga laftaydu haday somaliland jabto wa rabbul kabca toos baan maryaha u dhigi lahaa. Tan iyo maantan qoraal bartay somaliland baan difaacayey isna iga daran . Isaqism ku waa drug imika adeer Dr x can't live without it stroke baa ku dhici lahaa haduu amisom berbera ku arki lahaa. Kkkkkk
theyuusuf143
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17692
Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas

Re: I missed to kaftan with my cousin aw amxaar

Post by theyuusuf143 »

Sauron wrote: Thu Jan 31, 2019 7:54 pm fuck Aw oromo.

stop the calaacal niyow.
I am weak for my tol . I believe Isaqism to the point I am willing to carry his shoes in my mouth. Because I know him.
User avatar
JSL3000
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8699
Joined: Mon Oct 26, 2015 7:29 am

Re: I missed to kaftan with my cousin aw amxaar

Post by JSL3000 »

:lol:
User avatar
AwRastaale
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7611
Joined: Mon Nov 30, 2015 5:09 am

Re: I missed to kaftan with my cousin aw amxaar

Post by AwRastaale »

theyuusuf143 wrote: Thu Jan 31, 2019 7:37 pm Indr we really miss you qudhaadu qoobad baad gashay intii aad durriyada saluugtay (you became less productive ) si aanad u waalan anana aanaan u lumin heavy weight xaga FKD ga usoo laabo tolka you can't waste 2 decades of your material. Right wing isaqist baad weligaa ahayd haku dhiman murtadnimo ilaahay magan kaagama dhigin qadaadweyn . Looking forward to hearing from you indr . :heart:
:mrgreen: :mrgreen: :mrgreen: funniest nigga

Salaam sxb.

Balo ma jirto wana cadi oo ragu wu noqon kara kala araagti.

I don't take these things personal unlike some ictiraaf doon and Bohol.

Just busy with life ninyo.

You back in UK?
theyuusuf143
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17692
Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas

Re: I missed to kaftan with my cousin aw amxaar

Post by theyuusuf143 »

AwRastaale wrote: Thu Jan 31, 2019 8:20 pm

I iinyo waar tollaahi kaa yeeli maayo ee don't call me ictiraaf doon aabaha wase haygula hadli luuqada nacabka . Indr kaa baan ahay oo reer jaamaca aqbal waxkasta oo aan kuusoo jeediyo. Hadiii kale walaahi qalbigaan kaa nacaya.
User avatar
DayrBare
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 449
Joined: Fri Oct 23, 2009 11:20 pm

Re: I missed to kaftan with my cousin aw amxaar

Post by DayrBare »

Nin wanaagsan oo isaaqnimadu kuwayntahay ayuu ahaa balse Idinka laftiina waxaa loo bahanyahay inaad waydiisaan wuxuu dhibsatay iyo waxa kukalifay inuu dayaco fikirkiisii hore? Isaaq cadow farabadan oo sukeeye iyo shisheeyaba leh ayuu leeyahay, dariiqa kaliya ee hilimiladiisa kukaadhay inta udhimada uu kugaadhikaraa waa iskuduubnaan.
Ninka wax saluugana waxaa loobahanyahay inlaqanciyo balse aan lagadaba caytamin. Qarnigan aynu kujirno reerba reerka uu kaqabyaalad badanyahay ayuu chanceka survivalkiisa kawacanyahay hadii kale sida nibiriga ayaa lagu liqayaa.
theyuusuf143
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17692
Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas

Re: I missed to kaftan with my cousin aw amxaar

Post by theyuusuf143 »

DayrBare wrote: Thu Jan 31, 2019 8:50 pm Nin wanaagsan oo isaaqnimadu kuwayntahay ayuu ahaa balse Idinka laftiina waxaa loo bahanyahay inaad waydiisaan wuxuu dhibsatay iyo waxa kukalifay inuu dayaco fikirkiisii hore? Isaaq cadow farabadan oo sukeeye iyo shisheeyaba leh ayuu leeyahay, dariiqa kaliya ee hilimiladiisa kukaadhay inta udhimada uu kugaadhikaraa waa iskuduubnaan.
Ninka wax saluugana waxaa loobahanyahay inlaqanciyo balse aan lagadaba caytamin. Qarnigan aynu kujirno reerba reerka uu kaqabyaalad badanyahay ayuu chanceka survivalkiisa kawacanyahay hadii kale sida nibiriga ayaa lagu liqayaa.
Dee indr muse cabdilihii muuse legday iyo Dr x playa baaba naga isaaqsane waxa isaxaaq oon xitaa aan habar yonis ahayn waalay kolay doorashadii maaha. Wuxu dhibsaday garan maynee laakiin anigu marwalba indr kay yeeli maayo inuu qadaadweyn u galo oo ay ku wiirsadaan sidii yuhiidi islaamay laakin Israeli ah . Ma kulbay cayda ka daynayaan.
User avatar
DayrBare
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 449
Joined: Fri Oct 23, 2009 11:20 pm

Re: I missed to kaftan with my cousin aw amxaar

Post by DayrBare »

Doorashada iyo isaaqnimadu iskuma xidhna. Xilku waa meerto. Aduunyada lafteeda ayaa wareegta ah ba. وَتِلْكَ الأيَّامُ نُدَاوِلُهَا بَيْنَ النَّاسِ. Nacabkaa badane yaan chance ay inagu wiirsadaan lasiin.
User avatar
AwRastaale
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7611
Joined: Mon Nov 30, 2015 5:09 am

Re: I missed to kaftan with my cousin aw amxaar

Post by AwRastaale »

TheYusuuf,

We always inadeer but we differ on views and we always did. I never believed in the secessionist project. Way jirta xiliyo laygu qasbay inan ka qayb qato fadhi ku dirir oo seefti Isaaq qar qorta ogo jaro and it was wrong. That didn't mean nor means today, I believed in secessionism. It was a tit-for-tat thing and moment action.

In my heart of heart, Somalinimo is grand. I don't believe in mini projects and the tribalism.

Things change and times change. Yesterday maybe we had the luxury to sit and do fadhi ku dirir-----but today Horn is changing fast.

It has nothing to do with elections. I never supported Irro. I don't even like his weak personality and lack of leadership.

I backed the Sacad Muse president and was hoping he would unite more people instead he showed us that he is only for Sacad Muse. So we have to say it how it is. I am not Sacad Muse. I don't need to support him.

Secessionism is never big in my world and running away because of Barre some 30 years ago isn't a good reason. Barre attacked everyone in the Somali Republic. Some more than others but usually in a conflict there is always that one zone.

I don't see any thing better in the secessionist project. People are dying.

Besides before Somali Kilil was focked up due to ina iley but now my Hawd is back. I don't need to be in secessionist region.
gobdoon
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6005
Joined: Sun May 27, 2001 7:00 pm
Location: LONDON,U,K

Re: I missed to kaftan with my cousin aw amxaar

Post by gobdoon »

Somalinimada wa sharaf la is dheeryahay waana habka aayatiinka iyo cafimaadku ku jiro
Kuwa meesha ka niic leh dheg ha u dhigin nin rag ah ba ilaah ka dhigay ku adkayso go'aankaga.
User avatar
DayrBare
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 449
Joined: Fri Oct 23, 2009 11:20 pm

Re: I missed to kaftan with my cousin aw amxaar

Post by DayrBare »

gobdoon wrote: Fri Feb 01, 2019 2:07 am Somalinimada wa sharaf la is dheeryahay waana habka aayatiinka iyo cafimaadku ku jiro
Kuwa meesha ka niic leh dheg ha u dhigin nin rag ah ba ilaah ka dhigay ku adkayso go'aankaga.
Adeer niicbaad meesha kuhaysaaye afka laydha kaqarso. Somalinimadaad shalay kuxaarteen ayaad naladabasocotaan. Adeer shalay markii magacan baasee Somalinimada wadanka laguxaday dadkana lagubaabiinayay maxay ushaqayn wayday.
Post Reply
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”