Even more join General Caarre!

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
Sharmarke91
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1511
Joined: Wed Jun 17, 2015 8:20 am

Even more join General Caarre!

Post by Sharmarke91 »

User avatar
JSL3000
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8699
Joined: Mon Oct 26, 2015 7:29 am

Re: Even more join General Caarre!

Post by JSL3000 »

he still in zoomalia no effect.
User avatar
Sharmarke91
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1511
Joined: Wed Jun 17, 2015 8:20 am

Re: Even more join General Caarre!

Post by Sharmarke91 »

JSL3000 wrote: Sun Feb 24, 2019 1:31 pm he still in zoomalia no effect.
It does.
theyuusuf143
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17692
Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas

Re: Even more join General Caarre!

Post by theyuusuf143 »

The only day I would worry for my nation is the day I see instability occurring between berbera and wajaale . In other words ma dareemin ilaa aan arko sacad muuse somaliland neceb. Walaahi thuma walaahi waan dhaartee ma dareemin.
User avatar
kaliil
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5400
Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa

Re: Even more join General Caarre!

Post by kaliil »

theyuusuf143 wrote: Sun Feb 24, 2019 2:20 pm The only day I would worry for my nation is the day I see instability occurring between berbera and wajaale . In other words ma dareemin ilaa aan arko sacad muuse somaliland neceb. Walaahi thuma walaahi waan dhaartee ma dareemin.
Caqliga darbijiifku wakaa :lol: .kula yaabimaayo oo wakhtigii caruurtu garaadsan jireen ayaad darbijiif ahayd oo rafaadaysay.caqligaagu wuxu la mid yahay caqliga caruurta 10 sano jirta.
User avatar
JSL3000
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8699
Joined: Mon Oct 26, 2015 7:29 am

Re: Even more join General Caarre!

Post by JSL3000 »

Sharmarke91 wrote: Sun Feb 24, 2019 1:35 pm
JSL3000 wrote: Sun Feb 24, 2019 1:31 pm he still in zoomalia no effect.
It does.
cadow joogaa wadan shisheeye wa joke walaahi
Last edited by JSL3000 on Sun Feb 24, 2019 2:36 pm, edited 1 time in total.
User avatar
kaliil
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5400
Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa

Re: Even more join General Caarre!

Post by kaliil »

JSL3000 wrote: Sun Feb 24, 2019 2:28 pm
Sharmarke91 wrote: Sun Feb 24, 2019 1:35 pm
JSL3000 wrote: Sun Feb 24, 2019 1:31 pm he still in zoomalia no effect.
It does.
cadow wadan shisheeye joogaa wa joke walaahi
Snm 1982-1988 ethiopia ayay joogeen.jabhad waliba wadan shisheeye ayay iskasoo abaabushaa oo iskasoo hubaysaa
User avatar
JSL3000
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8699
Joined: Mon Oct 26, 2015 7:29 am

Re: Even more join General Caarre!

Post by JSL3000 »

kaliil wrote: Sun Feb 24, 2019 2:33 pm
JSL3000 wrote: Sun Feb 24, 2019 2:28 pm
Sharmarke91 wrote: Sun Feb 24, 2019 1:35 pm

It does.
cadow wadan shisheeye joogaa wa joke walaahi
Snm 1982-1988 ethiopia ayay joogeen.jabhad waliba wadan shisheeye ayay iskasoo abaabushaa oo iskasoo hubaysaa
yea there was dictator afweyne back then but president muuse biixi was choosen by the people so your dood is insignificant.
original dervish
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 29468
Joined: Mon Aug 22, 2005 5:08 pm

Re: Even more join General Caarre!

Post by original dervish »

The jeegan will eventually withdraw to their heartlands..
Wajaale- Berbera.

They couldn't give a monkey's toss about any other region. As long as they dominate the economy of the north the rest doesn't really matter.
User avatar
DayrBare
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 449
Joined: Fri Oct 23, 2009 11:20 pm

Re: Even more join General Caarre!

Post by DayrBare »

maxaa laxoraynaya horta? waa suaale
theyuusuf143
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17692
Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas

Re: Even more join General Caarre!

Post by theyuusuf143 »

kaliil wrote: Sun Feb 24, 2019 2:26 pm
theyuusuf143 wrote: Sun Feb 24, 2019 2:20 pm The only day I would worry for my nation is the day I see instability occurring between berbera and wajaale . In other words ma dareemin ilaa aan arko sacad muuse somaliland neceb. Walaahi thuma walaahi waan dhaartee ma dareemin.
Caqliga darbijiifku wakaa :lol: .kula yaabimaayo oo wakhtigii caruurtu garaadsan jireen ayaad darbijiif ahayd oo rafaadaysay.caqligaagu wuxu la mid yahay caqliga caruurta 10 sano jirta.
At least anigu waan aqaan waxa laga dhaxlo dagaal sokeeye maalin kastana waan u sheega dadkayga laakin adigu Waxad ka faa,iido I tus 2020 oo ah time frame ka aad qabsatay . Maalintaa ama aniga kuu sujuudaya ama khaalid baad walaasha taxi ugu geyn doonta sidad balan qaaday. I am a risk taker I gamble thousands in forex if you know what it is . Intad adigu cadaawada tolkaa ku jirto anigu naftaydan horumariya . Inta dagaal sokeeye I yeelay weligaa kumuu yeelin ; haday kuu cusubtahay hamuuna waad u qabtaa. So let's see .
User avatar
JSL3000
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8699
Joined: Mon Oct 26, 2015 7:29 am

Re: Even more join General Caarre!

Post by JSL3000 »

original dervish wrote: Sun Feb 24, 2019 2:44 pm The jeegan will eventually withdraw to their heartlands..
Wajaale- Berbera.

They couldn't give a monkey's toss about any other region. As long as they dominate the economy of the north the rest doesn't really matter.
berbera is the only natural somali harbour in horn of africa it's the most strategic place.
User avatar
kaliil
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5400
Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa

Re: Even more join General Caarre!

Post by kaliil »

[quote=theyuusuf143

At least anigu waan aqaan waxa laga dhaxlo dagaal sokeeye maalin kastana waan u sheega dadkayga laakin adigu Waxad ka faa,iido I tus 2020 oo ah time frame ka aad qabsatay . Maalintaa ama aniga kuu sujuudaya ama khaalid baad walaasha taxi ugu geyn doonta sidad balan qaaday. I am a risk taker I gamble thousands in forex if you know what it is . Intad adigu cadaawada tolkaa ku jirto anigu naftaydan horumariya . Inta dagaal sokeeye I yeelay weligaa kumuu yeelin ; haday kuu cusubtahay hamuuna waad u qabtaa. So let's see .
[/quote]

Dagaal wax lagu farxo oo lagu degdego maaha laakiin hadii lagugu kelifo waa la dagaalamaa.aniguba dagaal baan kusoo dhex koray oo maydka ayaanu ka talaabsan jirnay.maamulka hada deegaanadeena haystaa siyaad barre way ka xun yihiin siyaad dalka ayaabu dhisi jiray oo dadkuna nolol bay haysteen.kuwani dalka bari ilaa galbeed khayraadkii dalka ayay boobayaan shacabkana shilin kama siiyaan,cidii hadasha way xidhayaan somalilandna waxay ka dhigeen maamul reereed(HA).ina wax la saxo way diideen oo si walba waa loola hadlay.anigu muuse biixi 7 bilood baan ka aamusnaa oo is lahaa wakhti siiya waxbuu sixi oo weli wuu cusubyahay.markii caare oo cadaalad darro ka cabanayaa ciidamada ka baxay e muusena ergadii garxajis ka diiday inuu caare la heshiiyo ayaan ana mucaarid noqday oo caare la saftay.
User avatar
DayrBare
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 449
Joined: Fri Oct 23, 2009 11:20 pm

Re: Even more join General Caarre!

Post by DayrBare »

kaliil wrote: Sun Feb 24, 2019 3:07 pm [quote=theyuusuf143

At least anigu waan aqaan waxa laga dhaxlo dagaal sokeeye maalin kastana waan u sheega dadkayga laakin adigu Waxad ka faa,iido I tus 2020 oo ah time frame ka aad qabsatay . Maalintaa ama aniga kuu sujuudaya ama khaalid baad walaasha taxi ugu geyn doonta sidad balan qaaday. I am a risk taker I gamble thousands in forex if you know what it is . Intad adigu cadaawada tolkaa ku jirto anigu naftaydan horumariya . Inta dagaal sokeeye I yeelay weligaa kumuu yeelin ; haday kuu cusubtahay hamuuna waad u qabtaa. So let's see .
Dagaal wax lagu farxo oo lagu degdego maaha laakiin hadii lagugu kelifo waa la dagaalamaa.aniguba dagaal baan kusoo dhex koray oo maydka ayaanu ka talaabsan jirnay.maamulka hada deegaanadeena haystaa siyaad barre way ka xun yihiin siyaad dalka ayaabu dhisi jiray oo dadkuna nolol bay haysteen.kuwani dalka bari ilaa galbeed khayraadkii dalka ayay boobayaan shacabkana shilin kama siiyaan,cidii hadasha way xidhayaan somalilandna waxay ka dhigeen maamul reereed(HA).ina wax la saxo way diideen oo si walba waa loola hadlay.anigu muuse biixi 7 baan ka aamusnaa oo is lahaa wakhti siiya waxbuu sixi oo weli wuu cusubyahay.markii caare oo cadaalad darro ka cabanayaa ciidamada ka baxay e muusena ergadii garxajis ka diiday inuu caare la heshiiyo ayaan ana mucaarid noqday oo caare la saftay.
[/quote]


Siyaad Bare dadka chance ay cidkale kudoortaan mabuusin jirin lakiin Somaliland chancekaa ayaa yaala. wakhtigiina iska suga oo marka dambe ee doorosho timaad codkiina ku ciilbaxa. Kolay inaad idinkuna markiina dadka iyo dalka dhacdaan ayuunbaad rabtaane. Ninwalba maalintuu yimaado uunbuu jeebadaha buuxsadaa reerkiisana usadburiyaaye, somalilandtan lasheegayo ayaaba caynkaase. Nimankiinan caydha meelaha kuqaataa umada masaakiinta ah ee busaarada iyo sixirbararku kalagoostay colaad ha kuriixina. Wadanka dhowaan Ayaan tagay oo xogogaal Ayaan ahay. Marka layidhaa reerbaa xoolihii cunay waan qoslaa runtii maxayeelay dadkaa lamarahabaabinayaa. reerkan laleeyahay wadankiibay cuneen waa afar nin oo tuugo oo hayb ahaan kamida reerkaa lakiin 98% dadka uunbay dhibtiyo rafaadka, shaqala'aanta iyo sixir bararka laqabaan boowe. Adeer wali Sheedaha iyo daantaa kale matagteen, hadii reer waxkaligii qabsanayo maxaa sheedaha iyo meelahakale ee rafaadku kajiro biyo, wado shaqo, iyo barwaaqo loogaadhsiinwaayay.
Adeer wadankani fikir cusub iyo dariiq cusub ayuu ubaahanyahay, kadaaya xinkan habraha ee ilaa facebook onlike dumarkii iskucaayayaan
User avatar
Khalid Ali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 32783
Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa

Re: Even more join General Caarre!

Post by Khalid Ali »

Caaro will be back in hargeisa aniga taa idin huuba. Caare so far labba dembi bu galay. Alliance with daarood and mutiny. Ciidank qaranka. Caare so far mu odhan he is part of Somaliacalanka faqashtamu lulin wa malatari cadhoooday... wabar meel gaadhiwaa oo cabdi ileey ku hoos dhuumanayey..
Post Reply
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”