Breaking news: Conflict in Wajaale (Border city of Ethiopia/Somaliland)

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
SahanGalbeed
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19032
Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
Location: Arabsiyo ,Somaliland

Re: Breaking news: Conflict in Wajaale (Border city of Ethiopia/Somaliland)

Post by SahanGalbeed »

Yusufow. Islan solomadow ayaa ayeeyo ii ah .
Berigey qaba'ilada inaka la baraysay , waxay inaga dhaadhicisay inaynu habar jeclo nahay .
Gangsta my grand mother :lol:
Markaan weynadey baan ogaday in waxan jirin inagu akhriyaysay islaantu .
That's what you call take ownership.
theyuusuf143
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17681
Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas

Re: Breaking news: Conflict in Wajaale (Border city of Ethiopia/Somaliland)

Post by theyuusuf143 »

SahanGalbeed wrote: Sun Apr 28, 2019 1:01 pm Yusufow. Islan solomadow ayaa ayeeyo ii ah .
Berigey qaba'ilada inaka la baraysay , waxay inaga dhaadhicisay inaynu habar jeclo nahay .
Gangsta my grand mother :lol:
Markaan weynadey baan ogaday in waxan jirin inagu akhriyaysay islaantu .
That's what you call take ownership.
Solomadawdu waa tuug , islaantu inay identity ga kaa xado bay kugu dayday . Kkkk
User avatar
Timiro1999
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2765
Joined: Thu Dec 03, 2015 7:45 am

Re: Breaking news: Conflict in Wajaale (Border city of Ethiopia/Somaliland)

Post by Timiro1999 »

theyuusuf143 wrote: Sun Apr 28, 2019 11:44 am
Timiro1999 wrote: Sun Apr 28, 2019 11:06 am
theyuusuf143 wrote: Sun Apr 28, 2019 10:53 am

The only thing sacadmuse Lacks is lunatics. You got to behave how every one is behaving against you. Show no Mercy and say what ever without any remorse. Hadaan jibriil abokor intaan Ramadan ta la gaadhin aysan hanjabad dhankooda u dirin dawlada oo aysan jawaab kulul ka bixin gardaradaa gadabuursi , maalinta danbena qaar kalaa saf idiin Soo gelaya. Gobolka gebiley isagaaba dulman ilaa hada baarlaman ku ma ansixin.

Dagaal u diyaar garoowa niyaw oo yaan laydin gaadi sidad hadhuudhka u aasataan hubkiinuna haydiin aasnaado. Dadkan reer somaliland iyo somaliduba yuhuud bay idiin arkaan, 24 hours idinkuun baa loo tashanaya . Kulli sidaas bay irsaaqada sacad muuse u xisaabinayan. Meeshi 10 qof oo idinka ah lagu arkaba fartaa lagu fiiqiya sidii dahab yaalo, yaa ilaahul caalam :lol:
Yusuf jajaban waxaagu waa hodhodho bay tidhi shimbirtii Oodweyne niyow marka reer ku jaadka iyo haafaynta kuu qaadan xaalkagu waa badhaaaaaaay iyo mahdigii ayaa ka soo daahirey qabiiley lol
ILLAAHAY baa xaal og riyo haday dub leeyahiin dabadoday ku qarin lahaayen


Adiga gadabuursi ga baaba kaa dhaw , waxad tahay kuwa ku if iyo aakhiraba seegay sacad muse, I bet subaxii intaanad cadayan, waxuun negative ah oo yaga ku saabsan baad baadh baadha , dhibaatadoda baad ku nefista. Horumar kooduna wuu ku dhibaa . Gebigaaga oo dhan baa diiqad kunool reeka dartood. Xaaladada adiga dhakhtar dibadeed xitaa waxba kama qaban karo .


Runtu ma fantaa, anigu runtaan toosh ku iftiimiyaa adigu waxaad tahay af wax cuney xishood
User avatar
Somalisquad
Posts: 57
Joined: Mon Apr 15, 2019 2:29 am

Re: Breaking news: Conflict in Wajaale (Border city of Ethiopia/Somaliland)

Post by Somalisquad »

PrinceNugaalHawd wrote: Sun Apr 28, 2019 8:20 am Gadabuursi ileen they live in Waajale, Gebiley and all those towns near Hargaysa.

Yeah wajaale is 70% samaroon but isaaq wanna take it like they are occupying gabiley, samaroons are waking up now wallahi
User avatar
DayrBare
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 449
Joined: Fri Oct 23, 2009 11:20 pm

Re: Breaking news: Conflict in Wajaale (Border city of Ethiopia/Somaliland)

Post by DayrBare »

Kuye, Wajaale is 70% gadabursi, where did you get that? Next time you want to lie in our faces, you might want to consider writing more reasonable percentage, like 5% or something like that.
Post Reply
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”